Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Beesha caalamku oo si weyn niyad jab uga muujisay hogaaminta Xasan Shiikh
    Somalia

    Beesha caalamku oo si weyn niyad jab uga muujisay hogaaminta Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Beesha Caalamku si weyn ayay ugu dhaliishay Madaxweyne Xasan in uu Gacantiisa ku saxiixay mudo kordhin.

    “Waa niyad jab xaqiiqdii in Madaxweyne Xasan oo horay udiiday mudo kororsi uu hadana ogolaado mudo kordhin xiligan”Ayaa laga soo xigtay mid ka mid ah Safiirada BC ee Xalane fadhiya.

    Haldoorka Siyaasada rog-roga waxay qabaan in ay Xasan uwanaagsanayd in uusan qayb ka noqon mudo kororsiga Laftagareen.

    Haduu Xasan awoodi kari waayay in uu ka dhaadhiciyo Laftagareen doorasho 3-bilood gudahood lagu qabto in uu iskaga soo tago Baydhabo ayay ahayd.

    Laftagareen Sanad kadib meelna uma socdo sida saadaaliyayaasha Siyaasadu qabaan,waxaana isku soo aadi doona Xasan oo wakhtigiisii gabaabsi sii noqonayo iyo Lafragareen oo soo karaar qaatay.

    Xasan,waxuusan marna hurayn in uu hormarsadaa loo qaatay.

    Mar walba Baydhabo Waji gabax,ayuu kala soo tagi lahaa Madaxweyne Xasan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.