Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talooyin ku socda Dowlada Fadaralka Somaliya
    Puntland

    Talooyin ku socda Dowlada Fadaralka Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    DFS,waxay weerar ku tahay toos ah Dowlada Imaaraadka oo ay ka hesho taageero maaliyadeed oo ay ku maarayso Ciidankeeda.

    Hadaba,waxaa khasab ku ah DFS in ay banaanka soo dhigto…..

    1.In ay soo cadeyso….

      B.Dadka Colombian-ka ah Magacyadooda,Pass Numbers, Waqtiga entry iyo exit ee dalka Soomaaliya (maadaama wadanka ay e-visa ku soo galaan ajanabigu)

      2- In ay soo cadeyso diyaaradaha ay sheegtay in ay Sudan cadow ku yihiin…

      B.Cidda iska leh.
      T.Halka ay ka yimaadeen.
      J.Halka ay u dhoofeen.
      X. Waxa ay sideen.
      Kh.Xiliyada safaradaas.

      3 In ay Baarlamaanka horkeento heshiisyadii amni ee ay la gashay Wadamada kala ah….

        B.Turkey,.
        T. Itoobiya.
        J.Imaaraat.
        X.IWM

        4.Hadii arrintaas jirto,waxaa waajib ku ah in ay qirato dambigaas, maadaama ay sheegatay in Boosaaso ay ujoogaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

        Eedaynta Dowlada Imaaraadka,waxay kasoo baxday Laba masuul oo ka tirsan DFS oo kala ah….

        1. La taliye Madaxweyne Cali Wajiis.
        2. Wasiir Gaashaandhig Axmed Fiqi.

        Wax fudud mahan eedaynta Dal aad Sxb tihiin oo aadan cadayn uhayn.

        Follow on Google News Follow on Flipboard
        Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

        Related Posts

        Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

        June 9, 2026

        Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

        June 9, 2026

        Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

        June 9, 2026
        Latest Posts

        Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

        Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

        Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

        Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

        Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

        Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

        Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

        Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

        Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

        Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

        Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
        • Home
        • Puntland
        • Somalia
        • News in English
        © 2026 Idil News

        Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.