Majirin Hal Beel,Hal Deegaan iyo Hal siyaasi oo xiligaas ka hor yimid Dastuurka samayntiisii.
Hadalka ah..” Dastuurka Faroole”,waa mid ujeedo laga leeyahay oo koox gaar ah ay abaabusho.
Dastuurka,waxaa qoray oo dhamaystiray Mw Shariif,waxaana meel mariyay Kun Qof oo Somali kawada kooban,iyagoo ku meel mariyay Caasimada Xamar.
Waxaa wax ka saxiixay PL,Galmudug iyo Ahlusunna oo ahaa awoodihii markaa jiray,si gaar ah PL waxay ahayd Deegaankii martigeliyay ee xasiloonaa saxiixyadii Dastuurka.
Dastuurka saxda ah ee Somaliyed markii la diyaariyay,waxaa goob joog ka ahaa dhamaan BC.
Tuugaysiga aan sharciyada haysan ee Xasan Shiikh,waxaa markhaati ka ah oo kaliya kuwii la Tuugaystay.
