Dadka reer Kenya ayaa maanta soo dooran doono madaxweyne cusub xilli laga cabsi qabo in rabshado ay ka dhashaan natiijada…
Browsing: Somalia
Koox Bastoolado wadatay ayaa Xalay Xaafadda Seybiyaano ee Degmada Hodan ku dishay Haweeney ka mid aheyd Ciidamada Booliska Soomaaliya oo…
Alla ha u naxarariistee, waxaa shalay magaalada Minneapolis ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday Jeneraal Maxamed Abshir Muse oo loo yaqaanay…
Madaxweynaha ayaa waxaa Furitaanka kalfadhiga 40-aad ee Golaha Wakiilada dawadda Puntland kala qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS Mudane. Maxamed Cismaan Jawaari,…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 October 2017 qado sharaf u sameeyey guddoonka labada Aqal…
Hal kilomiter ayaa la saaray Laamiga Wadada ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka Diyaaradaha Garowe. Parking ama goobaha Baabuurta…
Iska hor imaad khasaare geystay ayaa galabta ka dhacay xaafada Seben seben oo ka tirsan degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho…
Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirada ayaa maanta u amba-baxay magaalada Ankara ee…
Ciidamadda Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa guulo ka gaaray dagaal goor dhaweyd ka dhacay Deegaanka Wirkoy ee Duleedka Magaalada…
Da’yarta qoysaskoodu ay yihiin danayrta ayaa ah kuwo ka shaqeeya duruufo adag waxaana ugu badan shaqooyinka ay qabtaan Caseeyayasha kabaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/QZJEBg-FR9g
Dagaal udhaxeeya ciidamada Dowlad goboledka Jubbaland iyo maleeshiyada alshabaab ayaa goor dhow ka bilawday deeganka wirkoy ee duleedka magaalada Kismaayo…
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Awqaafta Iyo Armaha Diinta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Iyo Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda ayaa booqday Madarasada Salsabiil…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah dalalka ay ciidamada ka…
Ujeedada ugu balaaran ee ay kooxaha ka soo horjeeda Nabadda iyo Daganaanshaha Puntland qaraxyada iyo weerarada ugu geysanayaan Boosaaso ayaa…
MAXAA KA SOCDA VILLA SOOMAALIYA?.. Dadka aadka u yaqaan Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxay ku wada xaqiijinayaan inuu…
Wasiirka Waasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa agab isboorti kuwareejiyay Gudoomiyaha Deegaanka Goobweyn. Goobta lagu wareejinayay…
Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Dowlada Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta tababar ku saabsan badbaadinta qoyska ka furtay Magalada Kismaayo. Tabarkaan ayaa…
Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo garowe dib ugu soo laabtay kadib ka qaybgalkisii caleema saarka Madaxweyne Waare,ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada Gobolka ayaa gaaray magaalada…
Saacadihii la soo dhaafay ayaa Guud ahaan magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku dhaw dhaw waxaa ka hooray Roob ay ku…
Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada garoowe ayaa waxa goor dhoweyd si weyn loogu soo dhaweeyey Guddoomiyayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka…
Qarax ayaa waxaa fuliyay nin naftiisa halige ah,iyadoo ay ku dhaawacmeen afar qof oo rayid ah iyo ninkii qaraxa fuliyay…
Waxaa maanta kusoo wajahan caasimada Puntland ee Garowe Gudoomiyaha Golaha Shacabka FadaraalkaMohamed Osman Jawaari. Booqashada Gudoomiye Jawaari uu ku…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/9YfGCyhOKIE
#TURKEY Waxaa dhawaan laga furay Muqdisho saldhig milatari oo dowladda Turkiga ku yeelanayso saldhigii ugu horeyay noociisa oo laga furo…
Madadaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay…
Taliyayaasha milatariga ee AMISOM iyo ciidamada Soomaaliya ayaa maanta ka shiray qorshayaasha milatari ee la sheegay inay socdaan ee ka…
