Doon kalluumeysi iyo 21 kamid ah shaqaallihii saarnaa ayaa waxaa afduubtay maanta kooxo burcad-Baddeed ah, sida warbaahinta koonfurta Kuuriya ay…
Browsing: Somalia
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/v6aBm5ygcZo
Jaqanaf talyaha Booliska Gobolka karkaar oo waraysi siinayay tv-ga Somalicaple ayaa shacabka ugu hanbalyeeyya dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan. Talyaha…
Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay in wiilka madaxweyne Trump soddoga u yahay isku dayey in uu si sir ah xidhiidh ula…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Bisha Ramadaan waa bisha Quraanku soo degey; isagoo dadka hanuun u ah, hanuun ku…
Madaxweynaha Dawlada Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay maanta ,ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Qasriga madaxtooyada waxuu…
Madaxweynaha dawlada Puntland iyo waftigisii,ayaa hada ka dagay magaalada Garowe ee caasimada Puntlad. Madaxweynaha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha garowe…
Sida laga soo xigtay masuuliyiinta maamulka somaliland,waxaa dhawaan si rasmiya dawlada imaaraadka carabta ciidamadeeda Cirka iyo kuwa Badda uga hawlgali…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-5-2017 ,xukun dil doogasho ah ku…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/vCftrZBGt8Q
Madaxweyne Gaas oo maalmahan ku jiray safaro uu ka marayay dalal kamid ah qaarada Yurub ,ayaa ugu danbayntii soo afmeeray…
Maamulka Gobolka Bari ee Puntland iyo waxagardka Gobolka ayaa maanta isla qaatay go’aan lagu mamnuucayo in mudo 40-cisho ah la…
Warbaahinta caalamiga ah ee idilnews waxay bulshada islaamka meel kasta ay joogaan u diraysaa hanbalayada dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan.…
Waftigii uu hogaaminayay madaxweyne Farmaajo oo maalmahan booqashooyin rasmiay ku kala bixinayay dadlaka Sacuudiga,Jabuti iyo Qadar,ayaa maanta dalka dib ugu…
Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa laashay sideed ka mid ah kuraasta aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya,, waxayna amartay in dib…
Dawladda Puntland ayaa maanta 26 May 2017 si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinimada berito oo kubeegan 27 May 2017…
Madaweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Doxa ee dalka Qadar kulan kula qaatay Amiirka dalkaas Shiikh Tamim Bin Xamad…
Trump oo iska horleexiyay Raysalwasaaraha dalka Montenegro Dusko Markovic oo hor socday xili ay ku guda jireen hogaamiyayaasha Gaashaanbuurta NATO…
Maalmo ka hor ayaa waraysi uu bixiyay madaxweyne xigeenka dawlada Puntland mudane Camey,waxuu ku sheegay in ay gacanta ku dhigeen…
Dawlada Puntland ayaa dib u anba bixisay dadkii somaliyed ee kusoo hayaamay xiligii abaarta darani jirtay. Dadkaas oo ka kala…
Madaxweyne Gaas iyo waftigisii maalmahan ku gaala bixinayay booqashada dalal ka mid ah qaarada Yurub,ayaa maanta soo afmeeray booqashadisii. …
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8DFGdyjRpgg
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ObgTY0SfMZA
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/fveQG7fv_q8
Maanta oo khamiis ah waxaa ku qabsoomay qasriga madaxtooyada ee garowe shirkii khamiislaha ee Golaha wasiirada dawlada Puntland. Shirkan oo…
Somaliland ayaa sheegtay inaanay aqbalayn lacag caawimo ah oo guddida abaaraha ee Soomaaliya ay sheegtay inay Somaliland siinayso. Lacagtaas oo…
Deegaanka Xanaanbuurre ee gobalka Mudug ayaa waxaa maanta markale isku fara saaray maleeshiyo xoolo dhaqato ah oo kala soo jeeda…
Waxay Dowlad goboleedka Jubbaland go’aansatey inaan la aqbali karin habka ay dowladda federaalku u maareynayso kheyraadka dalka. Sidaa awgeed dowlad…
Shirkii khamsiilaha ahaa ee dawlada Jubaland ee Somaliya ,ayaa maanta ka qabsoomay magaalada kismaayo. Shirkan oo ka dhacay guriga martida…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/0l5Lxu0e84c Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8DFGdyjRpgg
