Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bari: Daacish oo dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilowday Buuraleyda Qandala
    Somalia

    Bari: Daacish oo dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilowday Buuraleyda Qandala

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020Updated:January 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka naga soo gaaraya Degmada Qandala ee Gobalka Bari ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Ururka Daacish, ay dhaq-dhaqaaqyo cusub ka bilaabeen Buuraleyda ku dhow dhow degmadaas.

    Malayshiyaad ka tirsan Kooxda Daacish oo aad u hubaysan ayaa Axadii lagu arkay degaano 18-KM u jira degmada Qandala ee gobolka Bari, kuwaasi oo ka soo degtay dhulka buuraleyda ah, sida ay kusoo waramayaan Dadka degaanka.

    Dhaqdhaqaaqyada cusub ee Daacish bilowday, ayaa ku soo beegmaya, xilli wefdi ka tirsan Dowladda Puntland uu ku sugan yahay degmada Qandala, islamarkaana ay halkaasi ka daah-fureen mashruuc Layrarka Cadceeda ku shaqeeya iyo Guriga Fareenka oo ay hirgelisay hay’adda TIS+/USAID.

    Kooxda Daacish ayaa horay u qabsatay degmada Qandala 26-kii October 2016, balse ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa Daacish dib ugala wareegay degmadaasi Qandala 7-dii December 2016.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.