Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maamulka Gobolka Nugaal oo baneeyay dhul daaqsimeed la cabirtay (Daawo)
    Puntland

    Maamulka Gobolka Nugaal oo baneeyay dhul daaqsimeed la cabirtay (Daawo)

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe – Maamulka Gobolka Nugaal oo kashanaya laamaha amaanka ayaa howl-galo dhul banayn ah ka sameyay inta u dhaxaysa dooxada Buura-wadal iyo magaalada caasumada ah ee Garowe.

    Howl-gal oo looga hortagayo dad cabirtay dooxadani xoola daaqeenka ah, waxaa qayb- lixaad leh ka qaatay Gudoomiyaha Gobolka Nugal Cumar Cabdilaahi Farawayne iyo laamaha amaanka, iyadoona maamulku adeegsanayo gawaadhida Cagacagafta iyo Iskurogooyin.

    Cumar Farawayne Gudoomiyaha Gobolka Nugaal ayaa amar ku soo saaray inaan la degi Karin dooxadaasi, wuxuuna dad waynaha ugu baaqay in laga waantoobo dhulka laga cabinayo dhul daaqsimeedka Buura-Wadal iyo inta u dhaxaysa Garowe.

     Amarka lagu filanayo howl-galka dooxo banaynta ahay waxaa soo saray Madaxwaynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, iyadoona ay fuliyeen Maamulka Gobolka Nugaal oo ay wehliyaan laamaha amaanka.

        Halkan ka daawo howl-galka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.