Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ahlu-sunna: Qeyb kama nihin doorashada Boobka ah ee DFS ka wado Galmudug
    Somalia

    Ahlu-sunna: Qeyb kama nihin doorashada Boobka ah ee DFS ka wado Galmudug

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 21, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bayaan kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu Cadeeyay in aysan qeyb ka aheyn Doorashada boobka ah ee DFS ay dooneyso in maamul loogu dhigo Galmudug.

    Ahlusunna waxa ay caddeysay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay soo xushay Xildhibaanada Galmudug 69 ka mid ah,islamarkaana  loo diiday Odayaasha dhaqanka in ay soo xulaan.

    Waxa ay sheegeen Ahlusunna in aysan qeyb ka ahaan doonin dhismaha maamulka Galmudug ee hadda socda, waxaana ay ugu baaqeen dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshadda Shir looga hadlaayo dhismaha Galmudug.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.