BC iyo GMS,waxay isku raaceen Sadex qodob oo kala ah…..
- Wadahadalada in lasii wado.
- Mucaaradku in ay keenaan qorshe doorasho oo ka duwan 2022.
- Amniga in la wada ilaaliyo.
BC,waxay dhankooda codsadeen Laba qodob oo kala ah….
- In aan wax amniga khatar gelin kara aysan ku dhaqaaqin GMS.
- In aan la bilaabin hanaan doorasho oo hal dhinac ah.
Hal qodob ayay ballan qaadeen in ay iyaga laga warsugo oo ay Xasan soo fariisinayaan.
