Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ahlu-sunna: Dowladda Farmaajo Galmudug Al-Shabaab bay u soo wadaa mana aqbalayno
    Somalia

    Ahlu-sunna: Dowladda Farmaajo Galmudug Al-Shabaab bay u soo wadaa mana aqbalayno

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ay dowladda Federaalka ah ee Sooaaliya ay si qaldan u wado dhismaha Maaulka Galudug,isla markaana eedaha ugu badan ay uga imaanayaan qaabka loo soo xuley Xildhibaannada.

    Sheekh Shaakir oo la hadlayay BBC-da, ayaa in qaabka Xildhibaannada lagu soo xuley ay qeyb ka aheyd in Xildhibaannada laga ilaaliyo kuwa xiriir la leh Ahlu-sunna Wal-Jamaaca, taasina ay tahay in waxa kaliya ee Ahlu-sunna xiriirka kala dhaxeyn ay yihiin Al-Shabaab.

    β€œRuntii waad aragtaa eeda weli ka jirta sida loo soo xuley Xildhibaannada, dowlada ayaana mas’uul ka ah waliba xildhibaannadaas xur a ahan dowladda anaga ayeyna naga ilaalineysaa mana ka aqbaleyno in la keeno qof xiriir la leh Al-Shabaab ayuu yiri” Sheekh Shaakir.

    Ugu dambeyntii, Sheekh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in khilaafkii soo kala dhex-galay Ahlu-sunna iyo Madaxweyne Xaaf ay mas’uul a aheyd dowladda Federaalka, oo uu xusay inay Maamulo ay wadato dhiseyso.

    Doorashada Maamulka Galmudug ayaa waxaa xilligaan hareeyey khilaaf xoogan,waxaana hoggaanka Ahlusunna ay sheegeen inay dhisayaan Maamul Cusub halka isla Dhuusamareeb ay ka socdaan howlo lagu shisayo Galudug,sidoo kale Xaaf oo Gaalkacyo ka wado howlo doorashooyin ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.