Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kulan looga hadlayo La-dagalanka Argagixisada oo ka dhacay Boosaaso
    Somalia

    Kulan looga hadlayo La-dagalanka Argagixisada oo ka dhacay Boosaaso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 4, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa waxa uu kulan la qaatay saraakiil ka tirsan mid kamid ah hogaanka Ciidamada Dowlada Puntland ka Tageerta Ladagalanka argagixisada.
    Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo tababarada la siiyo Ciidanka Boolisla si ay ula dagalamaan kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish.

    Hennie Niemann oo kamid ah Sarakiisha Dowlada Puntland ee ka tageerta Ladagalanka argagixisada ayaa intaas kaib waxaa uu aqoon is weydaarsi siiyay sarakiisha Boolisa Gobalka Bari iyo Taliyaasha Rugaha iyadoo inta badan looga hadlay sida looga hortago dhibaato walba oo ay sameeyaan kooxaha argagixisada iyo siyaabaha looga hortagi karo.

    Hennie oo la hadlayay Ciidamadaan ayaa sheegay inay wadaan qorshayaal ay kula dagaalamayaan alshabaab, kuna taageerayaan howlgalka Puntland ee la dagaalanka kooxaha Nabaddiidka ah.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.