Turkidu,waa Laba Wajiilaynayaan oo markay la kulmaan Safiirada kale,waxay usheegaan anagu ma taageerayno Xasan,isla markaana qayb kama nihin qorshihiisa.
Sidoo kale,waxay siyaasiyiinta Somalida usheegaan in aysan ku dhex milmayn siyaasada Somalida oo ay dhexdhexaad ka yihiin.
Sida muuqata Safiirka Turkiga sababta uu ugu tagay Xasan,waa umuujin garab sheegashadiisa mudo xileedka sharcidarada ah.
Warka kasoo baxay Safaarada ee Xasan in uu yahay Madaxweyne,wuxuu weerar qaawan ku yahay Dastuurka,Nidaamka iyo saraynta sharciga ee Ummadda Somaliyed.
Turkigu,waa khatar ku wajahan Somalida oo dano dhaqaale uburburinaya Qaranimadii soo kabanaysay ee Somaliyed.
