Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?
    Puntland

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 15, 2026Updated:October 15, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa maanta ka qabsoomay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug – Shirka Amniga ee gobolka Mudug, kaas oo ay ka qeybagaleen Wasiir kuxigeenka Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland, Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland iyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug.
    ‎
    ‎Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee amniga gobolka, xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha amniga iyo maamulka gobolka, iyo sidii loo sii adkeyn lahaa nabadgelyada iyo xasilloonida bulshada.
    ‎
    ‎Mas’uuliyiinta ka qaybgalay shirka ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay iskaashiga hay’adaha dowladda, feejignaanta ciidamada amniga iyo doorka bulshada ee ilaalinta nabadda iyo xasilloonida gobolka.
    ‎
    ‎Maamulka Gobolka Mudug ayaa sii wada dadaallada lagu xaqiijinayo amni waara, xasillooni iyo nabad ay ku wada noolaadaan bulshada ku dhaqan gobolka.

    ‎Shirka waxaa ka soo qaybgalay dhammaan xubnaha Guddiga Amniga Gobolka Mudug.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    October 15, 2026

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    October 14, 2026

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    October 13, 2026
    Latest Posts

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro

    Nin Dil iyo dhaawac ka geystay Suuqa Garoowe oo gacanta lagu dhigay

    SANAAG: Puntland oo go’aano Amni kasoo saartay Badhan, kaddib baaqii Suldaan Siciid

    Sagal Cabdi-Wali oo loo doortay Xildhibaan kamid ah Baarlamaanka UK

    Gollaha Wasiirada Puntland oo 3 arrimood ka wada-hadlay










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.