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in madaxweyne Siilaanyo cafis ufidiyay wariye Coldoon. Coldoon oo ah wariye badanaa ka…
Wasiirka arimaha dibada dawlada fadaraalka Yuusuf Garaad Cumar oo qayb ka ahaa waftiga madaxweynaha ee booqashada ku gaaray xalay dalka…
Ciidamada Philippine ayaa maanta galay magaalo la haysto oo ku taalla jasiiradda koonfureed ee Mindanao, si ay halkaas uga nadiifiyaan…
Maalmahan waa soo if baxaya doodo iyo muran ku saabsan maqaabka ay yeelanayso magaalada muqdisho oo horay uhaan jirtay caasimada…
Kooxda Manchester United ayaa ku guulaysatay koobkii labaad ee xilli ciyaareedkan, waxa ayna xaqiijisay in xilli ciyaareedka dambe ay ka…
Maxkamadda Ciidamada dawlada fadaraalka ah,ayaa maanta dil toogasho ku fulisay askari ka tirsanaa nabadsugida dawlada fadaraalka kaasoo lagu magacaabi jiray…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa dhagax dhigay leerarka iftiimiya wadada ay ku ordaan Diyaaradaha ee Garoonka…
Wadamada Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa ka mamnuucay wadamadooda taleefishinka caanka ah ee Aljazeera kadib markii dowlada Qadar ay…
Haweeney ayaa noqotay qof lixaad ee loo qabto weerarkii ka dhacay Manchester, xilli ay booliska sheegeen in ay baarayaan “shabakad”…
Dawlada Puntland,ayaa maanta si rasmiya xariga uga jartay saldhiga Booliska ee Deegaanka Xamar lagu xir ee Gobolka Cayn. Saldhigan oo…
Shan qof ayaa la xaqiijiyey inay qaraxa ku dhinteen, islamarkaana 6 qof oo kale ay ku dhaawacmeen. Al-shabaab ayaa sheegatay…
Madaxweynaha dawlada fadaraalka oo maalmahan booqasho ku joogay dalka jabuti,ayaa maanta soo gabagabeeyay booqashadisii isla markaana uga sii baqoolay dalka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ENQe6_YiSMk
Booliska magaalada muhiimka u ah puntland ee Gaalkcyo,ayaa ugu danbayntii ku guulaystay gacan ku dhiiglihii dilay haweeneydii ka tirsanaan jirtay…
Xaalada magaalada bosaso ayaa degan kadib qaraxii ismidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay halkaas. Ciidanka amaanka ayaa tan iyo xalay…
Qarax ayaa laga soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay magaalada agagaaarka dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.…
Ladane waa mid kamid ah Gudoomiyayaasha Degmooyinka muqdisho ee shalay la magacaabay. Si gaar ah waa Gudoomiyaha Degmada Cabdicasiis ninka…
Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cabdi Xaashi, ayaa Puntland ku eedeeyay in ay diiday heshiis ay isku raaceen intooda kale,…
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Xubno ka tirsan Laamaha ammaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray garoonka Bali-doogle ee gobalka…
Koox la aminsan yahay in ay ka tirsanaayeen xarakada Al-Shabaab ayaa gaari ay ciidamada Kenya leeyiin qarax ku weeraray inta…
Ninka gaystay weerarkii Manchester waxay u “badan tahay” in uusan kaligii soo maleegin weerarka, sida ay sheegtay wasiirka arrimaha gudaha…
Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa manta 24, May, 2017 ka qayb…
Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa saaka subax nimadii 24, May, 2017,…
Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad qalin jebin ah oo loo qabtay 159 arday…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo maalintii labaad ku sugan Wadanka Jabuuti oo uu booqasho…
Wariyaha caanka ah Cabdisalaan Hareri oo maalmahan ku sugnaa caasimada Puntland ee Garowe,ayaa barnaamij uu ka sameeyay socdaalkiisa waxuu waraysi…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qayb-galey kulan lagu taageerayey Xukuumadiisa. Kulankan oo…
Heshiiska oo ka dhici lahaa Jaziirada Seychelles, ayaa fashilmay ka dib markii Puntland ay diiday inay saxiixdo. Qorshaha Heshiiskan…
Halkan hoose ka aqriso Beelaha ay kasoo kala jeedaan: Gudomiyaasha cusub e Degmooyinka 1- Gudoomiyaha Degmada C/casiis Sharmaarke Maxamed Ladane,…
Caawa fiidkii ayaa xilka laga qaaday 15 ka mid ah gudoomiyayaashii degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoo la magacaabay 15 gudoomiyayaal cusub…