Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Todobaadkii Labaad oo Banaanbaxyo waa weyn ka socdaan Iran
    Somalia

    Todobaadkii Labaad oo Banaanbaxyo waa weyn ka socdaan Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iran,waa la galay,waxaana Todobaadkii Labaad si xiriir ah uga socda banaanbaxyo.

    Dadka,waxaa ka dhamaaday dulqaadkii iyo adkaysigii,waxaana adkaatay Noloshii….

    Sicir bararku,waa 40%.
    Shidaalkii?
    Cuntadii?

    Dowladu,waxay hada ballanqaaday in Qof walba lasiin doono $ 7,taasoo aan xaalada jirta waxba ka badali karin.

    Hogaamiyihii sare,waxay wararku sheegayaan in uu aaday Ruushka si uu uwaydiisto taageero.

    Maraykanku,wuxuu uga digay maamulayaasha Iran in ay laayaan shacabka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    March 4, 2026

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    March 4, 2026

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    March 3, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dib U Eegista Dastuurka yaa awood uleh in ay fuliso?

    Puntland oo canbaaraysay Afduubka lagula kacay Lataliye ka tirsan Madaxtooyada PL

    Madaxweyne Trump oo si adag udhaleeceeyay Rw Uk

    Puntland:-War-murtiyeedka Shirkii Wadatashiga Puntland (02 March 2026

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka-Israa’iil iyo Iran?

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

    Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

    Madaxweynaha PL oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala PL

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.