Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dagaal udhaxeeya Maraykanka iyo Iran oo qarka usaaran in uu bilowdo
    Puntland

    Dagaal udhaxeeya Maraykanka iyo Iran oo qarka usaaran in uu bilowdo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 27, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka iyo Israa’iil,ayaa la sadaalinayaa in ay bilaabaan dagaalka ka dhanka ah Iran 48-saac gudahood.

    Mareykanka,ayaa ugu baaqay muwaadiniintiisa inay ka baxaan Israa’iil iyo Iran.

    Sidoo kale Mareykanka,ayaa ugu baaqay muwaadiniintiisa in ay ugu danbayn maanta ay ka baxaan Israa’iil oo ay raacaan duulimaadyada ugu danbeeya.

    Shaqaalaha Safaarada Maraykanka,ayaa laga daad gureynayaa magaalada Baqdaad ee Dalka Ciraaq.

    Markabka USS Gerald R. Ford ee xambaara diyaaradaha,ayaa soo gaaray Xeebaha Israa’iil.

    Ciidamada Cirka ah ee Maraykanka,ayaa hadda taagan Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Ben Gurion,waxaa diyaar ku ah Agab Milleteri oo ay leeyihiin Ciidamada Cirka Maraykanka.

    Boqollaal Askari oo kaydka Ciidamada kaydka ah ee Israa’iil,ayaa loo yeeray si ay dagaalka qayb uga noqdaan oobsi gaar ah uga hawlgalaan Taliska Ciidamada Cirka.

    Waxaa kaloo Dadka reer Israa’iil loo furay Godadka ay uga gabadaan Gantaalada.

    Markabka USS Gerald R. Ford ee xambaara diyaaradaha,ayaa soo gaaray Xeebaha Israa’iil.

    Ciidamada Cirka ah ee Maraykanka iyo agabkooda,ayaa heegan ku ah Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Ben Gurion.

    Waxaa muuqata in Maraykanka iyo Israa’iil ay si buuxda ugu diyaar garoobeen dagaalka ay ku qaadayaan Iran.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Muhiimada dhismaha Gudiga Tacliinta Sare Puntland

    April 19, 2026

    Gudiga Tacliinta Sare Ee Puntland oo la dhisay

    April 19, 2026

    Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada

    April 19, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Muhiimada dhismaha Gudiga Tacliinta Sare Puntland

    Gudiga Tacliinta Sare Ee Puntland oo la dhisay

    Madaxweyne Deni oo isbadal ku sameeyay hogaanka Ciidanka Madaxtooyada

    Madaxweyne Deni oo isku shaandhayn balaaran ku sameeyay hogaaminta Booliska PL

    Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magacaabay Maxkamada Sare iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus.

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    In ka badan Boqol Xildhibaan iyo Seneter Oo soo saaray Baaq

    Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.