Author: Jibril Qoobey

Madaxweynihii hore ee DFS, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ayaa shuruudo ku xiray ka qeybgalka gogasha Wadatashiga Qaran ee uu iclaamiyay Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud, isagoo dalbaday in ay noqoto mid loo dhan yahay ayna qeyb ka yihiin dhammaan madaxda dowladdaha xubnaha ka ah DFS, gaar ahaan Puntland iyo Jubbaland. Farmaajo ayaa sidoo kale u soo jeediyay Madaxweynaha DFS, ka laabashada laallida Dastuurka, iyo dhisida Guddiga doorasho ee aan loo dhameyn. Hoos ka Akhriso War-saxaafeed kasoo baxay Farmaajo. Waxaan soo dhaweynayaa muddaynta gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan in wadatashi Qaran laga yeesho arrimaha masiiriga ah ee…

Read More

Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa maanta howlgallo ka wada deegaannada ku harreeraysan Togga Miiraale, ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari. War kooban oo kasoo baxay Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu ugaarsanayo firxadka argagixisada Daacish ee ka baxaday maalmo kahor Miraale. “Maanta Ciidanku waxay hawlgal ka wadaan deegaannada ku hareeraysan Togga Miraale, iyagoo ugaarsanaya firxadkii Argagixisada Daacish ee ka cararay Miiraale, Calmiskaad.” Maalmo kahor, ciidamada Puntland ayaa qabsaday Taliskii ugu weynaa ee argagixisada Daacish ku lahayd Cal-miskaad, oo ku yaallay Togga Miiraale, waxaana hadda firxad kala noqday xubno kooban oo ka harray…

Read More

Maamulka madaxweyne Donald Trump ayaa diyaarinaya qorshe uu ku dhimo joogitaanka milatari iyo dhaqaale ee Maraykanku ku leeyahay gudaha Soomaaliya, tallaabadan oo qeyb ka ah isbeddel weyn oo ku wajahan siyaasadda guud ee Afrika, sida uu Axaddii weriyay The Washington Post. Qorshahan ayaa qeyb ka ah dib-u-habayn istaraatiijiyadeed oo ballaaran, kaas oo lagu yareynayo ku lug lahaanshaha Maraykanka ee qaaradda Afrika, si mudnaanta loo siiyo arrimo kale sida sugidda xuduudaha iyo casriyeynta awoodda nukliyeerka. Miisaaniyadda cusub ee ay soo jeedisay Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka (Pentagon) ayaa si cad u muujinaysa jihada cusub, iyadoo hoos loo dhigay muhiimadda Taliska Maraykanka ee Afrika…

Read More

Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud ayaa iclaamiyay qabashada gogasha Wadatashiga Qaran, taas oo uu ku casuumay xubno uu ugu yeeray siyaasiyiin iyo hoggaamiyayaasha Bulshada. Gogasha oo ka qabsoomi doonta 15 June magaaladda Muqdisho – ayuu sheegay in looga hadli doono siddeed qodob, kuwaas oo kala ah Amniga, ciribtirka argagixisada, dimuqraadiyadda. doorashooyinka, dhameystirka dastuurka, midnimada iyo dib-u-heshiisiinta. Sababta keentay iclaaminta gogasha. Habeeno kahor, Madaxweyne Xassan Shiikh ayaa ka ballanqaaday wakiillada Beesha Caalamka, in uu qaban doono gogol ballaaran oo ay qeyb ka yihiin dhammaan madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah DFS iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah, taas oo looga hadlayo xaalka siyaasadeed ee…

Read More

Mahad Salad, ayaa mar kale loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), kaddib kulan aan caadi ahayn oo maanta ay yeesheen Gollaha Wasiirada XFS. Sanbaloolshe oo laga qaadday Hoggaanka NISA – ayaa ugu dambeyn xalay lagu qanciyay baneyntiisa xafiiska kaddib muddo bilo ah oo uu ka warwareegayay, iyadoo bedelkeeda loo ballanqaaday Wasiir muhiim ah. Mahad Salaad oo kamid ah xubnaha lasoo dhiig baxday doonistiisa xukunka ee 2022, xil ka qaadistiisii hore ayaa ku timid kaddib markii dalalka Reer Galbeedku joojiyeen la shaqeynta NISA si dhameystiran, iyadoo lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay kooxaha argagixisada ah.…

Read More

Idilnews ayaa xaqiijisay in uu fashilmay, is afgarad la doonayay in ay Dubai ku gaaraan Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Heshiiska Deni iyo Madoobe, oo ay daba ka riixayeen xubno ka agdhow labadooda iyo saraakiil u dhashay Imaaraatka Carabta ayaa guuldareystay saacadihii u dambeeyay ee uu qabsoomi lahaa kulan ballaaran oo dhex mara labada Madaxweyne. Wararka ayaa sheegaya in Siciid Deni uu dib uga gurtay heshiis uu hadda la galo Axmed Madoobe oo dareemaya go’doon siyaasadeed, isagoo ku adkeystay in uusan muhiim u arag, maadama axdi kasta oo siyaasadeed oo lala gaaro ka fuleyn…

Read More

Wararka ka imaanaya buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari ayaa xaqiijinaya in ciidamada Difaaca Puntland ay gudaha u galeen Togga Miiraale, iyagoo la wareegay Saldhiggii ugu weynaa argagixisada Daacish, kaas oo ahaa Ceel biyood. Dagaalka culus ayaa ilaa hadda socda, waxaana jira khasaare xooggan oo soo gaaray Daacish. Ciidamada Puntland oo garabsanaya diyaaradaha dagaalka ayaa baacsanaya firxadka kooxda Daacish, kuwaas oo u cararay dhanka Togga Baalade. IDILNEWS

