Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa soo hadal qaaday dhanka mushaaraadka Ciidanka,waxana uu sheegay in Xildhibaanada miisaaniyada soo socota lacag fiican loo ansixiyo maadaama aysan ku filneyn Boqolka dollar ee hada loo anisixyay, Sidoo kale Boqore oo hadalkiisa sii wata sheegay in Boqolkaas aysanba qaadan askartu mudo dhawr bilood ah,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Author: Jibril Qoobey.
Sida Lawada Ogsoon Yahay Dalka Itoobiya wuxuu ahaa Dal dhanka amaanka aad uga sareeyay Marka La barbar dhigo Wadamada Qaarada Afrika,gaar ahaan kuwa ku hareeraysan ee Bariga Africa. Qowmiyadaha ku kala duwan afka,dhaqanka iyo diinta,ayaa Si Nabadgalyo Iyo Cabsi La’aan ah ugu wada Noolaa dalkaas. Sanadihii ugu danbeeyey waxaa lasoo darsay xaalad Amni dari ah siiba xiligii uu xilka qabtay Ra’iisal Wasaaraha haatan haye ee Abiy Ahmed oo la aaminsanaa markii loo doortay xilkaas in Wadanku noqonayo mid xasiloonaada. Hadaba Inuu Wadanku dego daaye xaalad tii hore kasii daran ayuu galay waxaa maanta lagu dilay agagaarka Addis Ababa…
BOOSAASO,(IDILNEWS)- Murashaxa Madaxweynaha Puntland ee 2019 Faarax Cali Shire ayaa maanta Daahfuray Ololihiisa Doorashada, wuxuuna si rasmi ah u iclaamiyay inuu u taaganyahay qabashada xilkaas Munaasabad ka dhacday xarunta Nasashada ee Rays oo ay kasoo qaybgaleen, Siyaasiyiin, Isimo, Culimaa’udiin, waxgarad, haween iyo Dhalinyaro ayaa murashaxu kaga hadlay waxqabadkiisa iyo Barnaamijkiisa siyaasadeed. Faarax Cali Shire ayaa shaaciyay inuu wax ka qaban doono arrimaha dhaqaalaha, amniga, siyaasadda, Garsoorka, Dhismaha ciidanka, hirgalinta nidaamka Dimuqraadiyadda, la dagaallanka Musuqa iyo hormarinta adeegyada asaasiga ah gaar ahaan; Caafimaadka iyo Waxbarashada. “Safaradda aan dalka dibadiisa ku tegey, xog-ogaalnimada iyo aqoonta aan u leeyahay Puntland dal iyo dibadba…
The Islamic Development Bank has suspended a multimillion-dollar project in Somalia due to accusations of corruption and mismanagement. Started in October 2016, the Dryland Development Project was being conducted in three rural villages to help pastoralists build resilience to drought, give them access to health and education services, and develop livestock and crops. The project was set to cost $5 million overall, and since February 2017, the Islamic Development Bank (IsDB) had transferred about $1.5 million to an account at Somalia’s central bank in three installments. But according to an IsDB audit of the project, a progress…
Muqdisho (IDILNEWS), Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen ugu yaraan 70 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabab. Warkan oo ay baahisay warbaahinta dowladda Ethiopia taageerta ee Fana ee fadhigeeduyahay Addis Ababa ayaa lagu sheegay in duqeyntan ay ciidamada Ethiopia u fuliyeen si ay u fashiliyaan weerar ay al-shabab qorsheynaysayinay ku qaadaan guutada ciidamada Ethiopia ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya, ee AMISOM. Warkan ayaa lagu sheegay in duqeynta sidoo kale lagu burburiyay laba gaari oo uu hub ugu rarnaa Al-shabab. Idaacadda Fana ayaa soo…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa gaaray Jeddah, si ay u saxiixaan heshiis nabadeed oo udhaxeeya labada dal. Boqorka Sacuudiga Boqor Salmaan Bin Abdulaziz ayaa martigaliyay shirka ay wadaagayaan Itoobiya iyo Eritrea , kaas oo Axadda ay ku saxiixi doonan heshiis nabadeed. Munaasabadda saxiixa heshiiska ayaa waxaa goobjoog ka noqon doona xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey,Antonio Gutters iyo Madaxa Midowga Afrika, Mousa Faki. Dowladda Somaliya,ayaa horay u sheegtay in ay kaalin muuqata ka qaadatay heshiiska dalalka Geeska Afrika,inkastoo Dowladda Sacuudiga ay ka reebtay casuumadihii ay ukala diraysay dowladaha geeska Africa Dowlada Soomaaliya.
