Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo qaramanaysa Maleeshiyaadka Beelaha
    Puntland

    Puntland oo qaramanaysa Maleeshiyaadka Beelaha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhamaan,waa la xareeyay oo la qaramayanaya Maleeshiyaadka ka barbar dirira Ciidamada difaaca Puntland.

    Dagaalkii Laascaanood,waxay Beeluhu keeneen Maleeshiyaad fara badan.

    Dagaalkan Calmiskaad Beeluhu,waxay keeneen Maleeshiyaad xoojin u ah Ciidanka.

    Maanta Dowlada Puntland,waxay Mushahaar heerarkiisu kala duwan yahay siisaa 21-kun oo Ciidan ah.

    Maleeshiyaadka intooda badan,waxaa la siiyaa Lacag dhan Bishii $90,halka Askariga rasmiga ee PL la siiyo $225 iyo Cunto.

    Aadbay muhiim utahay in laysa soo gaarsiiyo Ciidanka dhan walba haday noqon lahayd…..

    1.Tababarka.
    2.Mushahaarka.
    3.Waajibaadka.

    Tani,waxay soo afjaraysaa Maleeshiyo gadooday,kuwo si khaldan looga faa’idaysto,waxayna utahay Bulshada shaqo abuur oo xilligan shaqada kaliya ee la hubo 100% in laga helayo Mushahaar,Cunto iyo Caafimaad waa Askariga PL.

    Badhan in loo xusho,halka lagu tababarayo,waa muhiimad kale oo Magaalada soo galinaysa dhaqaale iyo mudnaan.

    Maleeshiyadii aan xaroon Maanta Beri laga yeeli maayo…..

    B.Mushahaar layma siin iyo Jid gooyo.
    T.Mushahaar layma siin ee wax isoo dir.

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.