Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray
    Puntland

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso : 19 October 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee xarunta Taliska qeybta Booliiska ee Gobolka Bari, halkaasi oo uu kusoo dhoweeyay Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliiska Gen. Muumin Cabdi Shire.

    Madaxweynaha,ayaa dhegaystay warbixinta dhismaha xaruntan oo hadda la dhameystiray, wuxuuna booqday qeybaha kala duwan ee ay ka koobantahay, Kormeerka waxaa kala qeybgalay Madaxweynaha Maamulka Gobolka Bari, Kan degmada Boosaaso , Taliska qeybta Booliska ee Gobolka Bari iyo masuuliyiin kale .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.