Farmaajo isagoo qiiraysan oo erayo wadaniyadeed afkiisa ay ka burqanayaan ayuu xalay kasoo dhex muuqday xaflad lagu sheegay in loo…
Browsing: Somalia
Xaaladda deegaamadii ay ku dagaalameen ciidanka difaaca Puntland iyo Alshabaab ee buuraleyda Galgala ayaa saaka degan kadib markii, sida ay…
Ra’isal wasaaraha Ciraaq, Xaydar Al-Cabbaadi, ayaa tagey magaalada Mosul waxaanu sheegay in magaalada laga xoreeyey kooxda la baxday Dawladda Islaamka.…
Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqday Sabtidii inay 639 milyan oo doolar ugu deeqeyso dalalka Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen…
Waxaa maanta albaabada loo xiray suuqyada ganacsiga ee magaalada Boosaaso, kadib markii ganacsatadu ay ka biya diideen canshuur macaash ah…
Wasiirka arimaha Gudaha fadaraalka Cabdi Faarax Juxaa,ayaa dawlada fadaraalku ka qaadatay ciidamadii ilaalada gaarka ah u ahayd. Juxaa ayaan ilaa…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 08 July 2017…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/LCBK_Xzvolg
Banaanbax balaaran oo iskugu jira mahadnaq,soo dhaweyn iyo Codsi ayay maanta dhigeen shacabka Degmada cusub ee Dhudhub. Degmada Dhudhub…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/uGEVZZKXmH4
Marwada madaxweynaha Dawlada Puntland Hodan Siciid Ciise ayaa qasriga madaxtooyada Puntland kual shirtay gudoomiyayaasha haweenka Gobolada dalkoo idil. Kulankan oo…
Talye ku xigeenka Booliska Gobolka Nugaal Ibraahim Maxamed Cabdi oo saxaafada la hadlayay,ayaa sheegay in sugidii amniga caasimada Puntland ee…
Wararka ka imaanaya Duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhexeysa Ceelasha-biyaha iyo Siinka Dheer ayaa sheegaya in Maanta halkaas…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa ka warbixiyay xiliga uu furmayo kalfadhiga labaad ee Golaha Aqalka Sare…
Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay in deeq lacageed oo dheeraad ah oo ay siinayaan wadamada ay abaartu saameeysay oo ay…
Saraakiil ka socotay dalalka ku midoobay G-20 ayaa tan iyo xalay gudaha magaalada Hamburg kaga shaqeynayay sidii looga gudbi lahaa…
Halkan ka daawo muuqaalka 1aad https://youtu.be/VB7_zPAdgKs Halkan ka daawo muuqaalka 2aad https://youtu.be/JB0iwMfRxro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulllaahi Maxamed Farmaajo ayaa furay Kalfadhiga 2-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda fadaraalka…
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa shacabkii uu la kulmay mid mid u waydiinayey dhaqaalalaha , amaanta ay u hayaan Xukuumadda iyo…
Wasiirka arimaha gudaha Kenya, Joseph Nkaissery, ayaa ku geeriyooday cisbital ku yaal caasimadda Nairobi, saacado ka dib markii uu halkaa…
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan mudanayaasha aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka qayb-galaya barnaamijka Martida Makarafoonka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhigiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa markii ugu horreysay fool ka fool u kulmay. Labada hogaamiye…
Afarta dal ee Carbeed ee hogaaaminaya go’doominta ka dhanka ah Qadar ayaa diidmada Dooxa ee dalabkooda ku macneeyay halis ammaanka…
Shir ballaaran oo lagu wargalinayey bixinta canshuuraha in ka badan 157 shirkadood oo isugu jira Ajaanib iyo Soomaali oo ku…
Maydadka ayaa laga soo saaray jikada iyo goobta la isku booqdo ee xabsiga sida uu sheegay Roberto Álvarez oo ah…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/7MQ8hOSrBFg
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/cpwTxvuJCBU
Lixdan Arday ayaa maanta ka qalanjabiyay jaamacada PSU faraceeda magaalada Gaalkacyo. Ardaydan ayaa ka qalanjabiyay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada…
Maalmihii udanbeeyay waxaa ka taagnaa Magaalooyinka waa weyn ee Gobolada Dhexe sida Beledweyne,Caabudwaaq iyo Guriceel xasarad ku aadan diidmo la…