https://youtu.be/w_zllgV46JM
The United States and the United Kingdom have issued security alerts for the Ethiopian capital Addis Ababa ahead of the return of a former rebel group, the Oromo Liberation Front, OLF. The U.K. alert was issued on Friday with hours to the event whiles in the case of the U.S. its alert was issued on Thursday in connection with flag protests in Addis Ababa. The scuffles between Oromo youth and city dwellers had as at Friday led to one death after federal forces clashed with protesters. The painting of public places in the OLFcolours has been condemned by police who maintain that…
Hambalyo ku socota dhamaan faracii reer islaan iyo reer Cismaan qurux. Anigoo ah Idil Hasan Cismaan Keenadiid waxaan halkan hambalyo aroos uga dirayaa walaalkay Cismaan Cabdi Hassan Warsame islaan iyo marwadiisa quruxda badan Iimaan Sanweyne Xuseen Cigaal Caymo oo arooskoodu ka dhacay caasimada labaad ee dalka Swedan. Anigoo ku hadlaaya magaca reer Islaan waxaa leeyahay guri barwaaqo iyo baraare farxad ku noolaada wiil iyo caano gabar iyo Mala… 😘❤❤❤❤
Wasiirka Qorshaynta dowladda Federaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan,ayaa si musuqmaasauq ah kula heshiiyey Xildhibaan inuu ka gato xubinimada golaha Shacabka. Xogtan oo aan ka helnay ilo lagu kalsoonaan karo,ayaa tilmaamaysa in Wasiir Jamaal Xildhibaan kasoo jeeda Beeshiisa Warsengeli gaar ahaan Dubays, laakiin aysan isku jifo hoose ahayn, waxa uu kula heshiiyey inuu uga gato kursiga ay jufadiisu usoo dooratay lacag cadadkeedu yahay 100000 $ doolar. Musuqmaasuqan, sifada sharci darada ah lagu kala gadanayo xubiinimada Golaha Shacabka, ayaa waxaa gadaal ka riixaya oo taageeraya Ra’iisul wasaarada xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo wasiiradiisa ku wargeliyey inay kursi Baaarlamaan raadsadaan,…
Mashuuraca dhismaha wadada waxaa Maalgeliye ka ah Midowga Yurub (EU), waxaana Wakiil u ahaa EU Hay’adda GIZ oo ay leedahay dawladda Jarmalku. Fuliyaha Mashruuca GIZ ayaa waxay heshiis la gashay PHA oo u dhexaysa hirkada dhisaysa iyo fuliyaha. Mashuucaan waxay EU du u qoondaysay lacag ah $6000 000, waxaana lacagtaas maamulaya fuliyaha, GIZ oo kaliya. Tartan furan oo loo galay ayey Shirkada ISXILQAAN oo laga leeyahay Puntland ku guulaysatay, waxaana si rasmi ah loo shaaciyey maarso 2017kii, waxaana si rasmi ah loo kala saxiixday 1 april, hoos ka daawo. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/aAZiT17Jkwc …
The U.S. Embassy is monitoring reports of protest and unrest throughout Addis Ababa, with police deployed in response. These incidents may continue through the weekend with little or no warning. Expect an increased police presence and be prepared for road closures. U.S. Government personnel are advised to avoid non-essential road movements in Addis Ababa on Saturday, September 15, 2018, especially on Bole and Meskel Square Roads, and to limit movement in Addis Ababa until the end of the weekend.
War ka soo baxay golaha iskaashiga dowladda gobolleedyada oo dhawaan ku dhawaaqay in ay xiriirka u jareen dowladda dhexe, ayaa sharuud ku xiray ka qeybgalka shirka uu ku baaqay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qorshuhu yahay in 17ka bishan leysugu yimaado. Warka ka soo baxay golaha Iskaashiga dowlad gobolleedyada ayaa lagu sheegay in ay ka qeybgali karaan shirkaa marka la hello oo kaliya cid kale oo saddexaad oo dhaxdhaaxdisa iyaga iyo dowladda iyo damaannad qaad buuxa oo siyaasadeed. Sidoo kale golaha iskaashiga ayaa dalbadaya in marka hore ay tahay in leyku afgarto ajandaha shirka iyo goobta lagu qabanayo sababo amniga…
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Michael Keating oo xilka uu kasii dhammaanayo ayaa sheegay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida. Wareysii uu VOA siiyey ayuu Keating ku sheegay in loo baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan Soomaalida, si waddanka faa’iidadiisa dhaqaale iyo khayraadkiisaba loo soo saaro. Keating ayaa sheegay inaysan ahayn wax sahlan horumar la sameeyo iyadoo Al-Shabab iyo kooxaha kale ee xagjirka ah ay isku dayayaan inay minja-xaabiyaan dadaallada, balse waxa uu ugu baaqay inay Soomaalidu isku tanaasulaan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka…
