Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xog:-Maxaan kala soconaa hawlgalka shidaal qodista Turkiga Ee Somaliya?
    Screenshot
    Puntland

    Xog:-Maxaan kala soconaa hawlgalka shidaal qodista Turkiga Ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 15, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka,ayaa kala wareegay Turkida qodistii Shidaalka si rasmi ah oo markii horaba Turkidu,waxay hordhac u ahaayeen Maraykanka oo ay usii diyaarinayeen Aaga.

    Markabkan ma’ahan midkii Daloolin lahaa Ceelka ee waa kii xaqiijin lahaa Afka Ceelka oo aan la aqoon ilaa iyo hada jihada uu jiro.

    Markii Afka Ceelka la helo,ayuu Markabku dib ulaabanayaa,waxaana xigi doona midka Doloolin doona oo isna xaqiijin doona Shidaalka ku jira noociisa iyo in uu iibgeli karo,wuxuuna noqon doonaa Marakab Maraykanku leeyahay.

    Kadib,ayaa la bilaabi doonaa soo saarista shidaalka haduu noqdo mid iibgeli kara,waxaana soo saari doona Shirkad Maraykan ah.

    Hawlgalkan natiijadiisa rasmiga,waxay soo bixi doontaa ilaa 2040- ka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Deni iyo Axmed oo aqbalay ku Sheridan Villa Somaliya

    February 18, 2026

    Maxay tahay sababta shaqo joojinta loogu sameeyay Wasiirkii qorshaynta PL?

    February 15, 2026

    Faallo:-Itoobiya haday Bad hesho Gaajada iyo dib udhaca maka baxaysaa?

    February 15, 2026
    Latest Posts

    Deni iyo Axmed oo aqbalay ku Sheridan Villa Somaliya

    Maxay tahay sababta shaqo joojinta loogu sameeyay Wasiirkii qorshaynta PL?

    Faallo:-Itoobiya haday Bad hesho Gaajada iyo dib udhaca maka baxaysaa?

    Xog:-Maxaan kala soconaa hawlgalka shidaal qodista Turkiga Ee Somaliya?

    Xog:-Dowlada Puntland iyo waxqabadkeeda Gobolka Mudug

    Türkiye’s President Erdoğan to visit UAE,Ethiopia next week

    Wareegii Labaad Ee wada xaajoodka Iran iyo Maraykanka oo bilaabanaya

    Secretary of State Marco Rubio just gave one BEST speeches EVER in front of a European leaders.

    Rubio oo jeediyay khudbad gilgishay quluubta Reer Yurub

    Maxaa ka hirgalay qorshihii Puntland utagtay Xamar?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.