Read More

Dowladda Mareykanka ayaa ku cadaadinaysa Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud in hoggaanka Ciidamada Xoogga dalka laga qaado Gen. Odawaa Yuusuf Raagge, kaddib guuldarooyinkii bilihii lasoo dhaafay soo gaaray ciidamada milateriga Soomaaliyeed. Idilnews ayaa ogaatay in dhowaan ay kala hadleen Madaxweyne Xassan Shiikh, isbedel lagu sameeyo Taliska ciidamada xoogga dalka, xilkana laga qaado Odawaa Yuusuf, lana keeno hoggaan cusub oo leh aqoon ciidan iyo waayo aragnimo la xiriirta dagaalka argagixisada. Gen. Odawaa ayaa lumiyay kalsoonida ciidamada qalabka sida iyo saaxiibada ka taageera Soomaaliya dib u dhiska ciidamada iyo la-dagaallanka argagixisada, oo Mareykanku ugu baaxad weyn yahay, kaddib markii bartamihii bishii April…

Read More

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo booqasho ku jooga Nairobi ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Kenya William Samoei Ruto. Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in kulanka oo ahaa mid muhiim ah looga wadahadlay iskaashiga iyo xoojinta xiriirka labada Dowladdood. Ruto iyo Cirro ayaa Isla soo qaaday Amniga gobalka iyo dadaallada nabad dhisidda ee gobalka Geeska Africa. Hoos ka Akhriso War-saxaafeed kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro ) oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Mudane Dr. William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya. Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay…

Read More

Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni iyo Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulan ku yeeshay magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Kulanka oo qabsoomay xalay, ayaa diirada lagu saaray xoojinta xiriirka Puntland iyo Somaliland, iyadoo Deni iyo Cirro Isla meel dhigeen muhiimada ay leedahay in ka wada shaqeynta danaha labada dhinac ee ku foogan Arrimaha Soomaaliya. Deni ayaa habeen kahor soo gaaray Nairobi, isagoo soo gaabiyay safar uu ku joogay magaaladda Dubai, si uu ula kulmo Cabdiraxmaan Cirro oo booqasho ku jooga dalka Kenya. Is aragga Deni iyo Cirro ayaa daba socda dib u soo celinta xiriirka Puntland iyo Somaliland, kaddib dagaalkii…

Read More

Maamulka gobolka Mudug ayaa joojiyay banaanbax oo la qorsheynayay in jimcaha berri ah uu ka dhaco magaaladda Gaalkacyo, kaas oo looga soo horjeeday Dowladda Puntland, oo lagu eedeeyay in ay dayacday gobolka Mudug. Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha gobolka Mudug – ayaa lagu sheegay in duruufo amni dartood loo baajiyay banaanbaxa oo ay wadeen qaar kamid ah dhallinyarada gobalka Mudug, dibna laga soo sheegi doono xilliga la qabanayo. “Kaddib markii aan aragnay duruufaha amaan ee ka jira gobolka Mudug, waxaa guddiga amniga gobolku go’aamiyay in banaanbaxaas dib loo dhigo Illaa amar dambe.” IDILNEWS

Read More

Maleeshiyaad hubeysan ayaa saaka weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug. Dableyda ayaa diidanayd in la toogto Yuusuf Axmed Jaamac oo ku dilay Gabar, duleedka deegaanka Daarusalaam ee degmada Goldogob, kaas Maxkamaddaha Puntland ku rideen xukun Dil ah, lana rabay in saaka lagu fuliyo toogasho. Labo askari ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen weerarka lagu qaaday saldhiga Kabida ee Gaalkacyo, waxaana weli xiisad dagaal ka taagan tahay agagaarka Saldhiga. Laamaha amniga gobalka Mudug ayaa weli ka hadlin weerarka lagu qaaday saldhiga. IDILNEWS

Read More

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa soo gaaray caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, kaddib maalmo uu ku sugnaa magaaladda Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta. Siciid Deni ayaa maalmaha soo socda ku sugnaan doona Nairobi, waxaana uu kulamo siyaasadeed la yeelan doonaa xubno muhiim ah oo kamid ah hoggaanka siyaasadda Soomaalida, dublamaasiyiin sare oo ka socda dalal kala duwan iyo Hay’addo caalami ah. Idilnews, ayaa xaqiijisay in xubnaha uu la kulmi doono Siciid Deni uu kamid yahay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo maalmahan ku sugnaa Nairobi, iyagoo ka wadahadli doona marxalada siyaasadda Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka Somaliland iyo Puntland. Garoowe iyo Hargeysa…

Read More

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa lagu wadaa in maanta uu xariga ka jari doona xafiiska Somaliland ee Kenya, kaas oo dib u casriyeyn lagu sameeyay. Xafiiska oo lamid ah kan Somaliland ku leedahay magaaladda Addis Ababa – ayaa ka shaqeyn doona arrimaha ganacsiga iyo dadaallada Somaliland ugu jirto in loo aqoonsado dal madax banaan. Dowladda Kenya ayaa maalmo kahor sheegtay in ay xoojinayso xiriirka ay la leedahay Somaliland iyo Jubbaland, maadama ay kala dhexeeyaan dano ganacsi iyo mid amni. Madaxweyne Cirro ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Nairobi, iyadoo xubno sare oo…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ku booqday cisbitaalka AAR Kiambu Hospital Nairobi qoyska Marxuum General Maxamed Saciid Xirsi (Moorgan) oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha waxaa booqashada ku wehelinayay Wakiilka Puntland ee Kenya Maxamed Axmed Fagalade, iyagoo qoyska uga tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timi Allah ha u naxariistee General Moorgan, oo waddankiisa muddo dheer usoo shaqeeyey. Qoyska uu Madaxweynuhu la kulmay waxaa ka mid ahaa, General Maslax Maxamed Siyaad Barre, xaaskii marxuumka marwo Canab Maxamed Siyaad iyo wiilka marxuumku dhalay Samatar Maxamed Saciid Moorgan. Madaxweynuhu wuxuu uga tacsiyeeyey geerida marxuumka,…

