Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirka Duulista Hawada Puntland oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Boosaaso (Daawo)
    Puntland

    Wasiirka Duulista Hawada Puntland oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Boosaaso (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 27, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan oo soo gaaray Magaalada Boosaaso ayaa kormeer shaqo kutagay Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.

    Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan, ayaa Sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin, inay arkaan howlaha wanaagsan eek a socda Garoonka oo ah mid casri kana balaaran Garoomada Soomaaliya oo dhan, marka laga soot ago kan Muqdisho.

    Wasiir Ilyaas ayaa sheegay inay ahmiyad gaar ah siin doonaan Garoonka caalamiga ah ee Boosaaso, sidii uu u labo jibaari lahaa shaqada uu bulshada u qabto iyo in la sii xoojiyo Hanaankiisa amni.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/405761963532744/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.