Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Muxuu ka dhignaa kulan Bulshiyeedkii Xamse qabtay?
    Somalia

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa kulan Bulshiyeedkii Xamse qabtay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wax saamayn ah maleh hadalkiisu,sababtoo ah wax Gacan ugu jiraa majiraan.

    Xalay kulanka uu qabtay,wuxuu daarnaa muujin caro ku socotay Mulkiilihiisa Xasan Shiikh.

    Labadii Todobaad ee udanbeeyay Xasan,wuxuu ka shaqaynayay sidii ula fariisan lahaa PL iyo JL.

    Kenya,waa diray.
    Imaaraad,waa ka codsaday.
    Itoobiya,waa ka dalbaday.

    Dhamaan isku dayadaas usuuroobi waaye,iskabadaa PL iyo Deni xataa,waxaa shuruudo adag hordhigay Mw Axmed Madoobe.

    Ujeedka Xasan,waa Laba Qodob oo kala ah…..

    B.In kulanka QM uu aado,isagoo la fariistay PL iyo JL.

    T.In ay PL iyo JL kala xaajoodaan wada dhisashada Dowlad Laba Sano ah oo dhamaystirta arimaha hortabinta leh ee uu ka gaabiyay.

    Koox Xasan xertiisa ah oo diidan sida uu wax urabo,ayaa Xamse soo kicisay oo dhaqdhaqaajinaysa.

    Xalay,waxaa waraysiyo bixin lahaa Xasan oo Doxa jooga,waxaase lagu carqaladeeyay kulankii sida dadban isaga loogu weeraray ee laga jawaabayay su’aalo Dad loosoo dhiibay oo ka dhan ah.

    Macnaha Xamse,waa….( Afar Sano oo aad isoo isticmaashay kadib PL iyo JL igu badalanmaysid).

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.