Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo duqeyn xooggan ka fuliyay Baalade
    Puntland

    Maraykanka oo duqeyn xooggan ka fuliyay Baalade

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 13, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Ciidamada Maraykanka ee AFRICOM oo goor dhaweyd bayaan soo saaray ayaa shaaciyay in ay nawaaxiga Boosaaso ka fuliyeen duqeyn ka dhana kooxda IS1*S

    Warkan ka soo baxay AFRICOM ayay ku sheegeen in ay 11th bishan Jan. 2026 duqeyn cirka ah ka fuliyeen meel Boosaaso u jirta qiyaastii 27km, islamarkaana koonfur bari kaga beegan.

    Taliska AFRICOM ayaa tilmaamay in duqeyntaasi lagu beegsaday xubno ka tirsan IS*1S, balse ma sheegin khasaarihii kooxda gaaray.

    Waa duqeyntii 6aad ee AFRICOM ka fuliyaan nawaaxiga Boosaaso 11-kii cisho ee u horreeyay bishan Jannaayo, sida ku qoran warbixinaha ay soo saareen.

    Hoos akhri bayaanka AFRICOM.

    https://www.africom.mil/pressrelease/36173/us-forces-conduct-strike-targeting-isis-somalia
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.