Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa Garoowe kaga qaybgalay kulan lagu soo bandhigayey Cabdirasaaq Cabdiraxmaan Kulan oo kamid ahaan jirey ururka…
Browsing: Somalia
Kismaayo,Jubbaland,idilnews. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Qado sharaf u sameeyay Sarakiisha Qaybta 43 ee…
Mid ka mid ah xubnaha xisbiga Takfiirka oo shaaciyay in uu isaga baxay ururkaas. Cabdirisaaq Cabdirixmaan oo ka mid…
Madaxweyne Farmaajo ayaa Turkiga aadaya kadib maalin un markii ay Ankara sheegtay in 10 Milyan oo Dollar ay ku kabi…
Kismaayo,idilnews, Jubbaland Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah tababar usoo xiray…
Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka Jeneraal James Mattis ayaa Axadii shalay gaaray dalka Jabuuti oo ay ku taal xerada ugu weyn ee…
Murtida Maanta [Thought of the Day] Winners must have two things: definite goals and a burning desire to achieve them.…
Shan Inammood iyo Aabbahood [Sheekaxariirooyinka Ciid iyo Ceelcad] Waxaa jiri jirey oday xoolo badan oo dabjoog ah lahaa oo afadiisa…
Saadaasha hawada ayaa tilmaantay in maalmaha soo socda ,gaar haaan maalmaha Khamiista ,Jimcaha iyo sabtida ay ka da’i doonaan Puntland…
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay afar nin oo lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen…
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay Guddoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir uu yeelanayo iyo Xoghayaha Cusub ee Gobolka, iyadoo la bedelay afar…
Emmanuel Macron oo siyaasaddiisu dhexdhexaad tahay iyo Marine Le Pen oo siyaasaddeedu midig fog tahay ayaa isugu soo haray wareegga…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalintii labaad ka qayb galaya shirka Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum ayaa…
Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen deegaanada Mareerey iyo Bariire oo ay gacanta ku…
Askar ka Tirsan Daraawiishta Puntland ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Buuraleyda Galgala ee Gobolka Bari, halkaas oo Ciidan ka…
https://youtu.be/2LPniZGU0Bc
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo iyo Xubno katirsan labada Golle ee dowlada ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa dib ugu celiyay Taliska Qeybta Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Jen, Cali…
Amaanka iyo dhismaha ciidanka Soomaaliya ayaa galay marxalad cusub, kadib marki dhawaan ay madaxda Dowlada ku dhawaaqday qorshe cusub oo…
Codbixiyayaasha Faransiiska ayaa saaka u dareeray in ay u codeeyaan madaxweynahooda xigga, ayadoo si weyn loo adkeeyay guud ahaan ammaanka…
Boqor Salman ka Sacuudi Carabiya ayaa dib u soo celiyey gunnooyinkii la siin jiray shaqaalaha dawladda iyo ciidanka dalkaas ee…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wasiirka arrimaha dibadda dalka Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu ayaa maanta 23…
Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo booqasho ku yimid xafiiska Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada…
Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ayaa socdaal dhinaca dhulka ah ku tagay deeganka oo ay dagan yihiin Ciidamada qalabka sida waxaana…
Wararka laga helayo Galgala Buuralayda Ciidamada Difaaca Puntland ay kala dagaalamaan argagixisada Alshabaab,ayaa sheegaya in lala beegsaday mid kamid ah…
Xukun dil ah ayaa saaka maxkamada ciidamada qalabka sida ay ku fulisay nin lagu magacaabo Axmed Cabdi Maadeey oo 28…
Ciidamada amaanka ee magaalada Gaalkacyo ayaa wada baaritaano kale duwan oo lagu baadi goobayo kooxihii gaystay falkii lagu dilay Allaha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirada Gaashaandhiga, Amniga Gudaha , Warfaafinta iyo Guddoomiyaha…
Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa eedeyn kulul usoo jeediyay Dowladda…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta 22 April 2017 magaalada Bahar Daar…
Madaxwaynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo ayaa wax laga waydiiyey Safaradii kala duwanaa ee dalka uu uga baxay Wakhtii la…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/k7BOoKNhJeU
Waxa caaway gashay habeenkii lixaad nadwo cilmiyeedii sanad laha ahayd ee ka socotay magaalada Boosaaso, caaway waxay isugu jidhay nadwadu…
Madaxweyne Gaas iyo waftigisii oo si weyn oo maqaabkeedu sareeyo loogu soo dhaweeyay Adis-ababa caasimada Itoobiya. Socdaalka Madaxweynaha ee itoobiya…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/srzDF5eSqc0
Dowladda Fadaraalka ee Soomaaliya ayaa si kal iyo laab ah uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/xYPcfnfAFAo
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/pE3cAIsDrwc
Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah halkaas oo…
Askari boolis ah ayaa toogasho lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay badhtamaha magaalada Paris, sida ay sheegeen booliska Faransiisku.…
Warsaxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta hiddaha iyo dalxiiska Hirshabeelle Mahad Xasan Cismaan ayaa lagu sheegay in dowlad goboleedka Hirshabeelle…
Talyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug Col.Cismaan Xasan Cuuke Afdalow ayaa ka hadlay xaalada amaan ee Gobolka. Col Afdalow Talyaha qaybta…
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Cismaan Aadan Dhuubow ayaa War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaahinta u qariyay Warbaahinta…
Dowladda Somaliya ayaa cambaareysay digniin uu soo saaray ururka Al-Shabaab oo uga digaya waalidiinta Soomaalida inay carruurta u diraan Iskuullada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga…
Waxaa war hadda na soo gaaray uu sheegayaa in uu deb ka kacay qeyb ka mid ah suuqa Bakaaraha ee…
Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu dilay Labo Askari oo Xiran Tuutaha Ciidanka Milatariga . Labadan…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan…
Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in xalay duqeyn ay ka geysteen degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gado ee koonfurta Soomaaliya.…
Markii ugu horeysay 7 Sano kadib ayaa Magaalada Muqdisho qaad waxaa looga keenayaa Garoon aan aheyn Aadan Cadde tan iyo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble iyo taliyaha ciidamada Amisom ee dalka Jabuti ayaa goor dhow gaaray magaalada Buuloburte…
Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa goor dhawayd usoo anba baxay Dalka Itoobiya. Madaxweynaha iyo waftigiisa,ayaa kaga qaybgalay…
Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey…
Ninka falkan gaystay oo lagu magacaabo Kori Cali Mohammad ayaa 90 ilbiriqsi gudahood ku riday 16 xabbadood, weerarkaasina wuxuu dhacay…
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa faahfaahin ka bixiyey diyaarad ku wajahnayd Buuhoodle oo lagu amray inay…