Trump,wuxuu ku dhow yahay waxa uu ka rabo Wadaadada Iran in uu ku gaaro cadaadiska Milleteri iyo kan diblomaasi.
Wadaadadu,waxay aqbaleen qodobo muhiim ah oo Maraykanku watay,iyagoo dhankooda ku badalanaya arimo muhiim u ah iyaga.
In lays fahmo,ayay dani ugu jirtaa Labada dhinac,waxaana Wadaadada uwanaagsan in ay la Sxbaan Maraykanka halkii ay cadow ka dhigan lahaayeen,waxayna helayaan…….
- In laga qaado cunaqabataynta oo loo fasaxo Lacagta faraha badan ee laga hayo.
- In ay Wadankooda dib udhistaan oo sida Turkiga noqdaan Dal ku tartama kobaca dhaqaalaha iyo ganacsiga.
- In caalamku ula macmiilo si caadiya.
Haday sii wadaan sharaysiga Maraykanka,waxay ku danbaynayaan burbur,sababtoo ah,waxay Wadamada caalamku ku dadaalaan in aysan Maraykan cadow iyo Sxb rasmi ah midna ka dhigan oo kaliya sharkiisa ay ka badbaadaan.
