Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/jEbD9C_9gWs
Browsing: Somalia
Oraahdan waxan weydiiyey in badan oo dadka kamid ah, badidood waa ay igu waafaqeen, hase ahaatee qaar kamid ah waxa…
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,ayaa maanta oo taariikhdu tahay 06.05,2017 waxa uu Gaalkacyo ka dhagax dhigay mashaariic…
Ciidamada badda ee dalka Shiinaha ayaa dekeda Bosaso keenay saddex Nin oo burcad-badeed Soomaaliya , kuwasoo gacanta lagu dhigay ka…
Sida laga arkay muuqaal lagu baahiyay barta intarneedka ee madaxtooyada Soomaaliya, ra’iisalwasaaraha Itoobiya waxa uu sheegay in isaga iyo Farmaajo…
Kismaayo, Jubbaland -Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ka gudoomay shahaado Sharaf la taliyaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CCoFCsND6TU
Milatariga Mareykanka ayaa sheegaya in mid ka mid ah ciidamadooda khaaska ah lagu dilay gudaha Soomaaliya, labo kalena lagu dhaawacay…
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer Madaxwayne oo uu ku aqbalay xilka qaadistii Hanti dhawrka ee Golaha Wasiirada…
Madaxweynaha waddanka Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in sharciga meesha looga saarayo barnaamijka daryeelka caafimaad ee…
Wasiirka arrimaha dibeda dowlada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa faahfaahin ka bixiyey heshiisyo muhiim ah oo magaalada Addis ababa…
Hanti Dhowraha Guud ee Soomaaliya, Dr Nuur Faarax Jimcaale, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xil ka qaadis ay xalay magaalada Muqdisho…
Garaad Saleebaan garaad Maxamed oo in mudo ah caafimaad ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa shalay waxaa si weyn loogu soo…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Allaha Unaxariistee waxaa gelinkii dambe ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu Aasy Wasiirkii Holwaha Guud iyo Dib u dhiska…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefti uu hogaaminayo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar kadib markii toddobaaydadii la soo dhaafay…
Halkan ka daawo muuqaalkaa https://youtu.be/FSosDnVhAYQ
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa ku kulmayadis-ababa xarunta itoobiya. Kulankan…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa goordhaw kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxa…
Madaxweynaha maamulka Gobolada Dhexe Shiikh Maxamed Shaakir Cali ayaa sheegay in doorashadii ka dhacdey Cadaado aysan iyaga khuseyn isla markaana…
Allaha u Naxariistee waxaa caawa agagaarka xaruna Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho lagu dilay Wasiirkii howlaha guud iyo Dib u…
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa soo xirey kulan looga hadlayey dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda, kaasi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo gaabiyay safarkiisa uu ku joogo dalka Ethiopia si uu…
Maamulka Jubbaland, ayaa waxa ay ka dalbadeen dowladda Federalka Somaliya in si adag loo baaro dilkii xalay Magaalada Muqdisho loogu…
Madaxweyne Farmaajo si burhaan leh ayaa loogu soo dhaweeyay caasimada itoobiya ee Adis-ababa. Hogaamiyayaasha Itoobiyada maanta waxay muujiyeen in ay…
Wasiirka Amniga Puntland Cabdi xirsi Cali qarjab ,Agaasimaah Hya’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland ,Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/jvSrlAJQvEw
Daawo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum…
Mid ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho ayaa noqday madaxweynaha maamulka aan sharciyada buuxin ee cadaado. Doorashada Madaxweynaha maamulka aan…
Gen. Cabdiqaadir Faarax Erag ayaa uga warbixiyey warbaahinta booqashadiisa,wuxuuna sheegay in uu u yimid sidii loo tayeyn lahaa ciidamada Booliska…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8j_Qiu-b-D4
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka la…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.…
Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Allaha u naxariistee Cabaas Sheekh C/laahi Siraaji ayaa goor…
Madaxweynaha jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xeryaha ay ku nool yihiin dadka soo barakacayaasha ee…
Maxweynaha Soomaaliya ayaa maanta lagu wada inuu booqdo magaalada Addis Ababa. Waana booqashadii ugu horreysay ee uu Madaxweyne Farmaajo ku…
Donald Trump ayaa sheegay in uu moodayay in madaxweynenimadu “ay ka fududatay”sida ay hadda tahay, arrintaas ayuu ku sheegay waraysi…
Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri: “Waa inaan shacabka dhexgalnaa oo an dhageysanaa tallooyinkooda, waa inaan aqbalnaa isla xisaabtanka, waa inan ciidankeena…
Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo kamid ah Baarlamaanka maamulka Jubaland oo dhowaan laga Masaafuriyey magaalada Kismaayo, ayaa Maanta Warbaahinta kula…
Wararka aan ka heleyno xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta halkaasi ciidamo gaar ah oo katirsan dowlada Soomaaliya ka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay Madal looga hadlayo dar-dar galinta Waxqabadka…
Dadka ku nool Magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha Hoose gaar ahaan deegaanka No: 50 ayaa ku soo waramaya in…
Maalmo yar uun kadib marki uu ku celceliyey inuu ka fakarayo tallaabo millatari oo ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi, ayuu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/mgXFmhCk_2g
Gudoomiyaha Degmada Badhaadhe Maxamed Ibraamim Fanax ayaa xariga ka jaray Dekad yar oo ay Doonyaha qaada rakaabka ee Degmada Jawaay…
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ballaaran ku gaaray magaalada Buuhoodle…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 May 2017 magaalada Gaalkacayo kulan muhiima kula yeeshay maamulka…
Hay’ada maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa ku dhawaaqday inay kooxo qiimeeya u dirtay deegaamada ay xalay ilaa saaka ka…
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka safar ballaaran ugu baxay magaalada Buuhoodle…
Wafti ka socday Gudiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya muda 10 maalin ah ku sugnaa Puntland ayaa waxa ay…
Dowladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula qaadatay saaxiibada beesha caalamka si loogu diyaar garoobo…
Maxamed C/llaahi Maxamed Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay ka qeyb galay xaflad lagu soo Xeraayay Kalfadhigii 1aad ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa munaasabada 1da May, 2017 oo ah maalinta shaqaalaha Adduunka ugu…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/TUbAzRiS4Pc
Isku dhaca labadaas gaari ayaa sababay dhimashada 4 qof oo dhammaantood rag ahaa, halka dhawaacu uu gaarayo 6 qof. Dadka…
Xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay labo nin oo dhallinyaro ah oo lagu eedeeyay kufis iyo…
Magaalada Muqdisho waxa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka Sigmar Gabriel. Gabriel waxa uu kulamo kula…