Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.
    Somalia

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Arimaha dibada Shiinaha in uu Maanta yimaado Xamar,ayaa la qorshaynayay,waxaase jira caqabado amni oo sii xoogaystay.

    Shalay markii loo diyaar garoobay soo dhaweyntiisa oo ay soo dageen diyaaradihii siday ilaaladiisa oo ay Xamar dul timid diyaarad Shiinuhu leeyahay oo hawada ka saartay halmar Isgaarsiintii xataa Xerada Xalane,ayaa hadana la weeciyay Wasiirka oo uu ka degay Tansaaniya oo ahayd Dalkii Labaad ee uqorshaysnaa Somaliya kadib.

    Amarka weecinta Wasiirka,wuxuu ka yimid isla Shiinaha mana jirin,waxay kala socotay Villa Somaliya.

    Haatan oo Xamar ay ka dhaceen Afar Qarax oo cusub lama saadaalin karo in Wasiirku kasoo dago.

    Villa Somaliya,waxay aad ugu cadaadinaysaa Shiinaha in uu Wasiirku Maanta ama Berri yimaado Muqdisho.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.