Bannaanbaxyo ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacayo,kuwaas oo ka dhashay diidmada lacagta shilin Soomaaliga Waxaa istaagay isku socodkii magaalada…
Mid ka mid ah waxgaradka iyo Ganacsatada Gobolka Mudug oo lagu magacaabo ALLAHA u Naxariistee C/risaaq Muuse Nuur yare oo…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/cJ4Xa3kx0Ds
Wasaaradda Amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ay soo saartay waxay ku sheegtay in loo baahanyahay inay isi soo diiwaan…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabo muhiim ah hore ugu qaadday sidii loo soo wareejin laha amaamulka hawada kadib markii…
Maxkamadda milatariga ee Puntland ayaa xukunno ku riday 11 qof oo ku eedaysnaa falal argagixiso, waxaana qaarkood lagu xukumay dil…
Bannaanbaxyo rabshado wata ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Caabudwaaq iyo Gaalkacayo dhinaceeda Koonfureed ee maamul Goboleedka Galmudug, kuwaas oo ka…
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa looga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa waxaa garoonka…
Wasaaradda Amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa amar ay soo saartay waxay ku sheegtay in loo baahanyahay inay isi soo diiwaan…
Husseyn Aadan Cige Deyr Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo shir jaraaid qabtey ayaa waxaa uu ka Hadley warar la isla dhax…
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa maalinkii labaad ka socda shirka Golaha Amniga Qaranka, kaasi oo shalay gelinkii dambe ka…
Madaxweynaha Mareykanka Donald ayaa sheegay in Mareykanku ku howlan yahay la tacaalidda waxa uu ugu yeeray tallaabooyinka khalkhal gelinta ammaanka…
Shirkadda diyaaradaha Qatar Airways ayaa sheegtay in rakaabka ay kombiyuutarada laptop-ka la kori karaan diyaaradaha duuliimaadyada tooska ku aadaya dalka…
Mareykanka ayaa wargeliyey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay inuu qaadi doono tallaabo milatari si uu uga hortago khatarta ka imaneysa…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/td6l_geKlNk
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo muddo labo maalmood ah…
Ciidanka Jubbaland ayaa maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku laayay deegaanka Lugloow oo dhinaca Waqooyi magaalada Kismaayo ka xiga qiyaastii 17-KM.…
Guddiyada Barlamaanka Puntland ayaa maanta bilaabay soo gudbinta warbixino ku aadan arrimaha ay kala qaabilsan yihiin waxaana maanta soo gudbiyey…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Yuusuf Garaad…
Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare Dawlada Federaalka ee Somalia Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan iyo agaasimaha…
Fiqi Bashiir cabdulle Codweyn oo saacad ka hor ku geeriyooday dalka Sweden. Fiqiga ayaa waayahan danbe xanuunsanaa,kuna xanuunsanaa dalka Sweden…
Guddiyada Barlamaanka Puntland ayaa maanta bilaabay soo gudbinta warbixino ku aadan arrimaha ay kala qaabilsan yihiin waxaana maanta soo gudbiyey…
Hoggaamiyaha Korea-da Waqooyi, Kim Jong Un, ayaa ku faanay tijaabadii guusha lahayd ee dalkiisa uu talaadadii ku sameeyey gantaal nooca…
Dalalka Baxreyn, Masar, sacuudi Carabiya iyo dalka Isu taga Imaaraadka ayaa ka wadaxaajoonaya xaaladda dalka Qadar ,bil uun ka dib…
Warbixin ay soo saartay hay’ad samaysa daraasaadka ayaa Sacuudi Carabiya ku eedeysay inay tahay meesha ugu weyn ee ay ka…
Ciidamada Jubaland iyo kuwa dawlada fadaraalka qaybtooda Jubaland, ayaa xalay kula dagaalamay duleedka deegaanka Lugloow oo qiyaastii 17 km dhanka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi…
Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Maanta Ka furmaya Magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominaayo Madaxweynaha Somaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo. …
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safarro uu mudooyinkii…
Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa uga hadlay xiisadaha ka aloosan gobollada dhexe ee ku…