Author: Jibril Qoobey

Shacabka Reer Puntland ee kunool gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa si weyn ugu dabaaldegay guusha ciidamada difaaca Sool ay ka gaareen ciidamada maamulka Somaliland. Ciidamada difaaca Sool ayaa jimcihii gaarsiiyay Taliska Muuse Biixi jab xooggan, iyagoo ka qabsaday aagga Goojacade oo ay difaac uga jireen, kana duqeynayeen Laascaanood muddo 7 bilood ah, sidoo kalena tageen xuduudka Beelaha Dhulbahante iyo Isaaq. IDILNEWS

Read More

Hoggaamiyaha SSC, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Laascaanood ayaa ka warbixiyay jabka ciidamada maamulka Somaliland loogu geystay dagaalkii jimcihii ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood, kaas oo sababay in ciidamada difaaca Sool qabsadaan dhul baaxad ahaan gaaraya 85-KM ayna difaacyo ka sameystaan deegaanka Guumeys oo qiyaastii 20-KM u jira deegaanka Oog oo Talis weyn ku leeyihiin ciidamada Somaliland. Cabdulqaadir Firdhiye ayaa xusay in 260 maxbuus ay ka qabteen ciidamada maamulka Somaliland, kuwaas oo ay ku jiraan dambiilayaal dagaal, waxaana uu tilmaamay in Muuse Biixi uu hadda wado abaabul dagaal, masuuliyadda wixii ka dhasha weerar uu soo qaadana…

Read More

If there is a Somali government and a national leader who is in the interest of the nation, we want them to support the victory of Goja-ade of the SSC people. Tomorrow’s media speech, if Goja-Ade and El-Buur are not praised in the same way, everything is clear. Hassan will officially become the President of a special family and will lose the status of the National President or will he confirm that he has the responsibility he was sworn to. The other heads of the state governments will also appear to be innocent men who are interested in Hassan’s personal…

Read More

I am very sorry for the loss of the Somali Army that was destroyed. The commander and his two lieutenants of the Gor-Gor Army were wounded. A select army, the terrorists killed and took lives of a number of soldiers. 18-Beebe, was captured by terrorists. They cut off the reinforcements of the army, destroying the defenses of Al-Bur. This confirms that Hassan Sheikh’s plan to fight terrorism has failed. El-Bur is a deserted and isolated city, and the soldiers are gone, and terrorists can hunt them every hour. There is no terrorist war that I am looking for support from…

Read More

Garowe, A plane carrying the Speaker of the Puntland Parliament and other citizens failed to land at the Garowe Gen. Mohammed Abshir Airport. She went back and forth three times, but was unable to set foot on the field. The plane suffered a malfunction, which caused it to not land, but fortunately, it landed at the Jomo Kenyatta Airport in Nairobi and returned. The speeker is currently in Nairobi and has canceled his trip to Garowe today. IDILNEWS.

Read More

In the last war of 93 Galkayo, the remaining tanks in the Central and South of the country were put under control by Harti communities. In the north, the tanks in Goja-ade, 2023, were put in their hand. Today, there are 20 working tanks in the Republic, and they are owned by the Harti community. 35% of Somalia’s land and people are community property, and that power has been preserved. Geographically, the plan to divide the Harti Land has been closed. As a people, the right to be divided among the majority of authorities is denied. The leader of the…

Read More

At least 13 people have died, including seven children, after a stampede at a stadium in Madagascar’s capital, Antananarivo, according to the Red Cross and a member of parliament. that environment. The member of parliament named Hanitra Razafimanantsoa told a radio station in the country that the number of injured people is up to 107 people. The Red Cross said that the death toll included seven children, but the information on the damage at the site has not yet been completed. The Prime Minister of Madagascar, Christian Ntsay, initially said that the death toll was 12 and 80 injured. The…

Read More

Hargaysa, The president of Somaliland administration, Muse Bihi Abdi, admitted the defeat of his administration’s forces in the war that took place on the outskirts of Lasanood yesterday, which was removed from important areas, including the main base of Gojacade, as well as the Sool defense forces reached the border of Isaq and Dhulbahante clans. (Guumays). In a press conference held in Hargeisa, Muse Bihi said that the defeat of the Somaliland government forces in the war on Friday was a disappointment, calling on his people not to be discouraged. IDILNEWS.