Read More

Allaha u naxariistee Janaraal Maxamed Xirsi Morgan – ayaa ku geeryooday Isbitaalka ku yaalla magaaladda Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Gen. Morgan oo ahaa 76 sano jir ayaa kamid ahaa hoggaanka Dowladdii Milateriga ee uu hoggaamin jiray AUN Maxamed Siyaad Barre. Maalmo kahor ayuu arrimo caafimaad uga amba-baxay magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland, oo sanadihii u dambeeyay uu kunoolaa Janaraalka oo si weyn geeridiisa looga dareemay dhulka Soomaaalida. Taariikh Kooban oo la xiriirta sooyaalka AUN Gen. Morgan. Gen.Morgan wuxuu 1949-kii ku dhashay magaaladda Qardho, wuxuu ciidamada xoogga ka mid noqday 1967; isaga oo wax ku soo bartay Midowgii Soofiyeeti iyo…

Read More

Xiisadda u dhaxaysa waddamada Tanzania iyo Kenya ayaa cirka isku shareertay ka dib markii dhowaan Tanzania bilowday in ay dalkeeda ka tarxiisho qaybo ka mid ah bulshada Kenya ee halkaas ku sugan halka qaar kalena loo diiday in ay dalkaas soo galaan. Dadweynaha Kenya oo ka cadhooday tallaabooyinka kaga yimi Tanzania ayaa baraha bulshada ku baahiyey sawirro ay ka sameeyeen madaxweyne Saamiya Suluhu kuwaas oo ay ku aflagaadaynayaan. Dawladda Tanzania ayaa dhiggeeda Nairobi ka dalbatay in ay joojiso hadallada Xanafta leh ee baraha bulshada lagu baahinayo ee ka dhanka ah madaxweynaha dalka Tanzania Saamiya Suluhu. Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto…

Read More

Mucaaradka Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud – ayaa goordhow shir uga furmay Hotelka Jazeera ee magaaladda Muqdisho. Xubnaha mucaaradka oo ay hormuud u yihiin Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Shiikh Axmed, Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Kheyre iyo Ra’iisul Wasaare hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’ake ayaa ka wada-hadlayay marxalada adag ee dalku ku sugan yahay, iyagoo si gaar ah diirada u saari doona doorashada dalka iyo isbedelka Dastuurka KMG ah uu ku sameeyay Madaxweyne Xassan. Shirka mucaaradka ayaa la filayaa in lagu doorto hoggaan, lagana soo saaro go’aano culus oo ka dhan ah qorshaha Xassan Shiikh, ee dalka geliyay xaalada hubanti la,…

Read More

1. Introduction The debate over the future of the Somali Peninsula, whether through a repaired federation, confederation, or formal dissolution, is urgent and long overdue. I welcome it. For too long, fundamental questions of sovereignty, legitimacy, and political possibility have been deferred. The old reliance on Pan-Somalism and the nostalgic pull of the 1960s have outlived their usefulness. What is needed and what seems to be emerging now is an honest reckoning with the hard questions: What political arrangement could be viable and just? The fact that this debate is taking place suggests a political maturity among Somali thinkers now…

Read More

Idilnews – ayaa heshay in dib u dhac ku yimid kulan kama dambeys ah oo ay yeelan lahaayeen Madaxweynayaasha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed, oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka isu-tagga Imaaraatka Carabta. Kulanka oo ahaa mid lagu soo afmeerayay khilaafka Deni iyo Madoobe, laguna dhameytirayay is qaadashadooda siyaasadeed ayaa la rajeynayaa in uu dhaco ilaa habeenka arbacada. Siciid Deni iyo Madoobe, ayaa kaddib heshiiskooda u soo amba-bixi doona magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Deni ayaa maalmaha uu ku sugan yahay Nairobi ku geli doona kulamo siyaasadeed iyo kuwa uu la yeelan doono dublamaasiyiin sare oo…

Read More

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xassan Shiikh iska horkeenida bulshada kunool Muqdisho, isagoo sheegay in uu meesha ka saaray degmo-nimada Koxda oo kamid ah degmooyinka Muqdisho, iyadoo cadaadis lagu saaray shacabka kunool in si khasab ah ay isku diiwaangeliyaan. Hoos ka akhriso qoraalka Shariif Shiikh Axmed. Waxaa nasiib darro ah hab-dhaqanka madaxda dowladda Federaalka ah ee lagu kala soocayo bulshada caasimadda islamarkaana laga isaga horkeenayo iyadoo qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho meesha laga saarayo sida Degmada Kaxda oo ay dadkeedu ka mid yihiin canshuur bixiyaasha dowladda. Waxaan sidoo kale cambaaraynayaa in shacabka Degmada…

Read More

Maxamed Xuseen Rooble, Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS – ayaa buuq ka abuuray kulamada mucaaradka diiddan Madaxweyne Xassan Shiikh, ee ka socda magaaladda Muqdisho. Rooble oo isniintii soo gaaray Muqdisho, ayaa la xaqiijiyay in uu ka horyimid qorshe la doonayay in Madaxweyne hore Shariif Shiikh Axmed, looga dhigo Guddoomiyaha Madasha Mucaaradka oo lagu dhawaaqayo. Wararka ayaa sheegaya in Maxamed Rooble uu dalbaday in doorasho laga dhigo Guddoomiyaha mucaaradka, taas oo ay iska diiddeen inta badan xubnaha mucaaradka ah ee ku sugan Muqdisho. Idilnews, ayaa ogaatay in siyaasiyiinta mucaaradka ah ay shaki ka qabaan daacadnimada mucaaraddada Maxamed Rooble, maadama la xaqiijiyay…