Maanta oo Jimco ah ayaa lagu waday in Maxkamad lasoo taago Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya, kaasoo loo heysto dacwado kala duwan. Xeer Ilaalinta Itoobiya ayaa maanta la siiyay muddo dheeraad ah oo ay ku soo baaraan dacwadaha loo haysto Cabdi Maxamuud Cumar. Xeerilaalinta ayaa horay u dalbaday 10-Beri oo maanta ku egeyd laakiin maanta ayay Markale ay Codsadeen in la siiyo Waqti dheeraad ah si ay si wanaagsan ugu baaraan Cabdi Maxamed Cumar. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hadda ku xiran xabsi ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana xusid mudan in…
UN Secretary-General Antonio Guterres has appointed Nicholas Haysom of South Africa as his special representative for Somalia and head of the UN peacekeeping mission in the country, Guterres’ press office said Wednesday. Haysom will succeed Michael Keating of Britain. Haysom, born in 1952, is a lawyer with a long international career with a focus on democratic governance, constitutional and electoral reforms, reconciliation and peace processes, said the press office. He is currently the secretary-general’s special envoy for Sudan and South Sudan, a position he has held since 2016. Prior to this, he served as the UN chief’s special representative for…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray maanta oo ay taariikhdu tahay 13 Septembar 2018 ku magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Xeer Madaxweyne Lr. 121 September 13, 2018, kuna saabsan magacaabid Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. Madaxweynaha Dowladda Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markay tixgeliyey: Aqoonteeda iyo khibradeeda shaqo Markuu la tashaday: Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Waxuu Xeeriyey: 1. Waxaa Saynab Ugaas Yaasiin loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland. 2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu -DHAMMAAD- XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA,…
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/xYZz57cxiO0
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tB9iaiU9kIQ
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guturres ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Nicholas Haysom in uu noqdo ergeyga gaar ah ee QM u qaabisan Soomaliya isaga oo badali doono ergeygii hore Michael Keating . Ergeygan cusub Nicholas Haysom ayaa u dhashay dalka Koonfur Africa waxaa la sheegay in uu yahay nin Qarreen ah oo ku taqasusay arrimaha dowlad wanaagga, Dastuurka, dib-u-heshiisiinta iyo dhismaha nabada, waana tan keentay ayaa la leeyahay in loo soo xusho in uu noqdo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya. Magacaabistan,ayaa kusoo beegmaysa iyadoo dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka iyo dowlada dhexe ee Somaliya uu khilaaf…
Mareykanka waa inuu xoojiyaa xiriirka kala dhaxeeya dowladda Ethiopia kadib isbeddelo waa weyn oo ka dhacay dalkaas ku yaalla Bariga Afrika, waxaa sidaas sheegay diblomaasi sare oo Mareykan ah. Tibor Nagy, oo ah kaaliyaha cusub ee xoghayaha arrimaha dibedda ee xafiiska arrimaha Afrika, ayaa u sheegay Congress-ka in Ethiopia ay ammaan ku mutaysatay isbeddelka taariikhiga ah oo ay samaysay. “Ra’iisul wasaare Abiy Amed wuxuu billaabay kacdoon isbeddel oo saamaynaya dhammaan bulshada Ethiopia” ayuu yiri Nagy, oo intaas ku daray “wuxuu u qalmaa in lagu ammaano inuu wax ka qabtay arrimo dowladihii hore ay wax ka qaban waayeen” Dhinaca kale Chris…
Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa maanta sheegay inay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir. Kullan uu guddoomiyey ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Galmudug, Xareed Cali Xareed, ayaa looga dhawaaqay in codeyn gacan taag aheyd ay 46 xildhibaan oo ka mid ah 147 xildhibaan oo codeeyey ay xilka ka qaadeen guddoomiyaha. Gudoomiye Gacal ayaa diiday xil ka qaadistaas oo uu ku tilmaamay mid aan sharciga loo marin.
Ka dib is baddelada gobolka ka dhacay, ayaa Eritrea si lama filaan ah waxay u noqotay waddan u furmay waddamada ku bahoobay urur goboleedka IGAD, marka laga reebo Jabuuti, oo aysan weli gaarin heshiis rasmi ah. Inkasta oo dib u dhac uu ku yimid, ku soo laabashada Eritrea ee xubinnimadeedii urur goboleedka IGAD ee la filayey in uu todobaadkan dhaco, sida uu qorshuhu ahaa, haddana waxaa hubaal ah inay wax weyn iska baddeleen sida gobolka looga arki jiray Eritrea. Haddaba qormadan waxaan ku eegeynaa, taariikhda is qab-qabsiga ee Eritrea iyo urur goboleedka IGAD, oo ay u muuqato in…