Read More

Dagaalkii udanbeeyay ee 93-dii Galkacyo,ayaa Taangiyadii ku harsanaa Bartamaha iyo Koonfurta Dalka Gacanta lagu dhigay. Waqooyi Taangiyadii yaalayna Gooja-cade,ayaa 2023 Gacanta lagu dhigay. Jamhuuriyada gudaheeda Maanta,waxaa yaala 20-Taangi wax shaqaynaya,iyaguna Gacanta Beesha Harti ayay ku jiraan. 35% Somaliya Dhul iyo Dad,waa Beesha Harti,waana la ilaaliyay awoodaas isku xiran. Juquraafi ahaan,waxaa lasoo xiray qorshihii kala qaybinta Dhulka Beesha Harti. Dad ahaan Harti in ay noqdaan kuwo ukala qaybsama Maamulo lagaga tiro badan yahayna,waa la diiday. Hormuudka Beesha Hawiye ee Siyaasadu,waxay weli aqbali la’a yihiin awoodaas,waxayna 2023 qayb ka noqdeen hoos udhigis qorshaysan oo la abaabulay. Hormuudka Siyaasada Beesha Isaaq oo Dhul…

Read More

Ugu yaraan 13 qof ayaa dhintay, oo ay ku jiraan toddoba caruur ahi, ka dib markii ay dad badani isku jiidheen ama isku buurteen, garoon ku yaalla caasimadda dalka Madagascar ee Antananarivo, sida ay sheegtay hay’adda Laanqayrta Cas iyo weliba xubin ka tirsan baarlamaanka deegaankaas. Xildhibaanka oo lagu magcaabo Hanitra Razafimanantsoa ayaa u sheegay idaacad laga dhegaysto gudaha dalkaas, in tirada dadka dhaawacmay ay gaadhayaan illaa 107 qof. Hay’adda laanqayrta cas ayaa sheegtay in tirada dhimashada ay ku jiraan toddoba caruur ahi, hase ahaatee aan weli la dhamaystirin xogta khasaaraha goobta. Ra’iisal wasaaraha Madagascar Christian Ntsay ayaa hordhac ahaan u…

Read More

Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qirtay jabkii ciidamada maamulkiisa kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay duleedka Laascaanood, kaas oo looga saaray aagag muhiim ah oo uu kamid yahay saldhigii weynaa ee Goojacade, sidoo kalena ciidamada difaaca Sool ku gaareen xadka beelaha Isaaq iyo Dhulbahante (Guumeys). Shir jaraa’id oo ku qabtay Hargeysa, ayuu Muuse Biixi ku sheegay in filan waa ay ku noqotay jabka ciidamada maamulka Somaliland kasoo gaaray dagaalkii jimcihii, isagoo ugu baaqay shacabkiisa in aysan niyad jabin. https://youtu.be/IDLK3YA1egQ?si=rnixZrYS7W-AEX7K IDILNEWS

Read More

The meeting of the National Consultative Council is scheduled to open in the capital of Galmudug regional administration in Dhusamareb, which is between the President of SFG, the Prime Minister of SFG, the heads of 4 regional administrations and the governor of Banadir region. The agenda of the meeting was said to be about security and speeding up operations to eliminate Al-Shabaab militias in the country. Idilnews has learned that the main agenda of the meeting is to discuss the implementation of the extension period of the SFG leaders and those of the regional governments of South West, Galmudug, Hirshabeelle…

Read More

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu ka furmo caasimadda maamul gobaleedka Galmudug ee Dhuusamareeb, kaas oo u dhexeeya Madaxweynaha DFS, Ra’iisul Wasaaraha XFS, madaxda 4 maamul gobaleed iyo guddoomiyaha gobalka Banaadir. Ajandaha shirka ayaa lagu sheegay amniga iyo dardar-galinta hawlgallada dalka looga ciribtirayo maleeshiyada Al-shabaab. Idilnews, ayaa ogaatay in ajandaha shirka uu ugu weyn yahay ka tashiga socod siinta meelmarinta muddo kororsiga madaxda DFS iyo kuwa dawlad gobaleedyada Koonfur Galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland ay ku sameyateen shirkii hore. Madaxweynaha Dawladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shirka ka maqnaan doona markii afaraad, taas oo micna tiraysa kulanka…

Read More

Calculations of war connection? 1.80 km of land has been cleared, and the Army has closed a 16-km area near Oog. 2.120-Prisoners were captured, including the commander of the army. 3. 100 vehicles, including 4 tanks and 8 trucks and 25 including Suu and 37, were confiscated. 4. The seized weapons include an American one, and in the Horn of Africa, American weapons are held by Djibouti. 5. The country’s geopolitics has changed, and what was called Somalia and Somaliland has come to an end. The Harti tribes have achieved a historic victory and have shown their republican power within…

Read More

A press release from the Somaliland administration said that the Somaliland forces, which were defeated in the war that took place this morning in the Sool region, withdrew from the region due to a military strategy. “There are soldiers who have disappeared from the roads that were intended to come out and have not yet reached the places were intended. The National Army is in the midst of reorganization and serious preparation to prevent the enemy.” IDILNEWS.