Read More

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa kulamo kula yeeshay magaaladda Dubai ee dalka Imaaraatka Carabta, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Kulamada oo dhacay 72 saac ee lasoo dhaafay, ayaa looga hadlayay xallinta khilaafka labada Madaxweyne, oo soo bilowday kaddib doorashadii May 2022, oo uu Axmed Madoobe ka baxay axdi siyaasadeed dhexyaallay isaga iyo Deni. Idilnews ayaa xaqiijisay in Deni iyo Madoobe, heshiis ka gaareen is diiddooyinka ka dhex jira iyo dhacdooyinkii abuuray kala-tagooda siyaasadeed, iyadoo Axmed Madoobe uu ballanqaaday in uu si dhow ula shaqeyn doono Siciid Deni. Xubno ka agdhow Axmed Madoobe ayaa inoo sheegay in la dhameeyay khilaafka…

Read More

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay in xiriir dublamaasiyadeed la sameysanayso Somaliland iyo Jubbaland, si ay u ilaalsato danaheeda ganacsi iyo nabadgelyo. Kenya ayaa sheegtay in ay ixtiraamayso midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, kaas oo ay qeexayaan heshiisyada caalamiga ah ee Soomaaliya ay qeybta ka tahay. “Annaga oo ilaalinaya midnimada Soomaaliya haddana waxaannu xidhiidh la samaynaynaa Somaliland iyo Jubaland oo annu la wadaagno dano amni iyo mid ganacsi” wasaararadda Arrimaha Dibadda Kenya. Qoraalka Kenya ayaa kusoo aadaya xilli uu dalkaas gaaray Madaxweyaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro oo kulan la yeelanaya…

Read More

Dhoofka Xoolaha nool ayaa si weyn uga socda Dekedda magaaladda Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Boqollaal Kun oo meerisyada kala duwan ee Xoolaha ayaa ka amba-baxay habeenadii lasoo dhaafay Dekedda Boosaaso, kuwaas oo loo iibgeeyay qaar kamid ah dalalka Khaliijka. Xoolaha ugu badan ayaa loo dhoofiyay dalalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Cumaan iyo Yemen. Xoolaha loo iibgeeyo dalalka Carbeed ayaa kor u kaca inta lagu guda jiro u diyaargarowga Ciidul-Adxa. Dekedda magaaladda Boosaaso ee Puntland ayaa kamid ah Dekeddaha sida weyn loogu dhoofiyo Xoolaha ay iibgeeyaan ganacsatada Soomaaliya. IDILNEWS

Read More

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Maalmihii lasoo dhaafay u diyaargarowga soo dhaweynta Cirro ayaa si weyn looga dareemayay Nairobi. Waa socdaalkii saddexaad ee uu uga baxayo gudaha Somaliland, tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Somaliland, uuna xafiiska la wareegay 12 December, 2024. Cirro ayaa horrey booqasho ugu tagay dalalka Imaaraatka Carabta iyo Jabuuti, kaddib casuumaad uu ka helay madaxda labada dal. Si rasmi ah looma oga ujeeddada socdaalka Madaxweyne Cirro ee Nairobi – balse, wararka qaar ayaa sheegaya in uu kulan la yeelan doono madaxda dalka Kenya.…

Read More

Howlgalka ciribtirka argagixisada ee Daacish ayaa maraya meel wanaagsan, iyadoo ciidamada Difaaca Puntland ay ku guda jiraan diyaargarowgii u dambeeyay ee soo afmeeriida firxadka argagixisada. Ciidamada ayaa maalmaha soo socda qaadi doona howlgal cir iyo dhul ah, kaas oo lagu beegsanayo goobo lagu tuhunsan yahay in ay ku sugan yihiin saraakiil iyo maleeshiyaad katirsan Daacish oo ajaanib iyo Soomaali ah. Wafti ka socda Dowladda Puntland, uuna hoggaaminayay Guddoomiye kuxigeenka Gollaha Wakiillada Puntland ayaa sabtidii gaaray furimaha hore ee dagaalka, iyagoo kulan la yeeshay saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka oo uga warbixiyay diyaargarowgooda iyo natiijada howlgalladii la sameeyay maalmihii lasoo dhaafay. Waddo cusub…

Read More

Tan iyo markii ay dhacday doorashada Madaxtooyada ee maamulka Somaliland, uuna kusoo baxay Cabdiraxmaan Cirro – waxaa kor u kacay olalaha aqoonsi raadinta is Somaliland, taas oo ay hor boodayaan dowladdo, Hay’adda iyo xubno saameyn weyn ku leh siyaasadda Mareykanka. Dowladda Ingariiska ayaa ah maalgeliyaha ugu weyn ee gooni-goosadka maamulka Somaliland, iyadoo marar badan abuurtay kooxo qaata dhaqaale oo qaada mab’da aqoonsi u raadinta Somaliland. Dhaqaalaha baxa ayaa waxaa bixiya Dowladda Imaaraatka Carabta. Akhriso shaqsiyaadka horboodaya Qorshaha aqoonsiga maamulka Somaliland. 1. Timor Nagy, oo ahaa xoghaye ku xigeenka arrimaha dibeda ee Maraykanka mudo xileedkii hore ee Donald Trump, haddana waxaa…

Read More

𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐚 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐬𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐮 𝐡𝐚𝐧𝐭𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚. 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱-𝐛𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧, 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐱𝐦𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐮 𝐥𝐞𝐞𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲. 𝐖𝐚𝐚 𝐊𝐚𝐧 𝐍𝐮𝐱𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐋𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐠𝐞𝐞𝐲𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐚𝐫𝐥𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐚. Heshiiskii shidaalka ee u dhexeeyey dawladda Soomaaliya iyo dawladda Turkiga ayaa si rasmi ah loo shaaciyey kadib markii loo gudbiyey Baarlamaanka Turkiga. Waxaana si cad u muuqata in Turkigu helay xuquuq dhaqaale oo ballaadhan, isagoo si aan xadidneyn xaq loogu siiyey kheyraadka dabiiciga ah ee Soomaaliya. 𝐐𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐦𝐮𝐮𝐣𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐓𝐮𝐫𝐤𝐢𝐠𝐮 𝐮𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐞𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐬𝐡𝐢𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚: 𝟏: 𝐗𝐮𝐪𝐮𝐮𝐪 𝐆𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐨𝐨 𝐀𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐥𝐚 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐦𝐢 𝐊𝐚𝐫𝐢𝐧: Turkiga waxaa la siiyey xuquuq gaar ah oo uu keligii…

