Madaxweynaha Puntland oo weli ku sugan Magaalada London, kana mid ahaa Madaxdii Somalida ee shirkaasi ka qaybgashay ayaa sheegay in…
Browsing: Somalia
Diplomaasi Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ka faalooda arrimaha Soomaaliya, kuna sugan magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland ayaa ku…
War murtiyeed oo ka kooban dhowr bog ayaa laga soo saaray shirkii arimaha Soomaaliya ee London, ayadoo ay si wadajir…
https://youtu.be/M0PviXHI74Q
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8FeD9_l-m0Q
Waxaa goor dhow bilowday shirka caalamiga ee looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo ka furmay Aqalka Lancaster House ee magaalada London.…
Munaasabadan oo aheyd mid si maamuus leh loo soo agaasimay, ayna ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne somaliyed oo ka…
“Waxaan ku raacsanahay Maryan Mursal oo waxaan leeyahay dhamaanteen waan wada farmaajeysanahay, waxaan leenahay farmaajo noo wada geeya, Laakiin farmaajo…
”Waxaa laga hadlaa madaxweynayaal badan iyo Maamulo anigu waxaan ahay dadka aan rumeysneen Federaalism-ka, wax yar u kaadiya adeer, waxaa…
“Walalayaal waxaa ogtihiin 8dii Febraayo in Golaha shacabka oo metelaya shacabka Soomaaliyeed ay cod aqlabiyad ah ku doorteen madaxweynaha ,…
Waxaan rabaa inaan halkan idiinka cadeeyo Soomaali waa midowday, Shacabkeenu waa midoobey, qabiil iyo qurunkiisa waa tuurnay, waxaan rabnaa caawa…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Aammusnaantu masdarka weeye awoodda weyn. Lao Tzu Silence is a source of great…
”Habaar in uu i haysto baan ka baqsanahay. Haddaan ahay Waraabe, maxay tahay musiibadani oo Maalig kelidey uun igu salliday?”…
Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigiisa ayaa booqasho ku tagi doona Dalka Norway. Madaxweynaha ayaa casuumad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka ee Somaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Amniga, kaasoo ay ka qeyb galeen…
Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbada uu shirkaan ka jeediyay ku amaanay kaalinta qurbaha joogta ee dib u dhiska dalka iyo kaalinta…
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ahna Sii Hayaha Xilka Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta waxa uu caasimadda…
Maalinta Khamiista ah ee 11-bishan ayaa waxaa Magaalada London ee dalka Ingiriiska ka Furmi doona shir looga xaajoonayo arrimaha Soomaaliya…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xilkii ka qaaday madaxii hay’adda dambibaarista ee FBI-da, James Comey. Aqalka Cad ayaa sheegay in…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/58Jhe9bgDRU
Gudiga dib u dhiska isbitaalka guud ee Gaalkacyo ayaa ka hadlay halka uu marayo dhismaha isbitaalka iyo waxa u qabsoomay…
Waxaa xilkii uu ka qaaday talyaha Booliska Puntland Jeneral Ereg,talyihii qaybta Booliska ee Gobolka Mudug Cismaan Xasan Cuuke (Afdalow). Afdalow…
Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si balaaran loogu soo dhaweeyay magaalada London waxyar…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafti hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay London,hoos ka daawo muuqaalka. …
Sida uuu sheegay talyaha qaybta Booliska Gobolka Nuugaal Cabdirashiid Awmaxamuud in hawlihii Booliska ay faraha kula jiraan maamulka Gobolka. Talye…
Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Maanta Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda ku dhexmaray Degaanka Goof-gaduud ee Gobolka Baay.…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafti hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay London. Madaxweynaha iyo waftigiisa…
Madaxweynaha dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa si balaaran loogu soo dhaweeyay magaalada London waxyar…
Halkan ka daawo muuqaalka
Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa saakay ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde isagoo ku…
Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo dawlad goboleedyada xubnaha ka ah Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo…