Read More

The Ministry of Defense of Somaliland admitted that their army had withdrawn from the meetings they had in Sool. With the emergence of their army, they explained it as a war strategy. In the battle, they explained that some of their troops had lost their way from the roads they were ordered to go out. It is a low performance as a broken face and also is a disgrace to the name of the Ministry of Defense. IDILNEWS.

Read More

Muse Bihi, the son of Kaahin and Nuh Tani, who are organizing with some army support came to Oog, to gather their army and defend the Habarjeclo territories from the Sool Defense Forces who are currently in Gumays. There are about 55 military vehicles of the Somaliland forces that have been scattered in the Dhoodiga areas. Those are still missing. Somaliland forces, when the heavy fire becomes hot and hotter, then every soldier fled in the car has gone away and faces to the his front Dhoodiga. IDILNEWS.

Read More

War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidamada Somaliland ee lagu jabiyay dagaalkii saaka ka dhacay gobalka Sool, ay gobalkaas uga soo baxeen istiraatiijay ciidan awgeed. “Waxa jira ciidamo ka lumay wadooyinkii loogu talo galay inay soo baxaan oo weli aan soo gaadhin goobihii loogu talo galay. Ciidanka Qaranku waxa ku jiraa dib-isku-habayn iyo diyaargarow culus oo cawowga lagaga hortagayo”. IDILNEWS

Read More

Laascaanood, Reports from the city of Lasanod state that the SSC-KHAATUMO defense forces of the Sool region captured Gen. Faisal Ali Bootaan, who is the Commander of Somaliland administration forces in the Sool area. Gen. Faisal Bootaan was one of the officers who used to appear on the battle lines in the outskirts of Lasanood and to claim the brutal actions of Somaliland in the city. IDILNEWS.

Read More

Laascaanood, This attack has been planned for the last 6 months, and it was coordinated by the Special Forces and including tha last two tanks. At 3:00 a.m., at night, a 500-special soldier force was deployed between the Goja-Ade defenses. The army that broke the back of the SNM militia, they are the ones who suffered the most losses, and they consisted of among all Harti communities. The losses suffered by the SNM in terms of Arms, Deaths, Wounded and Prisoners as far as confirmed, are….. Official death and injury figures are not yet available beyond unconfirmed reports. The confirmed…

Read More

Laascaanood, The Sool Defense Forces have taken over many parts of the Somaliland Administration Forces Command in Goojacade, a major base where the militias have been fighting for 7 months. Photos and videos broadcasted show that the Sool army has entered the base, the news says that the war is now going on in the remote parts of the Gojacade Command. IDILNEWS.

Read More

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ciidamada difaaca gobalka Sool ay gacanta dhigeen Gen. Faysal Cali Bootaan oo ah Taliyaha Howlgelinta ciidamada maamulka Somaliland ee Aagga Sool. Gen. Faysal Bootaan ayaa kamid ahaa saraakiisha sida weyn uga soo muuqan jiray jiidaha dagaalka ee duleedka Laascaanood, iyo sheegashada ficiladii arxan-darada ah ee Somaliland ka geysan jiray magaalada. IDILNEWS

Read More

Laascaanood, Heavy fighting is still going on outside the town of Lascaanood, which is between the Somaliland administration forces and the Sool defense forces. According to the pictures and videos published on social media, it shows that a major breakthrough was made in the war that started early this morning. The local forces captured a tank, a Beebe car, two Abdibile cars and prisoners. The Sool defense forces also took over the Maraaga area, which is a major stronghold of the Somaliland forces. The ongoing war has resulted in casualties. IDILNEWS.

