Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wada iney iskugu yimadaan kulaan Magaaladda Muqdisho oo xarun u ah. Kulanka…
Browsing: Somalia
Xarakada AL Shabaab oo Bartooda ay ku leeyihii baraha bulshada waxay Kusoo Bandhigeen Magacyada masuuliyiinta ay ku dileen Weerarkii Hotel…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tY8DHcXNhTY
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 29 October 2017 safaaradda Turkiga ee Magaalada Muqdisho…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/aGcYHcUYrz0
Isbitaalka Guud ee Magaalada Kismaayo ayaa lagu soo kordhiyey qayb kale oo lagu tala galay in lagu dabiibo bukaanada la…
Waxaan tacsi tiiraanyo leh udireynaa dhamaan qoyska reer Xaaji Aadan Guuleed, gaar ahaan ilmihii iyo xaasaskii awoowe Huruuse Xaaji Aadan…
Madaxweyanaha Dowlada Puntland Abdiweli Mohamed Ali Gaas oo magaalada Muqudisho u jooga kulanka dowlada fadaraalka iyo dowladaha xubnaha ka ah…
Wararka kale oo laga helayo ilo lagu kasloonaan karo oo ay heshay idilnews,ayaa sheegaya in laga yaabo in xilak laga…
Golaha Wasiirada Fadaraalka oo kulan deg-deg ah iskugu yimdi goor dhawayd,ayaa xilkii ka qaaday Talyihii Nabadsugida iyo Talyihii Booliska Fadaraalka…
Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha Dowladaha hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa maanta meydkiisa laga dajiyey Magaaladda Baydhaabo.…
Shirki Goolaha Wasiirada Dowladda Faderaalka Soomaaliya ee ka socdey Magaaladda Muqdisho ayaa warar hor dhac ah oo ka soo baxay…
Wararka ka imaanaya Dalka Afgaanistan ayaa sheegaya in Guddoomiye ku-xigeenkii Gobolka Kunar ee Waqooyi Galbeed Afgaanistaan lagu afduubtay magaalada Peshawar…
Raysul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa shir deg-deg ah isugu yeeray golihiisa wasiirrada, iyadoo laga yaabo in shirkaan laga…
Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Fadaraalka Somaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur,ayaa Maanta booqatay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho…
Cabdir Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland oo maanta warbaahinta kula hadlayey Magaaladda Garoowe ayaa shacabka ugu baaqay…
Waxaa Magaaladda Muqdisho maanta ka furmay shirkii wada tashiga Dowladda dhexe iyo dolawladaha xubnaha ka ah dowlada fadaraalka. Shirkan ayaa…
Afhayeenka Wasaaradda Amniga Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan,ayaa sheegay in ciidamada Nabad suggida ay gacanta ku dhigeen 3-kamid ah raggii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday Hotel…
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maamulka Koofur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed ayaa la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday weerarkii galabta lagu qaaday Hotelka…
SOO DHAWAYN, HAMBALYAYN & MAHADNAQ KU SAABSAN MAGACAABITAANKA GUDOOMIYAHA DEGMADA BURSAALAX Waxaan u hanbalyaynayaa Gudoomiyaha cusub ee Degmada Bursaalax Maxamed…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii danbe 28 October…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/COFmbANXtW0
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Thpij_Zb1Wc
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ee sida gaarka ah u tababaran oo ay weheliyaan ciidamada PMPF Puntland oo hawlgal dagaal oo…
Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxa gaari iyo weerarka lugu qaaday hotel Nasahablood-2 ee magaalada Muqdisho. Al-Shabaab hotelka ay…
Goobta qaraxa uu ka dhacay,ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala duwan, waxaana wararkaasi ka mid ah in uu goobta ku…
Qarax kale ayaa Goor dhow ka dhacay Meel u dhow Taalada Daljirka Dahsoon oo aan ka fogeyn Hotelka Naasa-hablood 2…
Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay…