Xoogagga Mareykanka ayaa iyagoo taageero ka helay kuwa Soomaaliya 11-kii bishan duqeymo cirka ah ka fuliyay xaafadda Mubaarak, oo qiyaastii 37 mile dhanka galbeed kaga began magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa ahaa mid ka dhan ah Alshabaab. Dukheymahan ayay ciidamada isbahaysanaya fuliyeen, kaddib markii weerar lagu soo qaaday, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidammada Mareykanka ee Afrika. Taliska ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dhinteen labo qof, halka uu mid kalena ku dhaawacmay. Ma jiraan wax shacab ah oo kahsaaro uu ka soo gaaray weerarka sida war-saxaafadeedka lagu sheegay.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 13 September 2018 waxaa uu xadhiga kajaray xarunta Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda Puntland, xarunteeda cusub ee magaala madaxda Dowladda Puntaland ee Garoowe. Madxaweynaha Dowladda Puntland waxaa ku wehelinayey xadhig jarka, Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda Puntland Cabdirshiid Maxamed Xirsi, qaar kamida golaha xukuumada Dowladda Puntland, maamulka Degmada, kan Gobolka Nugaal iyo saraakiil katirsan madaxtooyada Dowladda Puntland. Xaruntan cusub ee Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Dowladda Puntland ayaa markii ugu horeysay laga hirgaliyey magaala madaxda Dowladda Puntland ee Garoowe, tan iyo…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 12 September furay Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda, Maamul Wanaagga iyo Horumarinta ka qayb galka Bulshada ee go’aamada dowladda Puntland. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiiro iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Masuuliyiin ka socotay hay’adaha aan dowliga ahayn, 6 degmo iyo 54 degaan oo kamida degmooyinka iyo degaanada Puntland, aqoon yahano, hay’addaha Wasaaradda Dastuurka kala shaqaynayey mashruuca, masuuliyiin ka socda ururada siyaasadda iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa bogaadiyey cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta barnaaminka Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda iyo…
Dhismaha Wadada Wadnaha u ah Magaalada Galkacyo,ayaa si rasmi ah ubilowday. Xaflada Daahfurka dhismahaas oo ay iska kaashanayan shacabka Gobolka iyo Xukuumada Puntland,ayaa lagu qabtay Hotel Uunlaaye. Hadaba Cabdirisaaq Baraag oo ka mid ah haldoorka hawsha wada,ayaan kasoox iganay warbixinta oo dhamaystiran. XAFLAD DAAHFUR” Tani waa Xafladdii Daahfurka Dhismaha/Dayactirka Jidka Wadnaha ah ee Gaalkacyo dhex mara kaas oo ay bulshadu isla garatay in ay dib u hagaagsato. Xafladdu waxa ay dhacday Sept. 09, waxa ayna ka dhacday Hotel Uunlaaye. Waxaa ka soo qaybgalay ganacsato, aqoonyahano, waxgarad kale, nabaddoono, siyaasiyiin iyo shacab caadi ah inta ba. Ujeeddadeedu waxa ay ahayd in…
Halkan ka daawo muuqaalka
Isbitaalka Guud ee Galkacyo oo dib u dhiskii marayo heer gabagaba ah.todobaadyo gudahoodna xariga laga jari doono. Isbitaalka oo si casri ah dib loogu dhisay waxaa hada loo diyaarinayaa in uu noqdo dhisme Hal dabakh ah,kaasoo ka kooban 15 qaybood oo qayb walbaa ay kasii kooban tahay 9-qol oo gudaha ku leh musqulahoodii.. Guud ahaan waxuu noqon doonaa Isbitaal ka kooban 84-Qol oo Musulahoodii wata qaybtan cusub ee lagu daray hada. Waa dhisme casri ah,waasic ah,qurux badan oo ka dhigi doona isbitaalka Galkacyo kan ugu weyn guud ahaan Isbitaalada Puntland iyo mid ka mid ah Isbitaalada ugu waa weyn guud…
Halkan ka daawo muuqaalka
Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa sheegaya in maanta xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ay mooshin ka gudbiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir. Xildhibaanada maanta kulanka yeeshay ayaa waxaa ay gaarayaan 140- Xildhibaan ,waxaana 89-xildhibaan oo ka mid ah ay u Codeeyeen in Mooshinka la qabto,iyadoona mooshinkaasi uu qabtay gudoomiye xigeenka koowaad ee Baarlamaaanka galmudug Xareed Cali Xareed. Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa waxaa lagu eedeeyay xil gudasho la”aan, taasina waxaa ay keentay in mooshin laga gudbiyo. Maalinta Berri ayaa lagu wadaa in la dhageysto Doodda Mooshinka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka…
