Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Howlgal culus oo ka dhan ah firxadka kooxda Daacish ayaa ka soconaya maanta Togga Baallade ee buuraleyda Cal-miskaad, kaas lagu beegsaday godadkii ugu dambeeyay ee kooxdu ku lahayd Togga.

    Sidda uu sheegay Taliska Howlgalka ciribtirka Argagixisada Puntland – howlgalka oo isugu jira mid cir iyo dhul ah, ayaa ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ku sifeynayaan haraadiga Daacish, kuwaas oo asbuucyadii u dambeeyay ay go’doonsheen ciidamadu.

    Howlgalka Hillaac ee ka dhanka ah Daacish ayaa hadda maraya gabagabo. Saraakiil katirsan ciidamada Puntland ayaana inoo xaqiijiyay in dhowaan kasoo afmeeri doono howlgalka oo hadda socda muddo 11 bilood ah.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.