Si haybad leh,ayaa looga soo anba bixiyay Xamar Madaxweyne Deni.
Waa sawiro muujinaya in Mw Deni haysto taageerada haldoorka siyaasadeed ee Somalida.
Halka Xasan kaligii cidlo taagan yahay oo Dadna ka hayo Fiqi Dalna ka hayo Turki.
Mw Deni,wuxuu Xamar kala soo laabtay guul siyaasadeed oo la taaban karo…..
- Maqaam sare oo lagu qaabilay.
- Matalaad balaaran oo la siiyay.
- Hogaanka Mucaaradka Dalka.
- Ninka Geed fadhiga u ah hanaanka Xasan Villada looga saarayo.



