Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Somaliland “Israa’iil waa quwad weyn, mana jiri doonto cid nagu soo degdegta”
    Somalia

    Somaliland “Israa’iil waa quwad weyn, mana jiri doonto cid nagu soo degdegta”

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 3, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Somaliland ayaa sheegtay in helitaan Israa’iil iyo heshiisyada ay wada gaareen labada uu horseed u noqday in Somaliland hesho quwan weyn.

    Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi ayaa sheegay in uusan jiri doonin dal kusoo degdegi doona Somaliland.

    “Aqoonsiga Israa’iil waxa uu keenay in dalkan Somaliland uu helo quwad weyn oo uu ku tiirsan yahay, mana jiri doonto cid ama dalal kale oo inagu soo degdegi doona oo aynu la cawlaan doono. Markaa aqoonsiga Israa’iil waxyaabo badan ayuu ka caawinayaa Somaliland.” Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Khadar Xuseen Cabdi.

    Tan iyo markii Somaliland heshiiska la gaartay Israa’iil, uuna booqday Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro Tel Aviv, maamulka Xassan Shiikh ee waqtigiisu dhammaaday ayaa raadinayay xulufo kala shaqeysa khal-khal gelinta Amni ee Somaliland. Waxaana jiray isku dayo la doonayay in deegaano katirsan Somaliland laga abuuro kooxo hubeysan.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Aaska AUN Muuse Diibeeye

    August 3, 2026

    Akhriso: 7 Qodob oo ku duugan heshiiska Puntland iyo Mareykanka

    August 2, 2026

    Akhriso: Ciidanka Puntland oo Amar culus la dul-dhigtay, loona digay

    August 2, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay Aaska AUN Muuse Diibeeye

    Somaliland “Israa’iil waa quwad weyn, mana jiri doonto cid nagu soo degdegta”

    Akhriso: 7 Qodob oo ku duugan heshiiska Puntland iyo Mareykanka

    Akhriso: Ciidanka Puntland oo Amar culus la dul-dhigtay, loona digay

    Muxuu dhigayaa heshiiska Puntland iyo Mareykanku gaareen ?

    Madaxweyne Deni oo kulamo Amni ka bilaabay Boosaaso

    Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah galabta ku aaday Boosaaso

    Afar Arrimood oo Xassan Shiikh ku doonayay carqaladeynta Dabaal-degga Xuska 1da August

    In Response to the Statement on X on Galkacyo and Puntland by Former Somali PM, Mr Sharmake

    XOG: Saddex qodob oo xubnaha Sare ee Mareykanku hordhigeen Axmed Madoobe

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.