Labada Madaxweyne waxa ayaa ka wadahadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, amniga gobolka iyo la dagaalanka kooxaha argagixisada ah.…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaal ku marayay qaar ka mid ah wadamada dariska ah ayaa gaaray magaalada…
Hay’ada Saado oo ka Shaqeeysa horumarinta bulshadda ayaa maanta Magaaladda Kismaayo 50. Dhalinyaro ah oo laga soo xulay 5-ta xaafad…
Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Lr. 126 , soona baxday shalay oo taariikhdu…
Wasiirka Wasarada Warfaafinta Isgaarsiinta iyo tagnoolajiyada Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan oo la hadlayey Warbaahinta waxa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada jowhar ee Xarunta KMG ah ee Dowlad…
Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ka bilaabatay munaasabada caleema saarka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo ay ka…
Wafti uu horkacayo Ra’iisal wasaaraha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,ayaa goor dhow ka degey garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar iyagoo…
Afhayeenka Ciidanka Booliska Muqdisho Qaasim Axmed Rooble oo goor-dhaw Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidanka uu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/waiwAWS6tqQ
Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Shabeelada hoose Cali Nuur Maxamed oo la hadlay warbaahinta ,ayaa waxaa uu sheegay in Dagaalamayaasha Al-Shabaab…
Madaxda qaar ka mid ah Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,ayaa saaka gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle,…
Wararka ka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in dad isku soo xiray waxyaabaha qarxa ay ku dileen in ka…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta u anba baxaya Magaalada Jowhar,halkaas oo ay…
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hir-Shabelle,ayaa sheegaya in saaka ay ka socoto qaban qaabadii ugu dambeysay ee Munaasabadda Caleemo Saarka…
Doodii Aqalka Sare ayaa maanta lagu kala aragti duwanaaday. Senator Goonjeex oo ay Madaxweynaha isku hayb yihiin iyo Senator Dhagdheer…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] ayaa xaqiijiyay inay soo gaartay martiqaad uu Madaxweyne Farmaajo u diray Madaxda maamul-goboleedyada…
Degmadda #GARYAQAAN (Yoombeys) waa mid ka mid ah magaalooyinka fara ku tiriska ee Gobolka Nugaal oo uu ka socdo horumar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah dawlada Fadaraalka…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka…
Shir looga hadlayay amniga caasimadda Garoowe oo ay ka qaybgaleen Wasiirka amniga Puntland, Guddoomiyaha gobolka Nugaal, Taliyaha Booliiska Puntland,Talyaha la…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tb_WQgWlhPs
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/R1em7CrvycI
FARMAAJO IYO 21st Oct. 21st Oct.1969 yuu afwayne ku dhawaaqay afgambi iyo xaalad deg deg ah inuu dalku ku jiro,…
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray magaalada Garoowe, isagoo ka soo laabtay safar uu ku joogay…
Iyadoo laga duulayo xasuuqii ka dhacay Muqdisho 14kii bishaan oo in ka badan 300 qofood oo rayad ah oo aan…
Dawlada soomaaliya oo soo bandhigtay macluumaad saabsan qasaaraha qaraxii zoobe. Dowladda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay macluumaad ku saabsan Qaraxii 14-kii…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/cWZ59En1O1Q
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 20 October 2017 booqasho ugu soo…
Shir ku saabsan habka maareynta dhulka magaalooyinka Puntland, waxaana ka qeybgalay Madaxda Wasaarada Hawlaha Guud,Guryeynta iyo Gadiidka,Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Wasaaradda Deegaanka,Wasaaradda…
Madaxweynaha ayaa kormeeray dhismaha wadada ceel-daahir – ceerigaabo oo dhismeheedo meel wanaagsan marayo, waxaana Madaxweynaha iyo weftiga uu hogaaminayey kormeerkooda…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ka reebay Guddiga Gurmadka QARAN labo wasiir oo muhiim u ahaa hawsha gurmadka…