Read More

Ciidamada difaaca Sool ayaa la wareegay qeybo badan oo kamid ah Taliska ciidamada maamulka Somaliland ee Goojacade, oo ah saldhig weyn oo maleeshiyaadku ka dagaalamayeen muddo 7 bilood ah. Sawirro iyo muuqaallo la baahiyay ayaa muujinaya in ciidanka Sool ay gudaha u galeen saldhigga, wararka ayaa sheegaya in dagaalku hada uu ka soconayo qeybo durugsan oo kamid ah Taliska Goojacade. IDILNEWS

Read More

In an effort to mediate between him and Deni, Ahmed went to the Speaker of the Puntland Parliament. In Nairobi, Ahmed Madoobe met with Puntland Parliament Speeker A. Jibril, as confirmed by Jubaland Presidency officials. It is not clear that he accepted A. Jibril’s delegation with Ahmed Madoobe. These days, Ahmed Madoobe has been working hard to find an agreement between Puntland President Said Deni. Jibril Qoobey.

Read More

Ahmed Fiqi reasonably, he spoke at to days’s meeting and said…. 1. That, this meeting is not a political one, and he is not a representative of the government. He is an elder of the Sa’ad community who is responsible for working in the security of the region. 2. He does not agree with the news from Hamar Auditor against Garacad Port. 3. He should put effort into finding the Garacad-Goldogob Road Construction Project. 4. That Sa’ad community is committed to, maintaining stability and harmony in Mudug. Islaan Basheer and the others told Fiqi… 1. That, he is their civil…

Read More

Dagaal culus ayaa weli ka soconaya duleedka magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeya ciidamada maamulka Somaliland iyo ciidanka difaaca Sool. Sida ay muujiyaan sawirro iyo muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada, ayaa muujinayaa in jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaalka oo bilowday aroornimadii hore ee saaka. Ciidamada deegaanka ayaa qabsaday gaadiid dagaal oo isugu jira Taangi, gaari Beebe ah, labo gaari oo Cabdi bile ah iyo maxaabiis. Ciidanka difaaca Sool ayaa sidoo kale la wareegay aaga Maraaga oo ah fariisin weyn oo ay joogeen ciidamada Somaliland. Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa dagaalka socda ka dhashay. IDILNEWS

Read More

The Somali nation shares the mistakes, mistakes, mistakes and betrayals of Md. Ahmed Gutale (Auditor General) committed during his time at the National Audit Office. 1. That the auditor ordered the amendment of the National Audit General Office Bill approved by the two Houses of the 10th Parliament as the amendment was not based on legal and administrative standards and the rewritten bill was tailored for political and personal interests far from the interests of the nation. 2. That the auditor qualified to change the results of National Audit General Office investigations, especially the opinion of the financial audit report (opinion…

Read More

Waxa Ummadda Soomaaliyeed la wadaagayaa gafafka, hagardaamooyinka, khaladaadka iyo qiyaanooyinka Qaran ee Md. Ahmed Guutaale (Hantidhawraha Guud) uu ku kacay intii uu joogay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka. 1. In Hantidhawruhu amray wax ka bedelka Hidise-sharciyeedka XHGQ ee ay ansixiyeen Labada Gole ee Baarlamaankii 10aad iyadoo wax kabedelka aan lagu saleyn halbeeg sharci iyo mid maamul Hidise-sharciyeedka dib laga qorayna lagu jaangooyay dano siyaasadeed iyo mid shaqsiyadeed oo ka fog danaha Qaranka. 2. In Hantidhawruhu ku sifoobay wax ka bedelka natiijada baaritaannada XHGQ gaar ahaan aragtida baarista warbixinta maaliyadeed (opinion of the financial audit report) oo khalaad culus ku jireen…

Read More

Ethiopia has been approved to join the BRICS alliance, which is an economic organization that includes countries including Russia, China and India. Leaders of the BRICS alliance meeting in South Africa have decided to join the Union of Ethiopia. Also, the countries of Iran, Saudi Arabia, the United Arab Emirates, Egypt, and Argentina have become official members of the new alliance. The Prime Minister of Ethiopia, Abiy Ahmed Ali, welcomed the acceptance of BRICS, noting that his country is ready to become an active member of the new coalition that wants to have a large impact in Africa. IDILNEWS.

Read More

Garowe, Puntland, Acting President of the Puntland Government and the Vice President of the Government, Mr. Ahmed Ilmi Osman Karaash, today chaired the meeting of the Council of Ministers, which this week discussed public security, the events of the week, the sitting of local councils in Puntland districts and amendments to the media law. The Council of Ministers approved by a majority vote the amendments to the Puntland Media Act, which included chapters on Social Media, Awareness and Advertising and the amendments made to the Media Act will be forwarded to the House of Representatives of the Puntland Government. IDILNEWS.