Wadadan waxaa hada Daamurka la saarayaa 40-km oo ka mid ah,waxaana bixinaysa dhaqaalaha ku baxaya Dowlada Puntland,halka 40-km ee harayna wajiga labaad uu noqon doono,kaasoo dhawaan isna ku xigi doona,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/TayBFjahKsI
Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland uuna Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah amniga dalka, dhismaha wadada Jalam- Gaalkacyo iyo taageerida go’aankii golaha iskaashiga Dowladdaha xubinta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Xaaladda Amniga Dalka: Wasaaradda Amniga oo uga warbixisay Golaha Xukuumada Dowladda Puntland guud ahaan xaalada nabadgeliyo ee dalka ayaa sheegtay in amniga dalku sareeyo loona baahan yahay in si wadajir ah loo ilaashado nabada iyo horumarka, Sidoo kale Golaha Xukuumada Dowladda Puntland ayaa faray shacabku inay la shaqeeyaan laamaha amaanka ee u taagan difaaca dalka iyo naafeynta cadowga handadaya nabada iyo…
Warar laga helayo ehelada madaxweynihii hore ee Dowlad-deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegaya in ay la kulmeen “ayadoo Cabdi lagu jirdilayo xabsiga uu ku xiran yahay”. Xaaska, iyo hooyada dhashay Cabdi Maxamuud Cumar ayaa labaduba ka hadlay “inay arkeen” jirdilkaasi. Xaaska Cabdi Maxamuud Cumar, Sadiiqa Cabdi Ismaaciil, ayaa sheegtay in iyagoo cuno u geeyey ay arkeen askar garaacaysa Cabdi Maxamuud, kana soo tuurtay jaranjarada dhimsaha halkii uu ku xirnaa. “Qolkii uu deganaa ayaan ku aragnay labaatan nin oo bustayaashii uu ku jiifay intay u dhibeen ku yiri ka kac meesha, markaan weydiinay halka ay u wadaana…
SIDA KU XUSAN TAARIIKHDA SOOMAALIYA WAXAA JANUARY 1991 SOO IDLAADAY XUKUNKII KELIGII TALISKA AHAA EE SIYAAD BARRE,WAXAA GEBI AHAANBA BURBURAY HEYKALKII DOWLIGA AHAA OO AHAA HAL NIN IYO HAL MAGAALO (ONE MAN ONE CITY).. WAXAA BEESHA CAALAMKU QABATAY SHIRAR LOOGU GOL-LAHAA IN DOWLADNIMADII SOOMAALIYA DIB LOO SOO CELIYO,WAXAA SHIRARKAASI LAGU KALA QABTAY JABUUTI,ADDIS ABABA,QAAHIRA INTABA WAA LAGU GUULDARREYSTEY. WAXEY SHACABKA PUNTLAND GO´AANSADEEN INEY DHISTAAN MAAMUL U GAAR AH KOL HADDII LA WAAYEY DOWLAD DHEXE OO LA WADA LEEYAHAY OO LOO DHANYAHAY,BISHA AUGUST 1998 WAXAA SEESKA LOO DHIGAY PUNTLAND STATE OF SOMALIA.. WAXAA 15 MAY 2013 LA YAGLEELAY…
Shirkadda Isxilqaan ayaa maanta bilowday in ey Laami saarto qaybo ka mid ah Laamiga Gaalkacyo iyo Garoowe, xilli dhawaan hay’ada GIZ iyo dowlada Jarmalku ay shaaciyeen in ay joojiyeen mashruucii dhismaha wadadaas. Gudoomiyaha Isxilqaan, Nabad doon Khaliif Aw Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa yiri,“Jarmalku 10% wax ka yar bay bixiyeen, haddana loo dhutin mayo, jidkana waa la dhisayaa oo dad iyo dowlad buu leeyahay”. Dhismaha Wadadan oo markii horeba qorshuhu ahaa in dib loo dayactiro 80-km oo ka mid ah Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Garowe,ayaa waxaa hada ku biwloday saaridii laamiga 40-km oo ka mid ah 80-kaas. Talaabadan…
Wasiirka Qorsheynta Dawlad Gobaledka Jubbaland Mudane Aadan Aw Xirsi ayaa sheegay in aanay ka qeyb galeyn shirka Golaha Amniga Qaranka oo uu maalin ka hor ku baaqay Maxamed C/llaahi Farmaajo. Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay ayuu ku sheegay in aanay ka qeyb geli doonin shirka Golaha Amniga Qaranka ee lagu xayeysiiyay Barta Twitter-ka ee Villa Somalia. Dawlad Gobaledka Jubbaland ayaa soo saaray awaamiirtii u horeysay ee ku wajahan Wasiirada Dawlad Gobaledka jubbaland inay gebi ahaanba hakiyaan wada shaqeyntii u dhaxeysay hey’adaha dowladda Federaalka, taasoo ka dambeysay war murtiyeedkii shirka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada. War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska…
Gudiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho,ayay uga hadleen sababta ay ugu qeyb gali waayeen furitaanka kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka fadaraalka Soomaaliiya,waxaa ayna ku tilmaameen mid nasiibdaro ah iyo khalad ka yimid dhanka Gudoonka Golaha shacabka . Seneterada Aqalka-sare,ayaa ka carooday fariimo iska hor imaanayay oo loo soo diray,kuwaasoo qaarna ku wargalinayeen in uu furitaanka kalfadhiga 4aad ee labada Aqal ee baarlamaanka fadaraalka Somaliya. uu beri furmi doono,halka fariin kalena ay ku wargalinaysay in uu dib udhacay furitaankii kalfadhiga labada Aqal ee baarlamaanka. Fariinta loo diray Seneterada Aqalka sare ayaa uqornayd sidatan:-…