Read More

Ciidamada Amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay Doon sidday dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib, kuwaas oo u badan dumar iyo carruur. Doonta ayaa lagu qabtay xeebta deegaanka Bacaad ee degmada Qandala. Taliska Howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland ayaa sheegay in baaris lagu waddo dadka saaran doonta, oo looga shakiyay in ay yihiin Haweenkii iyo carruurta argagixisada Daacish ee dagaalka ay kula jiraan ciidamada Difaaca Puntland. IDILNEWS

Read More

In kabadan 100 Xildhibaan ayaa saxiixday mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Aadan Madoobe, iyagoo ku eedeeyay qodobo ay kamid yihiin ku tumashada Dastuurka KMG ah ee dalka, xeer hoosaadka Golaha Shacabka iyo in uu Aqalka hoose ee Baarlamaanka hoos geeyay Madaxtooyada. Aadan Madoobe ayaa ku guuldareystay in uu shir-guddoomiyo kulankii sabtidii ee Golaha Shacabka, iyadoo si lamid ah isniintii uu baaqday kulankii Golaha, taas oo ah caqabad weyn oo xallinteeda ay ugu kacayso Guddoomiye Madoobe iyo Villa Somalia qiimo badan. Baarlamaanka Federaalka ah ayaa sanadihii u dambeeyay ahaa Golle ku guuldareystay in uu ka madax banaanado Madaxtooyada,…

Read More

Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya, Richard H. Riley ayaa uga digay Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud in uu kusii socdo siyaasadda dhaawacaysa nidaamka Dowlad dhiska Soomaaliya. Kulanka dhexmaray Xassan Shiikh iyo Danjire Richard H. Riley ayaa lagu weydiiyay Xassan sababta keentay in uu iclaamiyo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee aan waafaqsaneyn xal u helida khilaafka Villa Somalia iyo Puntland iyo Jubbaland, xilli horey loogala hadlay in uu u yeero dhammaan dhinacyada qeybta ka ah madasha. Xassan Shiikh ayaa ka dhaga adeegay soo jeedin ka timid dhinaca Mareykanka, oo ah in dib loogu yeero dhammaan madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo ay…

Read More

Dabley hubeysan ayaa caawa ku dishay degmada Bursaalax ee gobalka Mudug labo ganacsato ah oo kamid ahaa haldoorka bulshada degmada. Ganacsatada la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray Burhaan Xaashi oo ahaa Maamulaha Shirkadda Golis ee Bursaalax iyo Mahad Siyuun oo ahaa ganacsade. Dilka ayaa la xaqiijiyay in uu salka ku hayo aano qabiil. IDILNEWS

Read More

Sarkaal sare oo katirsanaa Qunsuliyadda Dowladda Itoobiya ee Garoowe, Laguna magacaabi jiray Faarax Caydiid Jaamac ayaa lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool. Faarax ayaa la xaqiijiyay in lagala baxay hoygii uu ka deganaa Laascaanood, iyadoo meydkiisa laga banaanka magaalada, xilli ay dushiisa ku yaalleen jirdil loo geystay iyo xabaddo lala dhacay. Maamulka Sool Bari ee ka arimiya Laascaanood ayaa weli ka hadlin dilka Faarax Caydiid, oo u muuqda mid qorsheysnaa. Laascaanood ayaa kamid ah meelaha ay saameynta ba’an ku leeyihiin kooxaha argagixisada ah, gaar ahaan Al-Shabaab oo in muddo ah dilal ka geysan jirtay magaalada. Xogo sirdoon oo…

Read More

Madaxweynaha DFS, Xassan Shiikh Maxamuud ayaa go’aamiyay isbedel degdeg ah oo uu ku sameeyo hoggaanka ciidamada kala duwan ee Dowladda Federaalka ah, gaar ahaan ciidamada Xoogga dalka iyo Hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA. Idilnews – ayaa ogaatay in kulan xalay dhexmaray Madaxweyne Xassan Shiikh iyo saraakiisha ciidamada oo uu folaad u ahaa Gen. Odawaa Raagge, lagu gorfeeyay guul darrooyinka is xigxigay ee todobaadyadii lasoo dhaafay soo gaaray ciidamada xoogga dalka. Si gaar ah, kulanka ayaa diirada lagu saaray la wareegitaanka argagixisada Alshabaab ee degmada Aadan Yabbaal, taas oo maleeshiyaadka kooxdu qabsadeen xilli ay ku sugnaayeen Gen. Odawaa iyo…

Read More

Wararka ka imaanaya buuraleyda Cal-miskaad ayaa sheegaya in duqeymo culus ay ka socdaan aagga Togga Miraale – oo 30 saac ee u dambeeyay ay ka socdeen howlgallo ay fulinayaan ciidamada difaaca Puntland. Duqeymaha oo ay fulinayaan diyaaradaha Mareykanka ayaa lala eeganayaan goobo ay ku sugan yihiin haraadiga firxadka argagixisada Daacish. Dagaallo culus oo ka dhacay Miraale tan iyo shalay – ayaa lagu dilay in kabadan 65 xubnood oo argagixisada Daacish ah, kuwaas oo ahaa ajaanib kusoo duushay nabadda dadka Puntland. IDILNEWS

