Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Cabsida laga qabo hubkii faraha badan ee SL laga qabsaday
    Somalia

    Cabsida laga qabo hubkii faraha badan ee SL laga qabsaday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 7, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanka iyo Itoobiya,ayaa cadaadis ay sameeyeen,waxay ubadan tahay in uu miro dhalo.

    Saraakiil sar-sare oo Maraykan ah,ayaa Deni kula kulmay Adis-ababa Itoobiya,waxayna kala hadleen xasiloonida Geeska dagaalkii Gooja-cade kadib.

    Halka Muuse lagu saaray cadaadis xoog leh in uusan qaadin dagaal rogaal celis ah oo uu is xakameeyo dhankiisa.

    Cadaadiska,ayaa ku salaysan is hor fariisinta Deni iyo Muuse.

    Wal-walka jira,waa amaanka iyo in aysan ka faa’idaysan dagaallada Sool kooxaha argagixisada,kuwa Hubka ka ganacsada iyo Danbiilayaasha kale.

    Ku dhawaad 2000-Qori oo yar-yar ah iyo 100-waa weyn,ayaa Gacanta Ciidanka SL ka baxay.

    Itoobiya,waxay xirtay Xuduudka SL ay la leedahay,iyadoo ka baqsan in Hubkaas usoo gudbo.

    Sidoo kale kooxaha argagixisada ah,ayaa uhawlgalay in Hubkaas ay wax ka helaan,iyagoo adeegsanaya dhaqaale.

    Suuqyada qarsoon ee Hubka Garowe,Galkacyo iyo Bosaso,waxaa harqiyay Hub jaban,waxaana uu ka gaaray Qoriga BKM ah $2000 halka uu horay uga ahaa $12000.

    Jibril Qoobey.

    IDILNEWS.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    July 28, 2026

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    July 28, 2026

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    July 27, 2026
    Latest Posts

    Mareykanka oo ku cadaadinaya Madaxweyne Deni โ€˜๐ƒ๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐กโ€™

    Soomaaliya oo dib loogu celinayo Dowald KMG ah

    Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo soo saartay habraaca labbiska Ardayda

    WARBIXIN: 2027, Al-Shabaab mala wareegi doontaa Koonfurta Soomaaliya?

    Abshir Bukhaari oo loo diiday in uu gudaha u galo Nairobi

    Ma dhab baa in Dowladda Puntland weerarayso Xeryaha ‘ilmo Diyaano’ ee Gaalkacyo iyo Boosaaso?

    QARDHO: Maamulka gobolka Karkaar oo mamnuucay hubka sharci darrada ah

    WAR-SAXAFADEED: Puntland uga digtay Galmudug in looga soo duulo

    Akhriso: Puntland oo baaq kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Sanaag

    XOG: Saraakiisha gobolka Mudug oo la kulmay Maxamuud Diyaano, wargelina siiyay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.