Jeneraal Cabdalla Cabdalla oo soo noqday taliye ku xigeenka NISA ayaa maanta waxaa garoonka Muqdisho muddo ku xayiray ciidamo ka tirsan Nabad sugidda Soomaaliya. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xanibaadan uu amray taliye xigeenka NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, balse arintan waxaa soo faragaliyay masuuliyiin ka tirsan dawladda taa oo keentay in akhirkii uu sii wato safarkiisa Jeneraal Cabdalla Cabdalla. Cabdalla Cabdalla ayaa dhawr maalmood ka hor wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Fadaraalka,waxaa looga xayuubiyay garaadihiisii ciidan, iyo kamid ahaanshihiisa hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Mas’uulkan muddo dhowr sano ah ayuu u shaqeynayay NISA.,waxaana lagu…
Booliska Faransiiska ayaa xiray nin la sheegay inuu magaalada Paris ku dhaawcay 7 qof oo ay ku jiraan laba ruux oo dalxiisayaal British ah. Weerarka ayaa Axadi ka dhacay meel u dhaw Shaleemo ku taalla daanta kannaalka dhaca waqooyibari ee magaalada Paris. Goob-joogayaal ayaa sheegay in ninka weerarka geystay uu watay toorreey iyo bir. Ninkan ayaa la rumeysanyahay inuu kasoo jeedo dalka Afghanstan. Warbaahinta Faransiiskana waxay ku warrantay in boolisku aysan aaminsaneyn in weerarkan uu yahay mid xiriir la leh argagixiso. Wakaaladda wararka AFP ayaa sheegtay in afar ka mid ah dadka dhaawaca ah ay ku jiraan xaalad khatar ah,hoos…
Tirada dadka ku dhintay qaraxii saaka ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa korodhay iyadoo la xaqiijiyey dhimashada 11 qof, halka 22 kalena ay ku dhaawacmeen, soda ay sheegeen mas’uuliyiinta amniga. Tirada dhimashada ayey goor hore oo saaka mas’uuliyiintu ku sheegeen 6 qof, taasi oo haatan korodhay. Qaraxan ayaa loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo qof ismiidaamiyey uu ku dhuftay dhismaha degmada Hodan. Goobjoogayaasha ayaa sheegay in burbur ballaadhan uu soo gaadhay dhismaha. Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxaasi. Waa markii labaad ee qaraxyo baabuur ismiidaamin ah lagu weeraro xarun degmo ka tirsan Muqdisho. 2-dii September ayaa qarax noocan…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay kalfadhigii afraad ee golaha shacabka, oo lagu qabtay dugsiga tababarka booliiska ee Janaraal Kaahiye ama School Polizo. Madaxweynaha Jamhuuriyada Dowlada Fadaraalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa ku dheeraaday guulo uu sheegay in dowladdiisa ay gaartay mudaddii ay shaqeyneysay,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ROKocxBs0GI
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, ayaa warbaahinta la hadlay, waxa uuna si gooniya u abaaray ammaanka Caasimadda Muqdisho. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in ammaanka Muqdisho uu faraha ka baxay, oo xilligan aanan la isku haleyn karin. Masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta xilalka haya ayuu waare ku booriyay in ay ammaankooda si gooniya uga taxadaraan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Xisbiyada ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan go’aankii ay ka qaateen wada-shaqeyntii dowladda ay la lahaayeen madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka ee ku shiray Kismaayo. Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen in ay ku raacsan yihiin Madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah Dowlada fadaraalka dareenka ay ka muujiyeen horumar la’aanta dhinaca amniga, siyaasadda iyo garsoorka ee uu dalku ku sugan yahay. Sidoo kale qoraalka ayaa lagu yiri” Waxaan caqli gal heyn in madaxweynuhu shir ku baaqo iyada oo aan wax garowshiyo ah dowladdu ka bixin tabashada Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada fadaraalka siina socdaan fara-galinta ay ku heyso…
Taliye kuxigeenkii hore ee Nabadsugida Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa dacwad ka dhan ah Agaasimaha NISA iyo kuxigeenkiisa u gudbiyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, isagoo eedeymo kala duwan dusha uga tuuray.. Warqadan oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa soo baxday saacado kaddib, markii Madaxweyne Farmaajo uu dhammaan darajooyinkii Ciidanimo ka xayuubiyay Cabdalla Cabdalla. Warqadan ayaa ku taariikheysneyd 2-dii bishan September, waxaana ka muuqata sumadda qabashada Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida. Cabdalla Cabdalla ayaa eedeymo kala duwan u soo jeediyay Agaasimaha Nabadsugida Xuseen Cismaan Xuseen iyo ku-xigeenkiisa Fahad Yaasiin.
