Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Arday Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Shiinaha oo cabsi soo wajahday (WAREYSI)
    Somalia

    Arday Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Shiinaha oo cabsi soo wajahday (WAREYSI)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 26, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dalka Shiinaha waxaa si xowli ah u sii fidaya fayriska halista ah ee ka dillaacay dalka Shiinaha oo imika dalkaasi ay ugu dhinteen in kabadan 50 qof, halka ilaa 2000 oo kalena uu ku dhacay.

    Dowladda Shiinuhu ayaa maanta si kumeel gaar ah u mamnuucay kala iibsiga xayawaanka duurjoogga, si loo yareeyo faafista cudurka. Magaalada Wuhan ayaa wali ah halka ugu daran ee uu xanuunka sida ba’an u sameeyay.

    Magaaladaas waxaa ku nool arday Soomaali ah oo intooda badan ka barta kulliyadaha caafimaadka ee Jaamacadaha magaalada. Dr. Yahya Abdullahi Ali oo ka mid ah Soomaalida ku nool Wuhan ayaa wararki ugu danbeyay ee xaaladda magaalada uga warramay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    π€π‘π“πˆπ‚π‹π„| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.