Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Beesha caalamka oo wada dadaal lagu badbaadinayo Shirkii loo ballansanaa
    Puntland

    Beesha caalamka oo wada dadaal lagu badbaadinayo Shirkii loo ballansanaa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 1, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha Caalamka,ayaa wada dadaal ah in uusan Shirku burburin,waxay la hadleen PL & JL,waxay kaloo kulan la leeyihiin Xasan Shiikh.

    Sidaan xogta ku helay,wuxuu Xasan ku andacooday in Hub fara badan oo ay uwadaan Mucaaradka Muqdisho ku sugan ay soo qaadeen ilaalada Deni iyo Axmed.

    Halka PL iyo JL ay BC uxaqiijiyeen in uusan warkaas waxba ka jirin oo kaliya ay soo dirsadeen ilaalo amnigooda sugta.

    BC,waxay Xasan hordhigtay Laba qodob oo kala ah….

    1. In uu raaligelin buuxda ka bixiyo celintii ilaalada Labada Madaxweyne ee JL& PL.
    2. In uu bixiyo amar fasax ah.

    Hadii ay guulaysan waayaan dadaalada BC,waxay ubadan tahay in Shirka baaqdo Berri oo loo wareejiyo meel kale,lana cayimo wakhti kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.