Read More

The Auditor General of the Federal Government of Somalia, based in Hamar, on Wednesday released a statement that surprised many people, which related that Federal Government owes 20 million dollars to the Port of Garacad, which was paid for two military camps in Galkayo. Idilnews has received official information that clarifies the reason behind the statement made by Gutale, who was one of the journalists working in Southern Somalia, but was handed over to the Auditor’s Office after the arrival of Hassan Sheikh in Villa Somalia. President Hassan Sheikh Mohamud is said to have delivered this statement to Gutale, being…

Read More

Itoobiya ayaa loo ogalaaday ku biirista isbaheysiga BRICS, oo ah urur dhaqaale oo ay ku midoobeen dalal ay kamid yihiin Ruushka, Shiinaha iyo Hindiya. Madaxda isbaheysiga BRICS oo shir ku leh dalka Koonfur Africa ayaa meemariyay ku biirista Ururka ee dalka Itoobiya. Sidoo kale, wadamada Iran, Sacuudi Carabiya, Imaaraatka Carabta, Masar, Argentina ayaa xubno rasmi ah ka noqday isbaheysiga dhowaan dhiska ah. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Ali ayaa soo dhaweeyay aqbalaada BRICS, isagoo xusay in dalkiisu u diyaarsan yahay noqoshada xubin firfircoon oo kamid ah isbaheysiga cusub oo doonaya saamey ballaaran in uu ku yeesho Africa. IDILNEWS

Read More

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amniga guud, dhacdooyinka todobaadka, fariisinta Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Puntland iyo wax ka bedelka xeerka Warbaahinta. Golaha Wasiirada ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey wax ka bedelka Xeerka Warbaahinta Puntland, oo lagu soo daray cutubyada kala ah Baraha Bulshada, Wacyigelinta iyo Xayeeysiiska iyo Wax ka bedelka lagu sameeyay Xeerka Warbaahinta ayaa loo gudbinayaa Golaha Wakiilada ee Dowladda Puntland. IDILNEWS

Read More

Hantidhowrka Dawladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigeedu yahay Xamar, ayaa arbacadii sii daayay hadal dad badan ka yaabiyay, kaas oo la xiriiray in DF ay Dekedda Garacad ku leedahay 20 Milyan oo dollar, ahna lacag laga bixiyay labo xero ciidan oo ku yaalla Gaalkacyo. Idilnews, ayaa heshay xog rasmi ah oo cadeynaysa sababta ka dambeysa hadalka kasoo yeeray Guutaale oo kamid ahaa wariyayaasha ka howlgalli jiray Koonfurta Soomaaliya, balse loo gacan geliyay xafiiska Hantidhowrka kaddib imaanshihii Xassan Shiikh ee kursiga Villa Soomaaliya. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud ayaa la sheegay in uu u soo dhiibay hadalkan Guutaale, isagoo ka caraysan labo arrimood…

Read More

The Republican Party candidates competing for the position of the President held their first debate on Wednesday night in the state of Wisconsin in the United States of America, which is an introduction to a series of debates between the Republican Party candidates competing for the presidential election that will take place next year in 2024. Former President Donald Trump, one of the most popular candidates of the Republican Party, was absent from the debate last night, ahead of all the candidates of his party. Trump sees little to gain from participating in this debate. Trump is expected to turn himself…

Read More

Musharaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya jagada madaxweynaha ayaa habeenimadii Arbacada waxay dooddii ugu horraysay ku yeesheen gobolka Wisconson ee dalkan Maraykanka, taasoo hordhac u ah, doodo xidhiidh ah oo dhexmaraya musharaxiinta xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya doorashada madaxtinimada ee dhacaysa sannadka soo socda ee 2024. Madaxweynihii hore Donald Trump oo ka mida musharaxiinta ugu cadcad xisbiga Jamhuuriga ayaa xalay ka maqnaa doodda, isaga oo aad uga horreeya dhammaan musharaxiinta xisbigiisa. Trump ayaa u arka inaanu wax badan ka faa’iidaynin ka qaybgalka dooddan. Trump ayaa la filayaa inuu maalinimada Khamiista isu dhiibo masuuliyiinta gobolka Georgia, ka dibna la mariyo nidaamka…

Read More

A flight from Moscow to St. Petersburg collapsed on Wednesday, killing all 10 people on board, the Associated Press reported, citing Russian emergency officials. The leader of the Wagner mercenary group, Yevgeny Prigozhin, is said to have been on the plane’s passenger list, but it is unclear whether he was on the plane. Unconfirmed reports say that the plane was owned by Prigozhin, who founded the private security company Wagner. The Russian news agency Tass, citing emergency officials, said the plane was carrying three pilots and seven passengers. Authorities said they were investigating the crash in the Tver region, about 100km north…

Read More

Garowe, Puntland. The Ministry of Internal Affairs of the Puntland Government has announced the schedule for the completion of local governments in 30 districts that the people have elected the members of local councils in the elections that took place on May 25 this year. “The Ministry of Interior, Federal and Democratization of the Puntland Government, informs you that the sitting of the elected Local Councils will begin from 29/08/2023 which is the day of the inauguration of the sitting of the Local Councils until September 2023. ” IDILNEWS.