Madaxweyne Gaas oo dib ugu soo laabtay Garowe kana hadlay shirkii Kismaayo iyo go’aamadii ad-adkaa ee kasoo baxay. Madaxweyne Gaas oo ah Gudoomiyaha golaha iskaashiga Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa shirkaas maalinkii shalay ahaa soo gunaanaday kana soo saaray Warmurtiyeed ay xiriirkii Dowlada dhexe iyo wada shaqayntii kala dhaxaysay ku hakiyeen,,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweyne Shariif Xasan oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta Kmg ah ee Maamulka Koonfur-galbeed,ayaa soo dhaweyn ka dib ka warbixiyay shirkii kismaayo ee ay Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka ay xiriirka ugu jareen Dowlada dhexe.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/zhrvUkWslx0
Wadada ugu muhiimsan ee isku xirta guud ahaan Magaalada Gaalkacyo waxaa ku bilowday dib udayactir ay aad baahi ugu qabtay. Wadada oo dharerkeedu gaarayo 8.5 Km ayaa waxaa iska kaashanaya dayactirkeeda Bulshada Gobolka qaybaheeda kala duwan iyo Dowlada Hoose. Dib u dayactirka wadadan waxaa ku baxaya dhaqaale gaaraya halkii Km Boqol iyo sideetan kun oo Dolar.(180.000 oo dolar),taasoo ka dhigaysa Wadarta Guud Hal Milyan iyo shan boqol iyo Sodon Kun oo Dolar (1530.000 oo dolar). Waxaa xusid gaar ah mudan in shirkada dhisaysa Wadadan muhiimka ah ee Magaalada Gaalkacyo iyaduna qiimo dhimis uga qayb qaadatay dib udayactirka…
War kasoo baxay Xaafiiska Madaxweynaha Somaliya,ayaa lagu shaaciyay in shir wadatashi ah loogu yeeray Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka Somaliya. Shirkaas,ayaa la sheegay in uu ka dhici doona magaalada Muqdisho 17ka ilaa 18ka Sebteembar, 2018 waxaana looga wada-tashan doonaa dardargelinta hawlaha muhiimka ah ee horyaalla Golaha Amniga Qaranka. Qodobbada looga hadli doono shirkaas ayaa lagu sheegay in ay kamid yihiin arrimaha amniga, dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah ee Al Shabaab iyo Daacish, hirgelinka siyaasadda loo dhanyahay iyo ka shaqeynta arrimaha horumarinta dhaqaalaha, si dalka loo gaarsiiyo isku filnaasho iyo horumar waara. Sidoo kale,…
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,ayaa waraysi uu bixiyay caawa ku sheegay in uu khilaafsan yahay shirka Kismaayo ee ay Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah dowlada Fadaraalku xiriirka ugu jareen Dowlada dhexe. ”Anigu shirkaas horaan uga hadlay waxaana u arkaa mid aan dani ugu jirin Umada Somaliyed,markii hore wa aloo han weynaa balse waxa kasoo baxay gabagabadii mahan wax la qaadan karo”ayuu yiri Camey.. Hadalkan ayaa ah mid waji gabax ku ah Madaxweyne Gaas oo ahaa masuulkii Puntland ku matalayay shirka,sidoo kale khilaafka madaxda sare ee Puntland ayaa ah mid ugub ah oo meel fool xun dhigaya nidaamka dowliga ah,hoos ka daawo muuqaalka…
Shalay waxaa si aan la shaacin uga soo degay caasimada Danmark ee Copenhagen Wasiirka Amniga ee Dowlada Federaalka, Somaliya La taliyihiisa dhanka socdaalka Mahad iyo mid ka mid ah Kalkaaliyaashiisa oo lagu magacaabo Kooshin. Waftiga Wasiirka amniga Somaliya Islow ,ayaa la dejiyey mid ka mid ah Hotelada qaaliga ah ee ku yaal bartamaha magaalada Copenhagen. Isla shalay oo aan gaaray Hotel-ka la dajiyay ayaysan ii suurtoobin in aan la kulmo si aan xog dheeriya uga helo ujeedka socdaalkooda. Balse ilo lagu kalsoonaan karo ayaa ii xaqiijiyay in ujeedada safarka Wasiirka ay tahay sidii 370 qof ee Soomaali…
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa haddiyado guddoonsiiyay Michel keating, waxa uuna uga mahadceliyay Shaqadii wanaagsanayd ee uu dawladda Soomaaliya la qabtay intii dalka ka shaqaynayay. Michael keating oo dhamaysatay xilli hawleedkiisii Soomaaliya ayaa waxaa bedelaya ergayga Cusub ee qaramada midoobay u soo magacaawday Soomaaliya kaas oo lagu Magaabo Nicholas Haysom,isla markaana u dhashay dalka Koonfur Afrika.hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Warmurtiyeedka kasoo baxay shirka Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Fadaraalka Soomaaliya aanu kusoo bixin si sahal ah, loogana tashtay qodob qodob iyo xaraf xaraf illaa iyo saacadihii ugu danbeeyey ee uu shirku socdey.. “Runtii waxay ahayd shan beri oo wada hadal adag ah, tashi adag ah, Warmurtiyeedku ma ahayn wax sahal kusoo baxay qodob qodob iyo xaraf xaraf ayaan illaa saacadihii u danbeeyey ka wada hadlayney waxaad garan kartaan dedaalka galay in uusan yarayn, ‘Warmurtiyeedka sida aan u dhignay waa aragtidii saxa ahayd ee aannu qabney, kana aragno…
