Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?
    Puntland

    Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Madaxweyne Deni Ee Nayrobi?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,wuxuu usafrayaa Kenya Maalinka Berri foog ah hadii rabi idmo.

    Socdaalka Mw,wuxuu daaran yahay Laba Qodob oo isku Qodob ah………

    1. La kulanka Beesha caalamka.
    2. Wada tashi Deni & Axmed

    Dhamaan kulamadan,waxay daaran yihiin ka tashiga masiirka iyo mustaqbalka Dalka,waxaana jira fariin xoogan oo ka timid Xasan Shiikh,taasoo ah……

    “Waxaan diyaar u ahay in aan tanaasulo oo aan si rasmi ah ula heshiiyo PL& JL”.

    Beesha caalamka,ayaa PL & JL arinkaas kala tashanaysa oo hordhigaysa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.