Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Duqa Gaalkacyo “Bishaan aan ku jirno 4 dil iyo 5 kufsi ayaa dhacay Gaalkacyo” (Daawo)
    Puntland

    Duqa Gaalkacyo “Bishaan aan ku jirno 4 dil iyo 5 kufsi ayaa dhacay Gaalkacyo” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAALKACYO (IDIL NEWS)-Duqa Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Yaasiin Cabdisamad Cumar, ayaa Shaaca ka qaaday in bishan aynu ku guda jirno Gaba-gabadeedii ay Gaalkacyo ka dhaceen 4 Dil iyo 5 Kufsi ah.

    Guddoomiye Yaasiin Cabdisamad ayaa sheegay dhamaan Falalkaas Dadkii geystay ay gacanta kusoo dhigeen laamaha ammaanku, marka laga soot ago kan barista lagu hayo ee Gabadhii yareyd.

    Sidoo kale, Duqa Degmada Gaalkacyo ayaa sheegay in dil xalay ka dhacay magaalada, loona geystay Wiil yar ay ciidamadu gacanta kusoo dhigeen ninkii ka dambeeyay, waxaana uu sheegay in Maleeshiyo katirsan Beeshiisa ay soo weerareen Xabsiga, kalana baxeen.

    Ugu dambeyn, Duqa Degmada Gaalkacyo Yaasiin Cabdisamad, ayaa ugu baaqay Odayaasha dhaqanka inay ka waantoobaan garab istaaga Dadka Dambilayaasha ah.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/2390671627823238/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.