Waxaa maanta oo sabti ah isbadal lagu sameeyay Maxkamadaha racfaanka ee gobalka Banaadir iyo tan gobalka ,kadib markii wareegto ka soo baxday Xafiiska gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed. Sidoo kale 14 degmo oo ka mid ah gobalka Banaadir ayaa waxaa loo magacaabay gudoomiyeyaal Maxkamadeed. Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi Gudoomiyaha Maxkamada racfaanka ee gobalka Banaadir ayaa waxaa uu u aqriyay wareegta ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha maxkamada Sare ee dalka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/OUpEN_13wo4
Xafiiska madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland,Cabdixakiin Xaaji Cumar(Camey) oo aan la xiriiray ayaa gebi ahaanba been-abuur iyo masa-bidasho ku tilmaamay warar laga faafiyay oo tibaaxay in uu ka soo horjeestay War-murtiyeedkii laga soo saaray shirka madaxda dowlad goboleedyada ee xiriirka loogu jaray Villa Soomaaliya. Xafiiska ayaa sheegay in codad hore oo madaxweyne ku xigeenka Puntland la isku jar-jaray dabadeedna lagu sheegay in uu ka soo horjeestay shirkii madasha iskaashiga dowlad goboleedyada. Sidoo kale xafiiska madaxweyne ku xigeenka ayaa ku hanjabay in ay sharciga la tiigsan doonan cid kasta oo lagu helo been-abuurkaas in ay ka dambaysay. Hadalkan…
”Waxaa isoo wacay Nin aan sxb-nahay oo aad ujecel in dowladnimo lahelo oo dowladu shaqayso, waxuu igu yiri dowladu haday dhalatay oo wali ma socod barane maa la sugo,,,ana waxaan ku iri waa run ilmo dhashay wax ma qaban karo balse ilmaha dhashay markuu 6-bilood jiro waxaa la garan karaa in uu caafimaad qabo oo maskaxdiisu ay caadi tahay iyo in kale”’ayuu yiri Madaxweyne Waare. Hadalka Madaxweyne ayaa ah fariin cad oo ku socota madaxda dowlada Xamar ee hada umuuqata in ay ku hafteen hogaamintii dalka iyo jihaynta siyaasada. Madaxweyne Waare hadalkan waxuu ka jeediyay Kismaayo maanta markii…
”Waxaan Social media ku arkay warqad lagu sheegay in ay kasoo baxday dowlada fadaraalka ,taasoo sheegaysa in nalaga codsaday hadaan nahay dowlada goboleedyada in ay xisaab celin soo samayno””ayuu yiri Madaxweyne Axmed Madoobe .. Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri”Waxay isku muujinayaan in ay wax nasiiyeen oo ana anagu wax khaldayno,hadaba anaguna waxaan leenahay waxaad nasiiseen baraha bulshada soo dhiga si cad oo shacabku uwada jeedo kadib anaguna xisaab celinteedii baraha bulshada ayaans oo dhiagynaa”. Madaxweyne Axmed Madoobe waxuu si cad iskaag beri yeelay in ay jirto wax dhaqaale ah oo la siiyay oo ay kasoo xisaab celiyaan hadii…
DFS oo go’doon siyaasadeed iyo mid qaynuuni ah madaxa la gashay kadib markii dawlad Goboleedyadu wadashaqayntii u jareen Warmurtiyeedkii ka soo baxay shirka uga socday Kismaayo Golaha Iskaashiga dawlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in wadashaqyntii ka dhaxaysaay dawlada Fadaraalka iyo dawlad goboleedyada la joojiyey, inta xal laga gaarayo khilaafka ka dhex jira. Madaxda golaha ayaa waxayna Soomaalida iyo Beesha Caalamka ugu baaqeen in khilaafka lasoo dhexgalo oo xal loo raadiyo, lana helo roadmap lagu dhamaystiro hawlaha qabyada ah. Golaha ayaa waxay ku baaqeen shirwayne qaran oo ka dhaca Garawe bisha soo socota. Nuxurka war-murtiyeedka ayaa ah inaysan hada…
Dowlada Jabuti waxay uga mahadcelisay sheegtayna in ay abaal ugu hayso heshiiska dhexmaray iyada iyo dalka Eretereya dowladaha itoobiya iyo Sacuuidga. Qoraal usoo dhigay bartiisa Twitter-ka Wasiirka arimaha dibada ee dowlada Jabuti Maxamuud Cali Yuusuf,ayuu ku sheegay ina y dowladaha Sacuudiga iyo Itoobiya ay door muhiim ah ka qaateen heshiiskaaas. Warka kasoo baxay Dowlada Jabuti waxuu wajigabax ku yahay Madaxweynaha dowlada xamar Farmaajo oo isku muujinayay in uu yahay shaqsiga ka danbeeyay heshiisinta labadaas dal. Xogo hoose oo la helayo ayaaba sheegaya in kulankii Ismaaciil Cumar Geelle iyo Farmaajo ee Jabuti uu kusoo dhamaaday fashil ,isla markaana dowlada Jabuti ay…