Read More

Diyaarad ka kacday magaalada Moscow una socotay St. Petersburg ayaa burbrurtay Arbacadii, waxaana ku dhintay dhammaan 10-kii qof ee saarnaa, sidaasi waxaa soo tebinaysay wakaaladda wararka ee Associated Press oo soo xigatay saraakiil ka tirsan kuwa gurmadka ee dalka Ruushka. Hoggaamiyaha kooxda calooshood-u-shaqaystayaasha ah ee Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa la sheegay inuu magaciisu ku jiray liiska rakaabka diyaaradda, hase yeeshee ma cadda inuu diyaaradda saarnaa. Warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in diyaaradda uu lahaa Prigozhin oo aasaasay shirkadda amniga ah ee gaarka ah ee Wagner. Wakaaladda wararka Ruushka ee Tass oo soo xiganaysay saraakiisha gurmadka ayaa sheegtay in…

Read More

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladda Puntland ayaa shaacisay jadwalka dhismaha Dawladdaha hoose ee 30 degmo ee shacabku ay soo doorteen Xildhibaanada Golayaasha deegaanka degmooyinka, doorashadii dhacday 25kii May ee sanadkan. “Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, waxay idin ogaysiinaysaa in la bilaabayo fariisinta Goleyaasha Deegaanka ee la soo doortay laga bilaabo 29/08/2023 oo ah maalinta daahfurka Fariisinta Goleyaasha Deegaanka ilaa Bisha September,2023. ” IDILNEWS

Read More

Zimbabwe’s general election is taking place today, with one woman among the 11 candidates running for the country’s presidency. On the other hand, the number of women competing for seats in parliament and the council has increased, and women’s rights activists say that a lot of work is needed when one woman is running for the highest office of the nation. IDILNEWS

Read More

The statement from the administration of President Hassan Sheikh that, the Garacad port built with the money added to the lands of military camps and sold back to the public project is correct and there is no dispute. The Puntland administration representing the Federal Government represents the Central Government’s share in that port. Garacad Port is jointly owned by the Somali Government and Somali businessmen. It is something called a Public-Private Partnership which means a project jointly implemented by the community and the government and owned by the government and private individuals. Therefore, the port of Garacad is not a…

Read More

This statement is a direct evil and hatred of the government that is being used against the people of Puntland. The port of Garagad, which the people built in their local contributions, to be caught forcely,  it shows the evil of Hassan Sheikh where it stands?. What is the difference between a national property and a private one that someone in Hamar is talking about, is it surprising? 70% of Hamar’s wealth was owned by the people of Puntland and there is no mention of it anywhere?. Two military camps in Galkayo, if they were bought and $5 million was…

Read More

Ahmed Issa Gutale, the freelance journalist and member of President Hassan Sheikh Mohamud’s media campaign team who was appointed as Somalia’s Auditor General, alleges irregularities in the first-ever community-funded port project constructed in the coastal town of Gara’ad. Gutale, 37, who was under scrutiny for incompetence and selective criteria in his financial oversight duties, claims that the project was funded after the Federal Member State of Puntland sold land owned by the Somali National Army. He further states that the government will take measures to recover the sold land. Having no knowledge related to financial and accounting issues, he was…

Read More

Dalka Zimbabwe waxaa maanta ka dhacaysa doorashada guud, iyadoo hal qof oo dumar ah ay ka mid tahay 11 ka musharax ee u tartamaya madaxtinimada dalkaas. Dhanka kalena waxaa sare u kacay tirada haweenka u tartamaya kuraasta baarlamaanka iyo golaha ay sare u kacday, dadka u dhaqdhaqaaqa jxuquuqda dumarka ayaa sheegaya in shaqo badan loo baahan yahay marka hal qof oo dumar ah ay u tartanto xilka ugu sarreeya ee qaranka. IDILNEWS

