Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Abaaraha daran Ee Puntland ka jira oo laga shiray
    Puntland

    Abaaraha daran Ee Puntland ka jira oo laga shiray

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 22, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe : 22 November 2025: Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta Shir-guddoomiyey kulankii ugu horeeyay ee ay isugu yimaadeen Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland.

    Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa guddiga ka dhegaystay warbixin dhameystiran oo ku saabsan xaaladda Abaaraha iyo qorshaha wax looga qabanayo laguna caawinayo dadka ay abaartu saamaysay.

    Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa faray guddiga xog ururin sugan oo ay iska kaashadaan Dowladda iyo hay’adaha Caalamiga ah, isla markaana loo diyaar garoobo shirweynaha Hay’adaha iyo deeq bixiyaasha Caaalamiga ah oo qabsoomaya 08, December 2025.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.