Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Muuse Biixi oo qirtay jabka ciidanka Somaliland
    Somalia

    VIDEO: Muuse Biixi oo qirtay jabka ciidanka Somaliland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa qirtay jabkii ciidamada maamulkiisa kasoo gaaray dagaalkii shalay ka dhacay duleedka Laascaanood, kaas oo looga saaray aagag muhiim ah oo uu kamid yahay saldhigii weynaa ee Goojacade, sidoo kalena ciidamada difaaca Sool ku gaareen xadka beelaha Isaaq iyo Dhulbahante (Guumeys).

    Shir jaraa’id oo ku qabtay Hargeysa, ayuu Muuse Biixi ku sheegay in filan waa ay ku noqotay jabka ciidamada maamulka Somaliland kasoo gaaray dagaalkii jimcihii, isagoo ugu baaqay shacabkiisa in aysan niyad jabin.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    June 5, 2026

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Xasan Shiikh oo weeraray Khayre iyo Sh.Shariif

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.