Read More

Ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland ayaa toogtay xubno katirsan argagixisada Daacish, kuwaas oo weerar kusoo qaaday saldhig ay ciidamadu ku leeyihiin Togga Miiraale oo 24 ee lasoo dhaafay ay ka socdeen dagaallo culus oo looga sifeynayo Miraale firxadka kooxda Daacish. Xubno weerarka soo qaaday oo isku soo xiray walxaha qarxa ayaa dhammaan ay toogteen ciidamadu, iyadoo aysan jirin khasaare kasoo gaaray ciidamada Difaaca Puntland. Sawirro ay baahisay Warbaahinta Dowladda Puntland ayaa muujinaya Meydadka argagixisada Daacish ee weerarka soo qaaday oo qaarkood qarxay, halka kuwa kalena la toogtay kahor inta aysan is qarxin. IDILNEWS

Read More

Inta la xaqiijiyay Hal ruux ayaa ku geeryooday tiro hoobiyayaal ah oo saaka ku dhacay qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay tuureen argagixisada Al-Shabaab. Hoobiyayaasha ayaa ku dhacay degmooyinka Xamar Weyn, Xamar Jajab iyo Waaberi ee Muqdisho. Todobaadyadii u dambeeyay Al-Shabaab ayaa kordhisay hoobiyayaasha ay ku tuurayso xaafadaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka deegaanka u ah Hay’addaha Dowladda iyo xeyndaabka sidda weyn loo ilaaliyo ee Xalane oo fadhi u ah safaaradaha iyo hay’addaha caalamiga ah. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga DFS, kaas oo ku aadan hoobiyayaasha lagu garaacay xaafadaha Muqdisho. IDILNEWS

Read More

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal culus oo maanta ka dhacay Togga Miiraale, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Difaaca Dowladda Puntland iyo maleeshiyaadka firxadka ah ee argagixisada Daacish. Dagaalka oo qaatay ilaa 10 saacadood ayaa lagu dilay tiro kabadan 60 xubnood oo argagixisada Daacish, kuwaas oo meydadkooda daadsan yihiin goobihii lagu dagaalamay. Dhanka ciidamada Puntland – 18 askari ayaa ku geeryooday, halka ay ku dhaawacmeen ilaa 30 Askari, dagaalka oo ahaa mid kamid ah kuwii ugu cuslaa ee lala galo argagixisada Daacish, tan iyo markii uu bilowday howlgalka ciribtirka argagixisada ee Puntland. Saddex kamid ah ceelasha 4 ah ee…

Read More

Dagaal culus ayaa ka socda Togga Miiraale ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari. Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa guluf weyn ku qaaday aroornimadii saaka talisyadii u dambeeyay ee argagixisada Daacish, iyagoo ka kiciyay dhowr goobood oo muhiim u ahaa firxadka argagixisada Daacish. Tiro kamid ah firxadka argagixisada ayaa lagu dilay dagaalka oo socda saacado badan, halka khasaare dhanka ciidamada uu kooban yahay. Howlgalka ciribtirka argagixisada Daacish oo ku guda jira wajigiisii 3aad ayaa maraya meel gabagabo ah. Wixii faahfaahin ah kala soco Idilnews IDILNEWS

Read More

Dowladda Puntland ayaa doonaysa in Isbitaallada Guud ee Dowladdu maamusho lagu wareejiyo ganacsato gaar ah, kuwaas oo maalgelin ku sameeya, sidoo kelana maamulla. Idilnews ayaa ogaatay in shirweynaha Maalgashiga Caafimaadka Puntland, oo u furmi doona 21 bishan April looga hadlayo siddii loogu wareejin lahaa ganacsato gaar ah Isbitaallada Guud ee Puntland, taas oo ka dhigan in Wasaaradda Caafimaadka Puntland ku guuldareystay maamulka Isbitaallada iyo tayeyntooda. Inta badan shaqaalaha ka howlgalla Isbitaallada Guud ayaa dhaqaale ka hela Hay’addo caalami ah, kuwaas oo taageera Caafimaadka Puntland, iyagoo sidoo kale ballaarin iyo dayactir ku sameeyay Isbitaallada. In Dowladdu ku wareejiso ganacsato gaar ah…

Read More

Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa uga digay dadka kunool Sool Bari aflagaadada joogtada ah ee ay u geysanayaan Puntland, gaar ahaan beesha Majeerteen oo kamid ah beelaha dega deegaanada Puntland. Garaad Soofe ayaa sheegay in dadka caaya Puntland, ay yihiin kuwo lacag kasoo qaatay DFS, kuwaas oo raba in ay kala dilaan dadka Sool Bari iyo Puntland, ayna kaddib Dowladda Federaalka ah cidlo uga dhaqaaqdo. “Ogaada dadka Puntland caayaya iyo dadka wax ina taraya waa dad lacag lasoo siiyey, Federaalkuna wuxuu raba inu xariga inoo jaro” ayuu yiri Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe. https://www.facebook.com/share/v/1DwM2rhZo8/ IDILNEWS

Read More

Dowladda Mareykanka ayaa iska diiday taageero dhaqaale oo ku bixiso howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM, kaas oo hadda wajahaya dhaqaale xumo baahsan. Howlgalka AUSSOM oo horey loo oran jiray AMISOM & ATMIS – ayaa hadda loo bedelay magaca, waxaana kusoo biiray dalka Masar oo ka helay ciidamo ka badan kun askari, kuwaas oo qeyb ka noqon doona mashruuca nabad ilaalinta Soomaaliya. Mareykanka ayaa doonaya in isbedel lagu sameeyo nooca howlgalka, dhaqaalaha ku baxa, iyo waqtiga kooban lagu soo gabagabeeyo, lagana gaaro natiijo rasmi ah. Sidda laga soo xigtay sarkaal sare oo katirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka – Washington ayaa…

