Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:Mustaqbalka PL Gacmaha PL First,ayuu ku jiraa
    Puntland

    Faallo:Mustaqbalka PL Gacmaha PL First,ayuu ku jiraa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mustaqbalka Dadka iyo Dalka Puntland,wuxuu ku jira aragtida PL First.

    Dhalinyaro abaabulan,Caqli badan,Wadaniyiin ah,ka haysta fahan xaalka Somaliya iyo waxa laysku haysto,oo aragti leh.

    Yoolkoodu,waa Puntland oo isku tashata oo danteeda laga hormariyo wax walba.

    Dhalinyaradaas,waxay abaabuleen qaybo kala duwan oo waxtar u ah Puntland……

    1.Qayb horumarinta ah.
    2.Qayb wacyigelinta bulshada ah.
    3.Qayb jihaynta Mustaqbalka ah.

    Dadaal aad uxoog badan ayay wadaan dhalinyaradaas abaabulan oo hadana ubadan qurbajoogta.

    Mustaqbalka Puntland,waa ( PL First).

    Nabad iyo Nolol dhalainyaradii ay ku khaldi jireen Wadaniyada beenta ah ee ubadnaa reer PL Maanta,waa PL First.

    Dadaalkii wacyigelinta jiilka qurbaha ee reer PL,waa miradhalay,waana guulaystay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.