Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo sheegay in ‘Xassan Shiikh Burcad-badeed’ ku abuuray Xeebaha Puntland
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo sheegay in ‘Xassan Shiikh Burcad-badeed’ ku abuuray Xeebaha Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 15, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhamaaday ee Villa Somalia Xassan Shiikh Maxamuud in uu ka abuuray xeebaha Puntland kooxo burcad-badeed oo bilihii u dambeeyay afduub u geystay Maraakiib dhowr ah.

    Siciid Deni oo ka hadlayay furitaanka Kalfadhigga 58aad ee Baarlamaanka Puntland ayaa xusay in Xassan Shiikh uu abuurista Burcad-badeeda uga gol-leeyahay khalkhal gelin amni ee deegaanada Puntland.

    Si lamid ah, Madaxweyne Deni ayaa sheegay in deegaanada Puntland uu Xassan Shiikh ka qoray maleeshiyaad, si gaar ah magaalo xeebeedyada Eyl, Xaafuun, Bayla iyo Garacad, kuwaas oo qorshahoodu yahay in ay gacan siiyaan Burcad-badeed.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.