Read More

Idilnews ayaa ogaatay in ay been abuur yihiin warar lagu baahiyay baraha bulshada 24 saac ee lasoo dhaafay, kuwaas oo la xiriiray in xubno kamid ah Guddiga Doorashooyinka Puntland iyo shaqaalaha Guddiga ay iibsadeen xogta diiwaangelinta dadka Puntland. Xubno sare oo katirsan Guddiga PEC – oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay in aysan jirin xog ka baxday gacanta Guddiga Doorashooyinka Puntland, balse ay jiraan in shaqaale muhiim u ahaa Guddiga, door weyna ku lahaa qabsoomida doorashadii qof iyo codka ahayd ee ka dhacday Puntland wada shaqeyn la yeesheen Guddiga Doorashooyinka ee lagu muran yahay ee DFS, kuwaas oo diiwaangelin…

Read More

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in uu laalay wada-hadalladii ay la geli jireen Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo soo socday in kabadan 10 sano aanana laga gaarin wax natiijo ah. Go’aanka ayaa laga soo saaray shir maanta ay yeesheen Golaha Wasiirada Somaliland – iyagoo si adag u cambaareeyay safarkii Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamze Cabdi Barre uu ku yimid magaalada Laascaanood iyo deegaano kale oo katirsan Sool. Somaliland ayaa sheegtay in aysan jirin wadahadal ku aadan maxaabiista oo ay la gashay DFS. “Ma jirto wax wada hadal ah oo dawladda Somaliland kala yeelatay arrimaha Maxaabista, Maxaabista uu Raysal wasaadaha Soomaaliya geeyey…

Read More

Kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Aadan Yabbaal ee gobalka Shabeellaha dhexe, taas oo muddooyinkii u dambeeyay ay gacan ku heynteeda ku fara adeegaysay DFS. Al-Shabaab ayaa subaxnimadii hore ee saaka, weerar dhowr jiho ah kuna bilowday qaraxyo ku qaaday saldhigyo ciidamada Dowladda Federaalka ah ku lahaayeen Aadan Yabbaal – waxaana dagaal saacado socday kaddib isaga baxay degmada ciidamada Xoogga dalka, taas oo suuragalisay in argagixisadu si buuxda ula wareegto. Sawirro iyo muuqaallo ay baahisay kooxda Al-Shabaab – ayaa muujinaya maleeshiyaadka kooxda oo dhexmaraya degmada Aadan Yabbaal, oo kamid deegaanada istiraatiijiga ah uuna dhowaan booqday Madaxweyne…

Read More

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan oo ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa la kulmay labo kamid ah Isimmada dhaqanka Sool, gaar ahaan Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale. Kulanka oo ahaa qado ayaa Madaxweyne Madoobe iyo Isimmadu isaga xogwareysteen arrimo dhowr ah, kuwaas oo ku qotama danaha ka dhexeeya. Axmed Madoobe oo wajahaya culeys siyaasadeed ayaa maalmaha joogay Nairobi – isagoo doonaya in uu helo xulufo siyaasadeed, gaar ahaan Puntland oo tan iyo markii uu galay Kismaayo u ahayd garab siyaasadeed oo ka gudbiyay mowjado adag oo seejin lahaa kursiga, balse oo dhabarka…

Read More

Cirka News, In a troubling development, Al-Shabaab has released a video showing its fighters operating in the Golis Mountains of Somaliland’s SSC-occupied region. This marks the first reported appearance of Al-Shabaab militants in Somaliland’s northern territories.The fighters in the video are seen communicating in dialects typically associated with southern and central Somalia, including the Maxaa Tiri dialect and Maay Maay, rather than the local northern Somali dialect. The group identifies itself as the (Liwa Al-Quds unit, lit. Jerusalem Brigade) further raising concerns about the growing presence of Al-Shabaab in regions previously considered relatively safe.This development outlines the consequences of Mogadishu’s…

Read More

Mogadishu, (Idil News) – On Tuesday, a significant incident occurred in Mogadishu when a powerful explosion struck the El-Gaabta intersection near the Presidential Palace, Villa Somalia, targeting President Hassan Sheikh Mohamud’s convoy as it passed through. Al-Shabaab, a militant group, claimed responsibility for the attack via their media outlet, Al-Kataib, confirming it was an assassination attempt using an improvised explosive device (IED). After the attack, Hassan Sheikh was reportedly narrowly survived and skipped to the airport for a scheduled visit to the frontline offensive aimed at halting Al-Shabaab’s advance toward Mogadishu in south-central Somalia. Local sources confirmed that at least…

Read More

Mogadishu, (Idil News) – A wave of criticism has swept across Somalia following a controversial cabinet reshuffle by Prime Minister Hamza Abdi Barre. The appointment of Mohamed Abdikadir Ali as the new Minister of Youth and Sports Affairs has sparked outrage, with many pointing to his familial ties as the sole qualification for the role. Ali is the son-in-law of President Hassan Sheikh Mohamud, reigniting debates over nepotism in the country’s leadership. The decision, announced on Monday, has drawn sharp reactions on Social media, where users have labeled it a blatant example of favoritism in a government already under scrutiny;…

Read More

Jowhar, (Idil News) — A captured Somali National Army (SNA) soldier has delivered a damning account of dysfunction and despair within government forces, shedding light on the challenges facing Somalia’s military in its ongoing battle against Al-Shabaab. The soldier, a member of the Sa’d sub-clan of Habar Gidir, was taken prisoner during a recent Al-Shabaab assault in Cadaan Laxey and featured in a message released by the militant group on March 16, 2025. In the recording, the prisoner recounted how his unit succumbed to panic during the attack, abandoning him as they fled the battlefield. He described the incident as…

Read More

(Idil News) Saturday, 15 March 2025, the Speaker of the House of the People of the Federal Republic of Somalia, Adan Mohamed Nur (Madobe), announced the dismissal of Abdullahi Hashi Abib, a Member of Parliament (MP) representing the Awdal region. This unilateral action has sparked widespread concern over the erosion of legal norms, the abuse of power and the targeting of dissent within Somalia’s fragile democratic institutions. A Breach of Legal Procedure The dismissal of MP Abib is not only unjustified but also unlawful. Somalia’s parliamentary framework requires a two-thirds majority vote to remove a member—a threshold that has not…