Waxaa maanta maanta oo ay taariikhdu tahay 27 October 2017 qasirga Madaxtooyada Garoowe lagu dhaariyey Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Kalluumaysiga iyo…
Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo,ayaa sheegaya qorshe xasaasi ah oo ay bilowday Madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaana ay dajiyeen…
Meydadka illaa 10 Qof oo Shacab ah oo yaalla Iridka hore ee Hotelka Naasa-hablood 2 Irida hore Ee Hotelka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/z60uKSCtd1Q
Shirkada Amal Bank ayaa ka daahfurtay magaalada kismaayo adeeg cusub oo layiraahdo Amtel kaasi oo ay ka faaiidaysan doonaan macaamiisha…
Waxaa maanta baaqday shirkii wada tashiga ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka iyo Dowlada dhexe. Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka…
Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa oo garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale…
Qarax Xoog leh ayaa Goor dhow ka dhacay Meel u dhow Hotelka Naasa-hablood 2 ee Degmada Xamar-weyne,waxaana socota Rasaas Culus…
Madaxweynaha Jubbaland oo rajo wanaagsan ka muujiyay shirka Madaxda Soomaalida uga furmaya Muqdisho. Kismaayo, 28, Oct, 2017,idilnews… Madaxweynaha Dowlad…
Reysulwasaraha soomaaliya mudane xasan cali kherye oo boqosho ramiga ku jooga wadanka turkiga ayaa maanta kulan laqaatay dhigiisa turkiga buni…
Guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in 6.5 milyan oo qof, ama saddex meelood meel dadka u diiwaan gashan inay codeeyaan,…
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Xubno ka mid ahLabada Gole ee Maamulkaas,ayaa Galabta ka soo…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 26 October 2017 Garoowe kusoo xidhay shirweynaha kalluumaysiga Soomaaliya oo…
Ra’iisulwasaare ku xigeenka Australia, Barnaby Joyce iyo afar siyaasi oo kale ayaa si khalad ah loo doortay maadaama oo ay…
Guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in 6.5 milyan oo qof, ama saddex meelood meel dadka u diiwaan gashan inay codeeyaan,…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/WTpc9oorZxo
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ow4NSH7htgQ
Gurayahaani Ayaa Waxaa Dhistay Hay’ada NRC ,waxaana Dadka Logu Talaga Ayaa Gaarayo Iyo 550 Qoys Cabdullhi Cumar Kaynaan Mareeyaha Hay’ada…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/c6igSFnJkbI
Qaar kamida odayaaasha dhaqanka iyo nabadoono ku dhaqan magalada kismaayo ayaa waxa tababar uqabatay wasaarada arimaha gudaha ee dawlad goboleedka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/0UrFJ68kW8A
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa isagoo kuhadlaya Magaciisa, dhammaan Magaca goleyaasha Dawladda iyo Shacab weynaha Puntland…
Madaxweynaha Jubbaland oo booqday Saldhiga Ciidamada Daraawiishta ee deegaanka Buulo-Guduud amarro ku bixiyay in Ciidamadu ay u diyaar garoobaan Hawlgal…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane…
Guddoomiyaha degmada Wadajir Sheekh Cumar C/laahi Xasan oo Warbaahinta kulahadlay isgooska Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa amaro cusub dul dhigay…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 25 october 2017 sagootiyey 204 arday oo deeq…
Ururka Warbaahinta Soomaaliyeed (Somali Media Association SOMA) oo ah Urur ay ku mideysan yihiin Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta dalka…
Ammaanka Saldhiga Turkiga ee Muqdisho ayaa si aad ah loo adkeeyay, kadib Qaraxii isgoyska Zoobe ka dhacay 14-kii bishan, kaasi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee xarunta…
Guri ku yaalla Xaafadda Buurka-Diikow Ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa Xalay waxaa ka dhacay Qarax Sababay Dhimasho iyo…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowlada Fadaraalaka Soomaaliya ayaa is bedel ku sameeyay Safiirada illaa 8 dal oo bishii hore loogu yeeray…