Qarax gaari ayaa goordhaw waxaa uu ka dhacay maqaahida Coffee Italia oo u dhaw xafiiska Immigration ee wadada Maka- Al-mukarama.…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiro,Taliyaasha Ciidamada iyo Madaxweynaha K/galbeed ayaa Safar dhanka Dhulka…
Qarax aad weyn ayaa goor dhow abaarihii 5:30 galabnimo ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxan oo aad u xooganaa ayaa daryankiisa…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inuu rajeynayo in xubnaha aqalka congress-ka Mareykanka ay noqdaan kuwa ay ka…
Ciidamada booliska Magaalada Boosaaso ayaa xabsiga dhigay nin muddo 25 sanno ku shaqaysanayay sixirka iyo nin kale oo kaaliye u…
Xafiiska Madaxweyne Karzai Ashraf Ghani ayaa shaaciyay dilka hugaamiyihii ISIS ee gudaha dalka Afqaanistaan Cabdil Xasiib. Ghani ayaa sheegay in…
Madaxweynaha dawlada Fadaraalka Soomaaliya,ayaa markii ugu horaysay safarka dhulka ua baxay muqdisho oo ah halka lagu waardiyeeyo isaga iyo xukuumadisa.…
Dawladda Soomaaliya ayaa wafti horu dhac ah,waxay u dirtay Magaalada London ee dalka Ingariiska ,halkaasoo 11-ka Bishaan uu ka furmi…
Madaxweyne Gaas oo ka duulaya codsi uga yimid qaar kamid ah beelaha Puntland oo ka cabanaya qoondadooda Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland,ayaa…
Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax lagu xiray baabuur uu goor dhowayd ka dhacay waddada Maka Al-Mukarrama.…
Emmanuel Macron ayaa ku guulaystay doorashada madaxtinnimada Faransiiska, asagoo helay ku dhawaad 65.5% codadkii la dhiibtay, halka haweeneydii la tartamaysay…
Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng Abdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 07 May 2017 kulan…
Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Puntland ayaa maanta xoriyadoodii u soo celiyay 11 qof oo lagu eedeeyay inay ka tirsanayaan…
Sideetan iyo laba ka mid ah gabdhihii iskuulayda ahaa ee sanadkii 2014 laga afduubtay magaalada Chibok, ayaa waxaa soo daayay…
Ciidanka dawladafadaraalka, ayaa dilay Hogaamiyihii Al-shabaab ee gobolka Shabeelaha Hoose iyo maleeshiyaad kale oo la socday, sida uu sheegay wasiirka…
Wasaaradda gaashaandhigga dalka Mareykanka ayaa sheegtay in askarigii dowladda Mareykanka looga dilay Soomaaliya la oran jiray Kyle Milliken. Kyle,…
Codbixiyayasha Faransiiska ayaa maanta codkooda ka dhiibanaya wareegga ugu dambeeya ee doorashada madaxtinimada dalkaasi. Waxa ay kala dooranayaan Emmanuel Macron…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr.49, kuna saabsan…
Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo waraysi siinaya idaacada VOA laanteeda afka somaliga ayaa arimo badan oo ku aadan dib usoo celinta…
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray hogaanka saadka ee ciidamada dawlada fadaraalka,gaar ahaan goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada,hoos…
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) Oo Daawooyin Caafimaad oo Kala Duwan Gaarsiiyay Xarunta Hooyada iyo dhalaanka ee Degamada Carmo Gobolka Bari,hoos…
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa wuxuu ka hadlay askariga ka tirsan dowladda Mareykanka ee lagu dilay hawlgalkii ka dhacay…
Waxaa magaalada garowe laga furay Hotel casriya oo ay malagashteen ganacasato reer Puntland ah. Hotelkan oo lagu magacaabo Grand Hotel…
Kismaayo, Jubbaland_Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam,ayaa maanta si rasmi ah ugu amba baxay Shirka London…
Goobaha Waxbarashada ee kismayo,ayaa maanta si rasmi ah ugu fariisteen ardayda waxkabarata Dhamaan xarumaha Waxbarashada imtixaanka sanad dugsiyeedka waxaana lagu…
Wararka Ka Imaanaya Jasiirada Madhawa Ee Gobolka Jubadda Hoose Ayaa Sheegayo In Guri Ku Yaala Deegaankaas Ay Dhagxaan Ku Daadanaayaan…
War saxaafadeed ka soo baxay shirka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay fara gelin ku heyso Maamulka Hirshabeelle, isla…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 06 May 2017 safar shaqo…
Aniga waxaan aaminsanahay in sharciga dawladu yahay wax bulshadu Soomaaliyeed heshiis ku tahay. Markaa way adag tahay in Firkir siyaasadeed…