Read More

Hadalka ka soo baxay maamulka Madaxwayne Xasan Sheikh ee ah in dekada Garacad lacagta lagu dhisay lagu biiriyay dhulal xeryo milatari oo dadwaynaha dib looga gaday waa sax oo muran kuma jiro. Maamulka Puntland oo matalaya Dowlada Federaalka ayaa Dowlada dhexe uga wakiil ah saamiga federaalku ku leeyahay dekedaas. Dekada Garacad waxaa wada leh Dowlada Somalia iyo ganacsato Soomaaliyeed. Waa wax la yiraahdo Public-Private Partnership oo macnaheedu yahay mashruuc bulshada iyo dowladu wada fuliyeen oo Dowlada iyo dad gaar ah wada leeyihiin. Sidaas awgeed, dekada Garacad wax muran ah oo la isku hayn karo ma aha ee su’aasha taagan baa…

Read More

Hadalkan waa xumaan toos ah iyo nacayb Dowladnimada loo isticmaalayo oo reer PL ka dhan ah. Dekedii Garacad ee Shacabku qaaraanka ku dhistay in lagu qabsado,waxay muujinaysaa Xumaanta Xasan Shiikh halka ay taagan tahay?. Wax kalaba yeelkeedee Hanti Qaran iyo mid gaar ah saakay in Qof Xamar jooga ka hadlo,waa la yaab? 70% Xamar hantideeda,waxaa lahaa Dadka reer PL meel lagu sheegayna majirto? Laba Xero Ciidan oo Galkacyo ku yaala,hadii la iibshay oo $5-Milyan kasoo baxday laguna kabay $200-Milyan oo kale oo Mashruuc dan guud ah lagu maalgeliyay saw wax lagu faano mahan ?? Meel ku sheeg hantidii Qaranka ee…

Read More

Garowe, Puntland, The Minister of Information of Puntland, Mohamud Aydid Dirir, has opposed the decision of the SFG to stop the use of the applications such 1XBET, Telegram and TikTok, which the Ministry of Communications SFG ordered the country’s telecommunication companies that, these services cannot be used in the country after the 24th of this month. August. In a press conference he held in his office, Minister Mohamud Aydid said that the decision to cancel these three applications did not apply to Puntland, and its implementation can not be forced on the telecommunications companies operating in Puntland areas. IDILNEWS.

Read More

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka horyimid go’aankii DFS ay ku joojisay isticmaalka Application-da 1XBET, Telegram iyo TikTok, kuwaas oo Wasaaradda Isgaarsiinta XFS ay ku amartay shirkaddaha Isgaarsiinta dalka in aan adeegyadaas dalka laga isticmaali karin wixii ka dambeeya 24 bishan August. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa, ayuu Wasiir Maxamuud Caydiid ku sheegay in go’aanka lagu joojiyay saddexda Application, uusan qusey Puntland, aysana fulintiisa ku khasbaneyn shirkaddaha Isgaarsiinta ee ka howlgalla deegaannada Puntland. https://youtu.be/sKbf_oKn1j8?si=H_lABInEyA177lz0 IDILNEWS

Read More

Today, which was the 22nd of August, the official term of the President of Jubbaland, Ahmed Mohamed Islam, ended. Ahmed Madobe did not succeed in Jubaland, and it can be said that he failed. 1. He do not have a united nation. 2. He do not have a united land. 3. He don’t have a unified system. 4. He It does not have any administrative bodies. 5. They did not implement a free election system. 6. Did not expand the authority. 7. He did not clean the terrorist. 8. He did not build an army. Today, it is not acceptable…

Read More

The President of Puntland, Said Abdullahi Deni, is scheduled to arrive at the capital of Mudug region in Galkayo on August 28, where he will inaugurate the 1st of September football tournament in 9 regions of Puntland. President Said Deni is also meeting with cultural leaders, intellectuals and different sectors of the society in Galkayo, with whom he will discuss the strengthening of security and the end of clan feuds in Mudug region. Also, the President is visiting development projects in Mudug region, such as the 3G road that connects Garacad, Goldogob and Galkayo. There is no meeting between President…

Read More

Heavy artillery fire can still be heard on the east and west sides of the outskirts of Lasanood, and this morning a heavy battle between the militias of the Somaliland administration and the local forces of the SSC has resumed. In most of today’s wars, the sides are using heavy weapons. Somaliland is said to have been severely defeated in the war, there are deaths and injuries to its forces, while a war vehicle was burnt. Also, the local forces of SSC have suffered losses in the war, and the news from Lasaanod adds that the local forces have entered new…

