Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale
    Puntland

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 7, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhaqaale xumo weyn,ayaa haysa kadib markii ay istaagtay Lacagtii Kabida ahayd ee Imaaraadka ka imaanaysay.

    Waxaa kusoo Fakaday Lacag dhan $300- kun oo maalinle ugu baxda amniga iyo Ciidamada kala duwan ee Xamar.

    Sidoo kale,waxaa kusoo baxay mushaaraadkii Ciidamada…..

    1.Danab oo Maraykan ka tagay.

    2.Ilaalada Madaxtooyada oo Imaaraadku ka jaray mushahaarkii.

    3.Ciidamada Booliska iyo Milleteriga.

    Sacuudigu,waa diideen in ay siiyaan wax dhaqaale ah.

    Sidoo kale Qatar oo uu hada ku dul wareegayo,waxay usheegtay in ay kaliya ka bixinayso kharashaadka diyaaradaha iyo adeegyo kale oo yar yar.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.