Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Banaan-bax maalintii Labaad ka socda Magaalada Boosaaso (Daawo)
    Puntland

    Banaan-bax maalintii Labaad ka socda Magaalada Boosaaso (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 6, 2019Updated:March 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Banaan-bax looga soo hor-jeedo Go,aankii Dowladda Puntland ay ku xirtay Marsada iyo Suuqa kalluunka ee Dekedda Boosaaso, ayaa maalintii labaad ka socda Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Dowladda Puntland.

    banaan-baxayaasha oo saaka isigu yimid bartamaha Magaalada Boosaaso, ayaa xiray wadada halbowlaha ah ee Magaalada, iyagoona ku dhawaaqaya erayo ay ku muujinayaan sida ay uga soo hor jeedaan tilaabada Dowladdu ku xirtay Suuqa kalluunka ee Necfish.

    Sidoo kale, Banaanbaxayaasha oo isugu jira rag iyo dumar ayaa xasiigyo ama darmooyin ay ku fariistaan dhintay wadada laamiga ah, gaar ahaan Aargada gaaca.

    Dadka banaan-baxaya ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, in si deg deg ah wax uga qabto cabashadooda, maadama ay yihiin dad nolashooda ka raadsada Goobaha ay dowladdu xirtay eek u dhex yaalla Dekedda Boosaaso.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/100003100778639/videos/2034933446619995/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.