Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Wakaalada Biyaha Puntland oo dayac weyn ka jiro
    Puntland

    Faallo:-Wakaalada Biyaha Puntland oo dayac weyn ka jiro

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan daawaday maalin dhawayd xil wareejin ka dhacday Wakaalada Biyaha Hargaysa.

    Arimaha isoo jiitay,waxaa ka mid ahaa Qalabka la wareejiyay ee qiimaha lahaa oo Wakaaladaas ay haysato.

    Sidoo kale Shaybaar tayadiisu sarayso oo qaaliya,kaasoo ay ka faa’idaystaan Deegaamo ka baxsan SL.

    Markaan usoo laabto Wakaalada Biyaha PL halkee ayay xaaladeedu maraysaa?

    1.Waa Wakaalad leh dhaqaale oo guud ahaan PL Shirkadaha Biyaha,waxay ku leedahay 50% dhaqaalaha soo gala.

    2.Waxay taageero ka ceshaa Hay’adaha caalamiga ah.

    3.Waxaa Miisaaniyad ay ku leedahay Miisaaniyada guud ee PL.

    Maxaa la haray?

    1.Hogaan xumo oo waxay Gacanta ugashay Dad aan uqalmin maaraynteeda.

    2.Musuq baahsan.

    Tusaale?

    B.Sadex Wiish oo ay lahayd Wakaaladu,waxaa mid si gaar ah ugu shaqaysta Maareeyaha Adeerkiis.

    T. Komborasoor qiimihiisu gaarayo $1-Milyan,waxaa Maareeyuhu siiyay Nin la yiraahdo Ina Cabaade oo Madaxtooyada ka tirsan,kaasoo gaystay Beer uu leeyahay.

    J Dhaqaalihii loogu talagalay dayactirka Ceelasha,waxaa si gaar ah ugu tagrifalay Maareeyaha,iyadoo xiligan ay Abaar daran jirto,ayaa Ceelashii PL,waxay la fariisteen dayactir la’aan.

    X.Miisaaniyadii Wakaaladu ku lahayd Shirkadaha Biyaha,waa la lumiyay oo waxaa lagu soo koobay hanaf yar oo uu qaato Maareeyuhu Bishii.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muhiimada dhismaha Gudiga Tacliinta Sare Puntland

    April 19, 2026

    Gudiga Tacliinta Sare Ee Puntland oo la dhisay

    April 19, 2026

    Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada

    April 19, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Muhiimada dhismaha Gudiga Tacliinta Sare Puntland

    Gudiga Tacliinta Sare Ee Puntland oo la dhisay

    Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada

    Madaxweyne Deni oo isku shaandhayn balaaran ku sameeyay hogaaminta Booliska PL

    Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay Maxkamada Sare iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    In ka badan Boqol Xildhibaan iyo Seneter Oo soo saaray Baaq

    Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.