Read More

Gudoomiyaha golaha Shacabka Faderaalka Shiikh Aadan Madoobe ayaa xildhibaanadii ka xayuubiyey Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Xaashi Abiib oo ahaa xubin Baaralamaan ee Federaalka Soomaaliya katirsan, si lamid ah sida Golaha wasiirada shaqo ka ceyrinta loogu sameeyo.Xildhibaankan ayaa qoraalo dhaadheer ka qori jiray habxukunka, Musuq maasuqa iyo eexda kooxda Damul Jadiid ee Xamar fadhida, gaar ahaana warbixino uu kusheegay in uu musuqmaasuq ku dabagalay, sannadkii u dambeeyey ayuu sheegay in fariimo Hanjabaad ah ay madaxda NISA iyo DFS Soomaaliya qaarkood u direen, oo uusan sidaas Muqdisho u tagi karin.Kursigan #HOP201, waxaa horay ugu fadhiyey Cabdiraxmaan Bayle oo ahaa wasiirka maaliyada Faderaalka, balse…

Read More

Federal government of Somalia stands at a critical juncture, grappling with an escalating security crisis driven by the persistent threat of Al-Shabaab/ISIS and compounded by a systemic corruption and nepotism within its leadership. On March 13, 2025, President Hassan Sheikh Mohamud appointed Jihaan Abdullahi Hassan, widely reported to be his niece, as Senior Advisor on Defense Affairs—a decision that has ignited widespread outrage and reignited debates over governance integrity. This appointment, set against the backdrop of Somalia’s faltering offensive against Al-Shabaab and raises profound questions about the intersection of family loyalty, institutional competence, and national security. Drawing on recent developments,…

Read More

Mogadishu, (Idil News) – More than 100 members of Somalia’s Federal Parliament have called on President Hassan Sheikh Mohamud to resign, accusing him of leadership failures as the country grapples with mounting security and governance challenges. In a joint statement issued on Wednesday, the lawmakers from the House of the People urged Mohamud to step down “for the good of the nation,” arguing that his tenure has plunged Somalia into a “dangerous phase” requiring urgent political intervention to preserve national stability. The appeal follows a deadly terrorist attack on the Qaahira Hotel in Beledweyne, which the parliamentarians cited as evidence…

Read More

Hassan Sheikh Mohamud (HSM) been dubbed the ‘President of the Airport’—and now Somalia’s controversial leader, HSM, is facing explosive allegations that his international traveling ways are tied to a dark underbelly of women trafficking. Just two years into his second term, Mohamud has racked up more air miles than during his entire first stint in office from 2012 to 2017, leaving critics questioning: what’s really behind his jet-setting lifestyle?The bombshell dropped in Dublin, Ireland, where a Somali diplomat—reportedly a close ally of Mohamud—was nabbed last November at Dublin Airport after arriving from Abu Dhabi. The senior official, previously based in…

Read More

Al-Shabaab is gearing up to seize Mogadishu and establish its own government within the next two weeks, capitalizing on the ongoing political tensions within the Federal Government and the capital itself. Intel Briefing Intel Judgement Al-Shabaab has already taken control of several key towns in Middle Shabelle and the President of Hirshabelle has fled Jowhar, seeking refuge in Ali Guduud village after striking a deal with Al-Shabaab to take over Jowhar and Mahadayweyne districts. Furthermore, Al-Shabaab has captured the Balcad district, just 30 kilometers from Mogadishu. They appear to be emulating the Syrian model, aiming to force the current government…

Read More

Magaciisa oo saddexani waa Ibraahim Cali Cabdi, waxaase kooxda Al-Shabaab looga yaqaanay Adeer Cali ama si kale magiciisa Xarakiga ah Anta Anta. Sidaa dataadeed, inta qormadaan aynu ku jirno waxaynu ugu yeeri doonaa magacii uu ku caan baxay ee Anta Anta. Haddaba, Anta Anta waxa uu kamid ahaa jiilkii labaad ee kooxda Al-Shabaab, waa jiilkii 2000-2005 lagu tababbaray guryihii sirta ahaa ee ay kooxdu ku lahayd magaalada Muqdisho. Waxaa jiilkaa kamid ahaa Anta Anta, Timajilic, Maxamed Qalbi iyo rag kale oo badan.Anta Anta, waxa uu kamid ahaa raggii fuliyay hawlgalkii fajacisada iyo argaggaxa reebay ee dhacay mid kamida habeennada bishii…

Read More

The sophisticated and often deceptive nature of propaganda in the digital age. Before an analysis based on the shared information.ISIS’s use of Sudanese photos to misleadingly portray the situation in Puntland is a stark example of how modern insurgent groups leverage technology for psychological operations. This strategy not only aims at recruitment and spreading terror but also at creating confusion about where and how they operate, which can lead to strategic advantages in their ongoing conflicts. Understanding and countering such tactics is crucial for both counter-terrorism efforts and public awareness. Use of Misleading Imagery Strategy of Deception: ISIS has been…

Read More

MEPA News, More than 50 troops killed, apart from SNA forces and Macawiisley clan militias, were reportedly killed in attacks carried out by al-Shabaab militant group in southern-central Somalia.The fierce clashes continue between the Mogadishu hired armies and al-Shabaab.In recent days, clashes have intensified in the Hiiran and Middle Shabelle of HirShabelle state. The government forces trying to stop the advance of al-Shabaab in the region were attacked on Tuesday.According to local sources, al-Shabaab launched an attack on January 30 against the government’s militia and special operations forces in the region.It was stated that the government forces, which suffered heavy…

Read More