Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Heshiiskii Niyukleerka Ee Iran iyo quwadaha oo dhamaaday
    Somalia

    Heshiiskii Niyukleerka Ee Iran iyo quwadaha oo dhamaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Iiraan ayaa sheegtay hadda ka dib in aysna u xayirnayn xayiraadihii saarnaa barnaamijka Nukliyeerka, maadaama heshiiskii tobanka sano socday ee taariikhiga ahaa ee ay la gashay quwadaha caalamnka uu ku ekaa ama dhacay Sabtida.

    Wasaarada arrimaha dibadda Iiraan ayaa bayaan ka soo baxay lagu sheegay in xaddidaahihii la isla meel dhigay sanadkii 2015 aysan hadda shaqaynayn, inkasta oo Tehran ay weli si buuxda uga go’an tahay in xal diblomaasiyadeed la gaaro.

    Bishii Juun ayay burbureen wadahadalo dad badan oo u socday Iiraan iyo Maraykanka, ka dib weerarkii Israa’iil iyo Maraykanka ay ku qaadeen xarumaha Nukliyeerka Iiraan.

    Iiraan ayaa hakisay galitaanka kormeeraaasha xarumaha nukliyeerka, iyada oo ku dhawaaqday inay dib u bilaabayso bacraminta yuraanyoomta. Waxaana jawaab ahaan cunaqabatayno caalami ah dib loogu soo rogay Iiraan.

    Iiraan ayaa si joogta ah u beenisay inay doonayso samaysashada hubka nukliyeerka, uuna barnaamijkeedu yahay mid nabdeed oo ay u jeedkiisu yahay baahiyaha rayidka.

    Xigasho:-BBC.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.