Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciyaariyahan caan ah oo kamid noqday dhawr ruux oo ku dhimatay shil diyaaradeed (VIDEO)
    Somalia

    Ciyaariyahan caan ah oo kamid noqday dhawr ruux oo ku dhimatay shil diyaaradeed (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 27, 2020Updated:January 27, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciyaariyahan u dhashay dalka Mareykanka caana ku ahaa kubada koloyga ayaa laxaqiijiyay in isaga iyo dhawr ruux oo kale ay ku dhinteen shil diyaaradeed oo ka dhacay magaalo hoostagta gobolka California ee dalka Mareykanka.

    Ciyaariyahankan oo 41 sano jir ahaa ayaa lagu magacaabaa Kobe Baraayanti, waxaana isaga iyo sagaal ruux oo kale ay mid noqdeen dadka dhintay waxaana sidoo kale dadka ladhintay kamid ahaa gabadhiisa.

    https://www.facebook.com/astaansports/videos/563425284252183/

    Baraayanti, ayaa loo tix galiyaa in uu kamid ahaa ciyaartoydii ugu wanaagsanaa taariikhda ee soo mara kubada koloyga ee dalkaasi.

    Magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ka soconaya baroor diiiq loo sameenayo ciyaariyahanka oo katirsanaa kooxda Los Angeles Likers.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.