Read More

Maanta oo ay aheyd 22ka bisha August, waxaa ku ekaa muddo-xileedka rasmiga ah ee Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam. Axmed Madoobe kuma guulaysan Jubaland-tii la hiigsanayay,waxaana la oran karaa waa ku fashilmay. 1.Ma hayo Shacab midaysan. 2.Ma hayo Dhul midaysan. 3.Ma hayo Nidaam midaysan. 4.Ma hayo hay’ado shaqeeya oo maamul. 5.Ma hirgelin nidaam Doorasho oo xor ah. 6.Ma daadajin maamulka. 7.Ma sifayn argagixisadii. 8.Ma dhisin Ciidan mid ah. Maanta lama sii aqbali karo mudo xileed kale oo Axmed Ummada sii hir fadhiyo. Jubaland isbadal dhan walba ah ayay ubaahan tahay oo masii ahaan karto.. 1.Hal Magaalo. 2.Hal Xaafiis. 3.Hal Nin.…

Read More

Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni ayaa lagu wadaa in 28ka bishan August, uu ka dego xarunta gobalka Mudug ee Gaalkacyo, halkaas oo uu ka daahfuri doono ‘1-da September’ tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee 9 gobal ee Puntland. MW Deni ayaa sidoo kale Gaalkacyo kula kulmaya Isimadda dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo uu kala hadli doono adkeynta Amniga iyo soo afjarida aanooyinka qabiil ee muddooyinkii u dambeeyay ka dhacayay gobalka Mudug. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa booqanaya mashaariic hormarineed ee ka soconaya gobalka Mudug, sida wadada 3G ee isku xiraysa Garacad, Goldogob iyo Gaalkacyo. Ma jiro kulan…

Read More

Daryanka madaafiicda culus ayaa weli laga maqlayaa jiidaha Bari iyo galbeed ee duleedka Laascaanood, oo saaka uu dib uga bilowday dagaal culus oo u dhexeeya maleeshiyaadka maamulka Somaliland iyo ciidamada deegaanka ee SSC. Inta badan dagaalka maanta ayaa dhinacyadu isku adeegsanayeen hubka culus. Somaliland ayaa la sheegay in dagaalka lagu gaarsiiyay jab xooggan, waxaan jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray ciidamadeeda, halka laga gubay gaadiid dagaal. Sidoo kale, Ciidamada deegaanka ee SSC ayaa khasaare kasoo gaaray dagaalka, wararka laga helayo Laascaanood ayaana intaa ku daraya in ciidamada deegaanku ku durkeen aagag cusub oo kamid ah goobihii lagu dagaalamay. Somaliland oo…

Read More

In Nairobi, he is running a campaign to encourage businessmen and politicians from all over the Darood community, in which he is requesting that he and Deni be intermediated. His purpose is to bring Said Deni to Nairobi to be reconciled. But Said Deni, who has heard about Ahmed’s campaign and does not want to sit in front of him, is likely to cancel his trip to Nairobi. Ahmed Madobe had a fight with Hassan, and he asked for the weapons that Dhusamareb is gathering to give him something to fight the terrorists, but Hassan replied i will send you…

Read More

Reports from the city of Lascaanod say that a serious battle has started in the west of the city, between the militias of the Somaliland administration and the local army of SSC-KHAATUMO. The ongoing war in the area of ​​Xergega and Dhuyuc Xunsho, both sides are exchanging different types of weapons. The SSC-KHAATUMO army and the Somaliland militia have been exchanging heavy artillery fire for the last few days, which caused huge losses to the Gojacade defenses of the Somaliland administration. IDILNEWS.

Read More

The President of China landed in South Africa to attend the Conference. But Putin is likely to attend the hearing. Also the day before, the President of Brazil went to South Africa. Brics is a competition between five countries that compete economically with the United States, namely… 1. Russia. 2. China. 3. India. 4. Brazil. 5. South Africa. These countries account for 23% of the global economy and 40% of the population. Russia, one of these countries, has lost a lot of blood in the war in Ukraine. China, which is among the top 5 countries, has faced a wide…

Read More

Nairobi, Kenya, Ogaden community leaders have apologized for a recent statement by community elders, who criticized and insulted some of the Darood communities, especially Harti and Marehaan. The elders who held a press conference in Dadaab noted that the Harti community owes a debt to the Jubaland regional government and supported the Kumade community to take over the government. IDILNEWS.

Read More