Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?
    Puntland

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Villa Somaliya ma saari kartaa Imaaraadka?

    Xasan iyo kooxdiisu,waxay ka shireen sida looga saari karo Imaaraadka gudaha Somaliya,waxay sameeyeen qiimayn iyo xog ururin.

    Kadib,waxay la xiriireen Sacuudiga oo ay udireen xogtii ay ururiyeen oo ay ku jirtay sida ay ugu baahan yihiin Dal ubuuxin kara booska Imaaraadka haday saaraan.

    Sacuudigu,waa ka aamusay oo masoo siin jawaab cad iyo mid dadban toona.

    Villa Somaliya ma saari karto Imaaraad Afar sababood awgood….

    1.Kaliya,waxay xukuntaa Dekeda iyo garoonka Muqdisho.

    2.SL,PL iyo JL kuma raacayaan oo waa iska diidayaan amarka Villada kasoo baxa.

      3.Xasan oo ka hela dhaqaale joogta ah Imaaraadka,kaasoo ah Bille.

      4.Xasan oo og la dirirka Imaaraadka in ay ku tahay khalad siyaasadeed uu galayo,isla markaana uusan iska caabin karin loolanka uga imaan doona sidii ku dhacday Farmaajo.

      Isku soo duuboo Sacuudiga laftigiisu diyaar uma ahan in uu ku milmo siyaasada gudaha ee Somalida iyo in uu Imaaraadka aad ula sii loolamo.

      Warka sheegaya in DFS ku amartay Imaaraadka in uusan isticmaali karin garoomada Somaliya,waa war suuq aan raad lahayn.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      June 9, 2026

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      June 9, 2026

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      June 9, 2026
      Latest Posts

      Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

      Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

      Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

      Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

      Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

      Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

      Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

      Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

      Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

      Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.