Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wadada Halbowlaha ah ee Degmada Burtinle oo dib loo dhisayo (Daawo)
    Puntland

    Wadada Halbowlaha ah ee Degmada Burtinle oo dib loo dhisayo (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 6, 2019Updated:March 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BUURTINLE (IDIL NEWS)-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadeyaynta Dowladda Puntland Maxamed Dhabancad, Dib u dhis lagu sameynayo Laamiga bartamaha degmada Burtinle ee gobalka Nugaal, taas oo dhismaheeda la bilaabayo.

    Dhismaha Wadada oo la dhisayo 3 KM iyo 600 oo Mitir, ayaa waxaa iska kaashanaya Dowladda hoose, Shacabka iyo Shirkadda Kebarco, Iyadoona ay taageereyso Dowladda Puntland.

    Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin inay isku tashtaan Shacabka iyo Maamulka Degmada Buurtinle, isagoona sheegay inay Dowladda Puntland garab taagan tahay, ayna sidoo kale si dhow ula soconayso tayada dhismaha Wadada.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/582108842256611/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.